Gutalefx

@gutaale5


@Gutaale5

Gutalefx

07 Sep, 13:54


DXY

Gutalefx

28 Aug, 09:13


Sidan shalay shegay oo ahed in la qadayo wana la qaday waxana rabnay ina buy gareno blse noma surta galin oo Bslq ayaba la qaday asigana ka Sell garenay

Gutalefx

27 Aug, 06:20


saka war isiiya 😂

Gutalefx

27 Aug, 05:16


GBPUSD

Gutalefx

27 Aug, 05:03


Sidaan rabo manta

Gutalefx

26 Aug, 13:36


dxy waa socone ilaa meshas la tago

Gutalefx

25 Aug, 06:40


eurusd wxa dareeme in lacagaha dhan ay sameeyen dhaqayo wali ah palse ogow in dhaqaq kasta oo baxa uu ku xigo dhaqaq kale oo soo labanaya

Gutalefx

25 Aug, 06:32


DXY waxay imaatay decembar meshii ay joogtay yacni 8 bil sanadkan waxay ka dhigneed iney sara uka sameenesay balse ay hada meshedi kuso labatay. hadana waxan filaainaay qaado sslq hose

Gutalefx

22 Aug, 07:12


Dxy guud ahan teda waa Downtrend marka hdii ay sslq hoose qaado ayey soo samen karta Uptrend,

Aniga ahaan sell kii an kuso waday ayaan ku wadaya mid ogow suqu toos mar walba Uma dhaqaqo oo waxa jiraya inu iska daba laa labto mishano kalana ilahay io news iney wadan mahe si kale kuma socaayo.

Waxa la idinka raba inaa dul qadataan natijada waa imaneye adi maanta usii shaqey,

Dadal Yan laga badin lee .

Gutalefx

18 Aug, 14:29


Dahabka qiimihiisa ayaa maanta gaaray halkiisii ugu saraysay iyada oo halkii ounce¹ qiimaheedu uu gaaray $2,500.

Sicir bararka adduunka oo sareeya, dagaaladii bariga dhaxe oo wajiyo cusub yeeshay, ayaa sabab u ah inuu dahabku qaaliyoobo.

Dahabku waa asalka lacagaha adduunka maanta yaala, waana tan kaliya ee cid walbaa ay kayd (reserve) ahaan u isticmaasho, mar walba oo xaalad cakirnaan ah adduunku galona waxaa bata iibsashada dahabka.
_________
1: halkii ounce wuxuu u dhigmaa 28.3g

Gutalefx

14 Aug, 07:01


saka laguma dheeraan

Gutalefx

14 Aug, 06:42


manta waxaa jira CPI waxana filaa in dollerka mnta sara u kacsameyo

Gutalefx

13 Aug, 17:48


https://www.tiktok.com/@abdalla_creative/photo/7402679066152783109?_r=1&u_code=diccje4giga5h9&preview_pb=0&sharer_language=en&_d=e6bfkdb2ij1gi4&share_item_id=7402679066152783109&source=h5_m&timestamp=1723571275&user_id=6958902114542666757&sec_user_id=MS4wLjABAAAA7FzSO6zsKzMZIJWloY3UZ4MyVs-wgrcJOIDqWlwwAIUAVQeiarmuZa8fwxj1eD0-&aweme_type=150&pic_cnt=2&social_share_type=14&ug_photo_idx=0&utm_source=telegram&utm_campaign=client_share&utm_medium=android&share_iid=7397347713525892869&share_link_id=b37ff681-640e-4c7d-b3d3-2597f1aafe7b&share_app_id=1233&ugbiz_name=UNKNOWN&ug_btm=b6880%2Cb2878&enable_checksum=1