BARASHO📖

@barasho12


¤اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وانت تجل اموري سهلا¤

🤲 🕌

BARASHO📖

31 Jan, 19:15


🛑 JooG Ufiirso Allah suradii Uhoresay uu Nabi Muxamed ku soodajiYay waa suratul《 العلق 》

▶️ Suratul 《العلق 》Allah Wuxuu kubilaabay Kalmada 《 Akhri 》Ufiirso Allah muudhin ( dhagayso )
( Qor )

🪧 Taas Macnehedu wax Akhri Noloshan Akhrisku Waxbadan Ayuu Kadhisaa

🛎 Nabi Muxamed S.c.w Aan kusaLino 🛎

BARASHO📖

19 Jan, 06:51


Al shabab__Xamas

🚨Waxaa Aduunka Looyaqana Ar Gagixiso


Waa maxay Sababta uu Mareekan ugu Aqoonsan laayahay Xuuti inay Yihiin Ar Gagixiso iyagoo markasta ku dhawaaqaYa Israel 🇮🇱 Ha Dhacdo iyo waxyaabo Kale ?

Hadaba Hadaan Ku dhaho Xuuti iyo Mareekan way isla Ogyihiin Sheekad waa Maxay sabtu

Xuuti wuxuu mamnuucay inay Maraakib ugudubto Israel 🇮🇱 isagoo dhahaaYo Phalastin ayaan Lajirnaa

Waxan Mareekan Ayaa Dadka wuxuu tusaya in ay Phalastin Leedahay Dad Taagera 👽


KaLiya waxaa La ogaanaya marKuu Allah FashiliYo


🚧Anagu KaliYa waxaan Naqaana sida Maanta looga Fikiro😮‍💨


🚧Lkn Reer Galbeedku waxay siidajiYaan Qorshaha 100 sano Dabadeed👹



🪝Maanta waa Jimce saliGa Yaan La ilaawiN

BARASHO📖

17 Jan, 10:55


وذكر هذه المدة - أي ستة أيام - ولو أراد خلقها في لحظة لفعل ؛ إذ هو القادر على أن يقول لها كوني فتكون ، ولكنه

🚨 Waa Maxay Sababta uu Allah Markuu Dhulka Abuurayay ugu Qaadatay 6 maalmod
Isagoo Kara ( Ahow ,wuuna ahaani)

📌Ujeedka Ayaa Ah inuu Allah Rabay inuu Anaga Nabaro in Aynu wax Tabcano oo aanay waxwalba Fudayd ku yimaanayn


Hadaba Adina waxad Sameesa wax walboo Awoodo📖

BARASHO📖

16 Jan, 15:30


🛑Beryahan waxaa aad u soo badanaya rag Soomaaliyeed oo dhallinyaro u badan, kuwaasoo oo baraha bulshada isku weydaarsanaya sheekooyin la xiriira inay u socdaan dalka waqooyiga Afrika ku yaalla ee Morooko si ay calafkooda uga raadsadaan.💍

Maxay kula Tahay Sababta Ayay Uguursadan Hablaha Morocco 🇲🇦 ?😏

BARASHO📖

14 Jan, 18:19


--------‐---------》Akhri 😏


👤Nabi Aadam

Ayaa Allah Ku dhahay Waa Maxay Sababta Kadanbeesa in Aad Qaarna Faqiir Kadhigto Qaarna Tajiriin Kadhigto?

Allah Waxaan Jeclahay inaad iimahad Celisaan الحمد الله

Markaa iLaahaY umahadceli xaalad Kasta oo Aad kusugan Tahay sababto Ah ilaaahay wuxuu dhahay لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ۖ 

Malinkaad Shukrinta Barataan Ayaa Walahi Noloshiinu Qurux Badnaanaysaa🥺

BARASHO📖

13 Jan, 15:31


🌕QoF walba Wuxuu Rabaa inuu Guulaysto Lkn Ma jeclo inuu Qof Kale Guulaysto


Hadaba Bal uFiirso Quranka iLaahay Marna muu Dhihin Aniga Ayaa Waxaa sameeyay anba Siiyay

Balse wuxuu Dhaha Anaga Ayaa waxaas sameenay anba siinaY

Markaa Wax WaLba udeegso Anaga.


《《《《《Dhamaad》》》》