来自 QORMO (@q0rm0) 的最新 Telegram 贴文

QORMO Telegram 帖子

QORMO
"‏لا تتكلم عما قرأت بل تكلم عما فهمت."

البداية كانت ٢٠٢٢/٣/٢٥ 🖤
5,924 订阅者
515 张照片
8 个视频
最后更新于 06.03.2025 05:42

QORMO 在 Telegram 上分享的最新内容

QORMO

02 Mar, 17:06

61

وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
QORMO

02 Mar, 16:45

159

ماذا لو أتاكِ ملتزماً بصلاته ، لا يترك فرضاً ، قارئاً للقرآن ، محباً لكِ يدعو اللّٰه بكِ في سجوده.


Ka warran hadduu kuu yimaad isagoo joogtaynaya salaadiisa, kana tegin salaad waajib ah, oo qur'aan akhrinaya, kuna jecel, oo ku baryaya Eebbe isaga oo sujuudsan.

❤️🤍❤️


😒❤️
QORMO

02 Mar, 16:39

163

Ilahayow waxa jirra dad quraanka ka hajiray balse raba inay guuleystaan sideyse udhacaysaa ?
Guul hadii aad gadhidna mid waraysa maha wlhi.

Naftayda iyo tiinaba waxaan ku bararujinayaa haba yarate wax uun waagi baryaba inaan ka akhrino.

🤍🥺
QORMO

02 Mar, 02:09

206

:وَبِالأَسْحَارِِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ :

◇وَمَا كَانَ اللَّهُ مُعَذِّبَهُمْ وَهُمْ يَسْتَغْفِرُونَ:

🤍
QORMO

01 Mar, 16:39

429

ذهب الظمأ وابتلت العروق، وثبت الأجر إن شاء الله. وهذا ورد في حديث صحيح رواه أبو داود


''Wuu tagay haraadkii , wayna qoyeen xididadii wuuna sugnaaday ajarki insha allaah''.

Ilaahay ha inoo sugo.

🤍
QORMO

01 Mar, 02:38

508

Waxa jira 3 cadaw
1: Cadaw nafeed
2: Cadaw shaydaan
3: Cadaw dadeed

Waxase ugu darran kani nafeed, aan carbino nafaha bishan si ay hayin unoqdaan oon uhogaamin karno , iskuna dayno caado wali oon lahayn in aan badalno ileen cuntadii bahidada 1aad ahaydba waan ka tagi karnaye.

Aanan isku ducayno walaalayaal.
🤍❤️
QORMO

28 Feb, 10:31

326

Bishaas ramadaan kuwii acmaashooda la aqballo alle swt hainaga yeelo
🤍
QORMO

28 Feb, 04:54

336

Hadii aan Ramadaanka is jadiidin wayno goorma ayaan is jadiidinaynaa,
Ruuxdu in la cusboonaysiiyo ayay rabtaa bi'idni laahi halkaa bil ee barakaysan eenan ogayn In aan dhamaysani doono aan ka faaidaysan
o.

Ramadan Muparak
❤️
QORMO

27 Feb, 18:29

247

Ramadaan qofkii ugu horeeyay ee kuu hambalyeeyaan jeclaystay inaan noqdo, Ramdaan Kariim❤️🙌
QORMO

27 Feb, 09:41

271

ان تكون محبوبا خير من أن تكون عظيما


🤍❤️