Последние посты Iqra family (@iqrafamily1) в Telegram

Посты канала Iqra family

Iqra family
Speak Better English
3,684 подписчиков
758 фото
95 видео
Последнее обновление 06.03.2025 05:50

Похожие каналы

Graphic Design Team
14,509 подписчиков
BKL SPORTS🏅🎓
3,970 подписчиков
Pre - and advanced students -Iqra college
1,084 подписчиков

Последний контент, опубликованный в Iqra family на Telegram

Iqra family

02 Mar, 18:51

151

https://www.facebook.com/share/p/14rzojzCqN

Linkigan taabo Si aad su aasha uga jawaabto.
Iqra family

02 Mar, 18:51

152

https://www.facebook.com/share/p/14rzojzCqN/

Isku day su aashan Si aad bishan bilaash ugu dhigato hadii aad tahay ardayda Iqra ee offline ka ama online.

Waad guulaysatay hadii aan reply lagu so galin.

Shuruudaha akhri share na sii
Iqra family

02 Mar, 10:39

187

https://www.facebook.com/share/15ooW1Aypt/

Hello Ramadaan

Macalin Abdisalaan oo ardayda fasalkiisa ku dhiiri galinaya barashada iyo xifdiga Quraanka kariimka.

Iqra primary waxaad ka helaysaa macalimiin ardayda ka dhisa Quraanka, Arabic , English and maths, waxa naga go 'an in aanu soo saarno ardayda ka dhisan diini iyo maadiba.

Wixii warbixin ah kala xidhiidh 0637555544

Ensha Allah.
Iqra College

10 Feb, 10:50

242

Dooda khamiis u dhaxaysa ardayda advanced ka subaxa iyo galabtii.

Ardaydii hore ee graduates sidoo kale way ka soo Qayb qaadan karaan, waana khamiista, subaxa 9:00 A.m.

Sidoo kale waxa idin sugaya debate la gali doontan jigjiga yar branch and Xero awr branch.
Iqra College

10 Feb, 10:06

249

Ka faa idayso bishan shabcaan

عن أسامة بن زيد رضي الله عنه قال:
قلتُ: يا رسولَ اللهِ، لم أرَكَ تصومُ شهرًا من الشهورِ ما تصومُ مِن شعبانَ؟
فقال: "ذلك شهرٌ يغفلُ الناسُ عنه بين رجبَ ورمضانَ، وهو شهرٌ تُرفعُ فيه الأعمالُ إلى ربِّ العالمين، فأحبُّ أن يُرفعَ عملي وأنا صائمٌ".
Iqra College

09 Feb, 05:47

306

Hadii aad degan tahay Xero awr waad helaysaa level Dan

Beginner
Lower elementary
Intermediate
Pre - advanced

Waad u badalan karta hadii aad tahay ardayda Iqra ee Suuqa hoose.
Goobtu waa ka soo hor jeedka Alla aaamin restaurant.

Macalimiinta aad ka helaysaana waa Kenyan iyo Somali ba .
Iqra College

07 Feb, 07:22

431

Next generation

Shalay oo khamiis ahayd waxa tababbar u furnay ardayda advanced ka ah, tababarkaasii oo socday 3 saacadood.

Tababarka waxa bixinayay teacher Pauline oo dhigaysay sida caruurta bilow ga ah English loogu dhigo, Coach Yasin Bowers oo isna dhigayay Speaking ka , Coach Sara yaduna writing ka training ku siisay.


Ardaydan waxaanu ka rajaynaynaa in ay noqdaan macalimiin luuqada dhigi Kara Iqra iyo meelaha kale ee English lagu dhigto. Ensha Allah.

Qofkii diyaar u ah ee advanced ah ama dhameeyay wuu Iman Kara, shuradaha hadii uu ka soo bixi karo. branch 3 - khamiis kasta 7:30 to 11:00.

Waa markaagii.
Iqra College

30 Jan, 18:12

735

Isdiyaaro barnaamijkii speak to inspire oo bishan february bilaabmaya , socon doonana ilaa Ramadaanta.


Ramadaanta maa la dhiganaya?

Haa jadwalka Ramadaanta oo qorshaheeda fasal kasta waa lala soo wadaagaya, haday tahay kuwa levels ka dhamaynaya iyo kuwa bilaabayaba, sidoo kale goorta ay tahay xafladu sidoo kale waanu idinla so wadaagyna

Dadaal oo qorshe samayso ramadaan ka hor maxaan faa idaysan Kara, imisa kalmadood bartay, imisa book akhriyay, fahankayga macalimiinta Kenyan ka sare ma u qaadmay?


Juma Mubarak dhamaantiin, saliga nabigana Badiya scw❤️

Iqra family
Iqra College

27 Jan, 09:43

850

Hambalyo Fahima Ahmed Hussein oo ku guulaysatay fursadii shaqada ahayd ee Iqra primary

Fahima waxay ka mid ahayd ardayda subaxii.
Iqra College

23 Jan, 19:27

959

https://www.facebook.com/share/v/19pgVmfZ2x/

Sports day