QORMO (@q0rm0)の最新投稿

QORMO のテレグラム投稿

QORMO
"‏لا تتكلم عما قرأت بل تكلم عما فهمت."

البداية كانت ٢٠٢٢/٣/٢٥ 🖤
5,969 人の購読者
516 枚の写真
8 本の動画
最終更新日 10.03.2025 17:25

類似チャンネル

Dhirigalinta Nafta
13,869 人の購読者
Murtida Nolosha🥀⚖
10,918 人の購読者

QORMO によってTelegramで共有された最新のコンテンツ

QORMO

06 Mar, 19:07

241

Intii jecel ee jidkiisa marta
Janada nabigay la jaar noqon.


🧡
QORMO

06 Mar, 10:32

277

🌙 6


Allahayoow xasilooni taaso
Gaadhaysa qalbiga,
Danbi dhaaf kaasoo
Xaadhaya ruuxaha iyo
Baryo aanad nagu so celin


Ya Allah🤎🧡
QORMO

05 Mar, 15:12

320

Salaadkeena aan hagaajino
Nolosheenu iyadaa hagaagiye.


Afur wanagsan.

..
QORMO

05 Mar, 10:30

334

Hadii aad isiiso waxa aan ku waydiistay waa naxariistaada , hadii aad iga mancisana waa xikmadahaga aniguna albaabkaaga ka tagi maayo ilaa aad iga siiso.



💥🤍
QORMO

04 Mar, 12:45

344

Qalbigu waa mid gadgadoon badan aanan sina gacmaheena ugu jirin alle swt hainoo toosiyo.


Aamiin.
QORMO

04 Mar, 12:38

343

﴿وَالْمُؤْمِنُونَ وَالْمُؤْمِنَاتُ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ﴾.

«اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِلمُؤْمِنِينَ وَالمُؤْمِنَاتِ ، وَالمُسْلِمِينَ وَالمُسْلِمَاتِ ، وَألِّفْ بَيْنَ قُلُوبِهِمْ ، وَأصْلِحْ ذَاتَ بَيْنِهِمْ ، وَانْصُرْهُمْ عَلَى عَدُوِّكَ وَعَدُوِّهِمْ».
QORMO

04 Mar, 10:01

233

◤──•~❉᯽❉~•──◥
𒊹︎︎︎𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔 𝗪𝗔𝗗𝗗𝗔𝗡𝗜
◣━━━━━━━━━━━◢

❝ Hᴀʟᴋᴀɴ ᴡᴀxᴀᴀ ᴋᴜ ᴊɪʀᴀ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ᴛᴇʟᴇɢɢᴀʀᴍ ᴄʜᴀɴɴʟᴇs ᴀᴀᴅ ᴋᴀ ғᴀᴀɪᴅᴀʏsᴀɴ ᴋᴀʀᴛᴏ Cɪʟᴍɪ ɪʏᴏ ᴀǫᴏᴏɴ ɢᴜᴜᴅ ᴍɪᴅ ᴀᴅᴜᴜɴ ɪʏᴏ ᴀᴀᴋʜɪʀᴏ ᴋᴜ ᴀᴍғɪᴄɪ ᴅᴏᴏɴᴀ ɪɴ.ᴀ 😍🤝

‌⁺˚*•‌‌‌✩•‌‌‌*˚⁺‧‌⁺˚*•‌‌‌✩•‌‌‌*˚⁺‧‌⁺˚*•‌‌‌✩•‌‌‌*˚⁺‧‌

➪【 🪴𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜_𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔🧠📚

↰【 مُدَوَّنَةُ الْحَسَنِيِّ】

↰【 وَصَدَّقَتْ بِكَلِمَاتِ رَبِّهَا 💙👸🏻

➪【 DACWA CHANNEL 】

➪【 WADOOYINKA GUUSHA 】

➪【 Dhuuxa qalinka🖊🖊

➪【 Furaha Farxada 😊😇

➪【 Hadafkeena😊😇

➪【 𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫 𝗞𝗔𝗔𝗕🧠📚

➪【 QORMO 】

➪【 🔴Aqoonmaal Books📚💛💚❤️

➪【 Walal mohamed 】

➪【 𝗨𝗸𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗾𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗻🌹🌴

➪【 HOYGA XIKMADA

➪【 👫ERAYO JACAYL👨‍❤️‍👨

➪【𝗢𝗚𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 𝗡𝗢𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔 】

➪【 Hogaanka nolasha 】

➪【 Rajo iyo Horumar 】

➪【 XIKMADO 🧠📚🖤

➪【 𝗛𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮-𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮💜🌿🌸

➪【 HINDISE 】

➪【 Muxadaroyinka Shiikh mustafe 】

➪【 MAAN-KAAL 】

➪【📚AQOON GUUD📚🔐💡

➪【 𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜𝗬𝗘 𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘 】

➪【 XAKAME NAFTAADA 】

➲ ᗪᕼᗩᗰᗩᗩᑎTOOᗪ


𝗚𝗨𝗗𝗢𝗠𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔 "𝗢𝗪𝗡𝗘𝗥"
↶↶
❝ @SAABIR20 ❞

https://t.me/Afkaar_Podcast1/4
QORMO

03 Mar, 16:17

317

Naftaada been ha u sheegin, waayo, kii naftiisa u been sheega, oo aqbalana beentiisa, wuxuu noqonayaa mid aan awoodin inuu arko runta, hadda ma arko, naftiisa iyo hareerihiisa midna, ugu dambeyntiina wuxuu lumiyaa ixtiraamka naftiisa. iyo qaar kale, marka waa mid maaweelo ah, maxaa yeelay wuxuu noqday jacayl la'aan, wuxuu u hogaansamaa xamaasad iyo raaxaysi xun, oo wuxuu gaadhay heer xayawaan, waxaas oo dhanna waa uun inuu been sheego oo aan kala go 'lahayn, been u sheego dadka kale. iyo naftiisa.

—Dostoevsky | Qormo |
QORMO

03 Mar, 10:18

303

Q:-1

Aan kaaga faaloodo naftayda!!


Naftayda waxaan ku daaliyey fikir qudhayduna waxay noqotay laan kolba dhabaysha dhan uraacaysa afkaarteeduna kolba rogrogmanayso oy dharaarba hir raacayso waxaan geerka ugaadhay inaan nolosha ka dhaco oon quusta maaxo ruuxdaydu waxay noqotay mid daalan hurdadana aad u weheshata jidhkayguna udaciifay sidoo kale waxaan noqday qof jecel mugdiga oo iftiinka kafogaada badanaa sidoo waxaan xoog u jeclaaday kalinimada buuqa dadkana waxay naftaydu noqotay mid aad u dhibsata waxaan bilaabay inaan ka cagajiito cibaadadaydii albaab kastaana uu is xidhay rajo kastana waxay noqotay mugdi sheyga kaliya een ilaa hada ka quusan ee mudnaa inaan xoojiyana wuxuu noqday salaada taas oo ahayd xidhiidhkii salka u ahaa nolosha aadmiga


W/Q:- Daws
QORMO

03 Mar, 10:08

89

Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy.

1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.

Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq