Últimas Postagens de malikat maria🥰✨❤️ (@anagalee) no Telegram

Postagens do Canal malikat maria🥰❤️

malikat maria🥰✨❤️
"🍁qiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin.....😇🥰🦋🥀

💝🦋💙
2,237 Inscritos
651 Fotos
46 Vídeos
Última Atualização 06.03.2025 14:37

Canais Semelhantes

Hamda_ Nourツ‍
7,358 Inscritos
QORMO
5,924 Inscritos

O conteúdo mais recente compartilhado por malikat maria🥰❤️ no Telegram

malikat maria🥰❤️

04 Jan, 05:52

226

ha u samaynin Arrin aan suuraggal ahayn Cid aan kuu samaynayn Arrin suuraggal ah.🧡🌿
malikat maria🥰❤️

04 Jan, 05:50

242

ha khasaarin Naftaada adiga oo ilaalinaya Cid aan ka murogoonayn waayitaankaaga.
malikat maria🥰❤️

04 Jan, 05:49

211

Ilaali Sharaftaada:

in aad cuskato Ul ayaa kuu dhaanta in aad cuskato Garab aan ku doonayn.💯
malikat maria🥰❤️

29 Dec, 15:10

275

Waxaad ku masayri doontaan dadka reer Gaza maalinta Qiyaamaha marka aad aragtaan Allah oo si xisaab la'aan ah u siiyay abaalgudkooda, una shubaya nicmooyinka si joogto ah!

Ilaahay baan ku dhaartaye, waad jeclaan lahaydeen inaad dib ugu soo laabataan aduunka si dhibaatada ay iyagu la kulmeen iyo wax ka badan aad ula kulantaan, si aad u heshaan derejada gaarka ah ee Allah siiyay kuwa samray ee ka mid ah!

Nebigu ﷺ wuxuu yiri: "Dadka caafimaadka qaba maalinta Qiyaamaha waxay jeclaan doonaan marka la siiyo dadka dhibaatada la kulmay ajirkooda in maqaarkooda dunida lagu jeexjeexo maqasyo."

(Waxaa weriyey Tirmidi)

‏قالﷺ؛ يود أهل العافية يوم القيامة حين يُعطى أهل البلاء الثواب لو أن جلودهم كانت قُرضت في الدنيا بالمقاريض !!
‏رواه الترمذي
malikat maria🥰❤️

29 Dec, 15:10

243

Guusha micnaheedu ma ahan in mar walba la gaaro darajada ugu sarreysa, balse muhiimka ayaa ah in wixii la gaaro la ilaaliyo.
malikat maria🥰❤️

15 Dec, 18:42

340

Badqab soma daremaysid..?

Waxad layaban tahay ujeedoyinka ay dadku ka leyihin inay marwalba adiga ku hoseysiyan somahan..?

Si yaro dagan Iidhageyso; qofkasta hadii usan haysan Nimco uu adigu rabiga ku qas yelay,waykugu dhaliili!
Iyago kaga dhigaya nimcadadas inaysan wax fa'ido lahayn ama xata ay tahay nusqan adiga aad milkiday.
Walal;ujeedkaga yusan aminwalba noqon in lagugu amaano nimcoyinka aad haysata.
Maxayeelay heli maysid mid si ufiirsasho kuso ega,hadad heshana waa ku'uun dhalin ka goobaaya..!
malikat maria🥰❤️

29 Oct, 18:25

593

naftayda balan waan ka qada lakin manoqoto balantas mid aan awoodi karayo inan sii joogteyo...😭😕


@kalimaatzahra
malikat maria🥰❤️

12 Oct, 08:17

613

Fursaduhu way badan yihiin, laakiin waligood kama so laalaadsaman/raaracan albaabada 👍
malikat maria🥰❤️

03 Oct, 04:45

601

Cajiib hadal aan lacajabay ayaa ahaa

Imaam abuu daauud ayaa asagoo doon saaran waxa uu maqlay nin bada xeebteeda ku hindhisay oo kafogaa markaas waxa uu kiraystay doon yar hal dirham ayuu ku kirystay markaa ayuu ninkii utagay wuxuuna ku yiri
يرحمك الله
Ninkii ayaa asna wxuu  kuyiri
يهديكم الله ويصلح بالكم

Dadkii doonta ayaa waydii imamka maxaa sidaa usamaysay wuxu yiri soo lagama yabo inuu yahay mid ducadiisa la aqbalo

Markaa habenkii la gaaray ayay maqleen cod aan laga raneynin oo dhahaayo Hadal ah "ogaada abuu daauud wuxuu janadii ku helay hal dirham".

Hadaba hayaraysan ducada qofkasta oo mu,min ah lagayaano inuu yahay mustajaabu dacwo.

Abdalla aadan✒️
#Al faaruuq
malikat maria🥰❤️

12 Sep, 17:14

618

Alle swt waxa uu yidhi;
"Ha is dabagalina,qaarkin yaysan ucaroon qaarka kale,ma waxuu jecel badan yahay midkiin inuu cuno hilibka walalki isago mayd ah!?
May'e waad karahsanaysan!"


Sidookale nabiga scw waxa uu yidhi;
"Namiimka(kan dadka isku dira) jano ma galo"


Iska illali intay nafi kugu jidho👍❤️