QORMO (@q0rm0)の最新投稿

QORMO のテレグラム投稿

QORMO
"‏لا تتكلم عما قرأت بل تكلم عما فهمت."

البداية كانت ٢٠٢٢/٣/٢٥ 🖤
5,969 人の購読者
516 枚の写真
8 本の動画
最終更新日 10.03.2025 17:25

類似チャンネル

Ereyo jacayl
18,619 人の購読者
Marwo✨️🥰
2,482 人の購読者

QORMO によってTelegramで共有された最新のコンテンツ

QORMO

10 Mar, 14:42

40

{وَآتَاكُم مِّن كُلِّ مَا سَأَلْتُمُوهُ}

Insha Allah wax wali oon alle waydisanay alle hainoo aqbalo.
🤍
QORMO

09 Mar, 16:38

108

Ninka doonnidaydii
kala dagay hankiisoow
anna doonnidaadii
kala dagay hankaygii.
_
-Hadraawi
QORMO

09 Mar, 14:58

128

Mid ka mid ah waxyaalihii ugu quruxda badnaa ee uu yiri Sheekh Al-Sharaawi: "Walaaca waxba ma beddelo Laakin in Alle la talo saarto ayaa wax walba bedela.” Mid ka mid ah kuwii saahidiinta ahaa ayaa la weydiiyey: Waa maxay sirta ku jirta farxada wejigaaga ku dheehan? Wuxuu yidhi: Waan ka xishoonayaa inaan murugoodo, iyadoo arrintayduna ay eebe gacantiisa ku jirto.

🤍❤️
QORMO

09 Mar, 13:53

141

‏"ثم يُقال : يا مُحمَّد :
ارفعْ رأسكَ، وسَلْ تُعطَ، واشفعْ تُشَفّع

فأرفع رأسي فأقول :
أمّتي يا ربي، أمّتي "

صَلُّوا عليه ﷺ ❤️
QORMO

08 Mar, 16:28

160

Luuqada ixtiraamka ma ahan mid la fahmo o waa mid cufan , qaar waxa ay ufasirtaan Jaceyl , qaar kalena danaysi , halka kuwa kale o kasii xag jira ay u fasirtaan Kaabad aad hawshaada ku fulinayso, se
Dhab ahaantii way inagu gafeen kuwaasi in kalena maahe waa edbin (tarbiyad) la inagu soo barbaariyay.



~Hamdaorah.
QORMO

08 Mar, 16:07

153

ANIGA:Waxa aan dareemayaa in illaahay uu iga aqbalayn baryadayda sababtoo ah agtayda waxa ahaaday danbiyo waawayn,
ISAGA: waxa uu ku siiyaa adigoo caasinaya , ma waxa uu kaa xaaraam yeeli adiga oo albaabkiisa gargaraacday (baryay).



Ya Allaah Naxariis Badanidaa.

🤍
QORMO

08 Mar, 10:05

83

◤──•~❉᯽❉~•──◥
𒊹︎︎︎𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔 𝗪𝗔𝗗𝗗𝗔𝗡𝗜
◣━━━━━━━━━━━◢

❝ Hᴀʟᴋᴀɴ ᴡᴀxᴀᴀ ᴋᴜ ᴊɪʀᴀ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ᴛᴇʟᴇɢɢᴀʀᴍ ᴄʜᴀɴɴʟᴇs ᴀᴀᴅ ᴋᴀ ғᴀᴀɪᴅᴀʏsᴀɴ ᴋᴀʀᴛᴏ Cɪʟᴍɪ ɪʏᴏ ᴀǫᴏᴏɴ ɢᴜᴜᴅ ᴍɪᴅ ᴀᴅᴜᴜɴ ɪʏᴏ ᴀᴀᴋʜɪʀᴏ ᴋᴜ ᴀᴍғɪᴄɪ ᴅᴏᴏɴᴀ ɪɴ.ᴀ 😍🤝

‌⁺˚*•‌‌‌✩•‌‌‌*˚⁺‧‌⁺˚*•‌‌‌✩•‌‌‌*˚⁺‧‌⁺˚*•‌‌‌✩•‌‌‌*˚⁺‧‌

➪【 🪴𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜_𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔🧠📚

↰【 مُدَوَّنَةُ الْحَسَنِيِّ】

↰【 وَصَدَّقَتْ بِكَلِمَاتِ رَبِّهَا 💙👸🏻

➪【 DACWA CHANNEL 】

➪【 WADOOYINKA GUUSHA 】

➪【 Dhuuxa qalinka🖊🖊

➪【 Furaha Farxada 😊😇

➪【 Hadafkeena😊😇

➪【 𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫 𝗞𝗔𝗔𝗕🧠📚

➪【 QORMO 】

➪【 🔴Aqoonmaal Books📚💛💚❤️

➪【 💸Walal mohamed🔔💵 Money 】

➪【 𝗨𝗸𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗾𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗻🌹🌴

➪【 HOYGA XIKMADA

➪【 👫ERAYO JACAYL👨‍❤️‍👨

➪【𝗢𝗚𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 𝗡𝗢𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔 】

➪【 Hogaanka nolasha 】

➪【 Rajo iyo Horumar 】

➪【 XIKMADO 🧠📚🖤

➪【 𝗛𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮-𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮💜🌿🌸

➪【 HINDISE 】

➪【 Muxadaroyinka Shiikh mustafe 】

➪【 MAAN-KAAL 】

➪【📚AQOON GUUD📚🔐💡

➪【 𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜𝗬𝗘 𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘 】

➪【 XAKAME NAFTAADA 】

➲ ᗪᕼᗩᗰᗩᗩᑎTOOᗪ


𝗚𝗨𝗗𝗢𝗠𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔 "𝗢𝗪𝗡𝗘𝗥"
↶↶
❝ @SAABIR20 ❞

https://t.me/Afkaar_Podcast1/5
QORMO

08 Mar, 10:04

295

🌙 8

Ilaahoow wax kasta oo qalbigeygu doonayo ka yeel in ay indhahaygu arkaan,
Ilaahow ka jawaab wax kasta oo aanan awoodin inaan sheego,
Anna Rabbi waxaan sugayaa hadiyadahaaga farxadda leh, waxaanan ku kalsoonahay inaad tahay mid deeqsi ah oo aan addoonkiisa diidin, Ilaahow adigaa og waxa qalbigayga ku jira, waxaadna garanaysaa waxaas waxa u yahay, wax kastana adaa awood leh."


🧡
QORMO

07 Mar, 19:44

200

🤎🌙

Bal waxa aad ila suuraysataa marka qof ku jeclaado waxa aad dareenta farxad , waxa aad dareenta in aa tahay qofka dunida ugu quruxda badan ,
Marka uu qof ku jecaado waxa aad dareenta in shay kasta oo aduunkan yaal uu dartaa u qurux badan yahay ,
Bal ka waran marka uu ku jeclaado rabiga abuuray basharkaas oo dhan.



#Waxan_Ahay_Adoonkaga
QORMO

07 Mar, 09:19

225

🌙 7

Allahayoow na gaadhsii
Himilooyinkeena,
Hadafyadeena
Iyo dhamaan
Yididilooyinkeena
Sida ugu fudud
Uguna baraka badan

Yaa rabi🤎