أميرة بنفسها👸🥰 Telegram 帖子

Aqoonta inta aYnu ka adeGsano aYunba ah inta Garadkena ku talalan ee aYnu haYno.! Halkan uGu imaw Qoralo Qalpigaga farxad Geliya io sawiro indhahaGa soo jita.
@Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️
@Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️
1,422 订阅者
303 张照片
261 个视频
最后更新于 06.03.2025 09:46
أميرة بنفسها👸🥰 在 Telegram 上分享的最新内容
إحرص علي الصحبه الصالحه فهم عون لك في الدنيا وهم يشفعون لك في الاخره
Quraanka waa koriinta qalbiga
Quraanka waa dawad kaliya aduunka taala
Quraanka waa furaha farxada .....
Quraanka waa kan kushafacad qaadhi maalinta weeyneed.....
Quraanka waa furaha guusha
Kudadal aqrinta quraanka oo jokte
Quraanka waa dawad kaliya aduunka taala
Quraanka waa furaha farxada .....
Quraanka waa kan kushafacad qaadhi maalinta weeyneed.....
Quraanka waa furaha guusha
Kudadal aqrinta quraanka oo jokte
Ahoow Qof Qalpi wngzan si walpoo kuwa kGu hareeresan aY Quluuptodu u madowdahaY, cimriGu masoo noQonaYo ee waQtiGaga haku lumin xasidnimo iyo naceep.🌸
@Amiratu_binafsiha
@Amiratu_binafsiha
Sometimes in life we need someone who can stay, who will listen, who will understand and appreciate even if you're not perfect. 🤍🌸🌷
Waxaa laga yaabaa adiga iyo risiqaaga inay buur dunuuba idiin dhaxayso astaqfaarso📿✨️
@Amiratu_binafsiha
@Amiratu_binafsiha
`Waxaa laga yabaa in aad shay dhibsataan lkn uu khayr idiin yahay waxaan laga yabaa in aad shey aad aad u jeclataan helitaankiisa lkn uu shar idiin yahay alle ayaa og idinka waxba ma ogidiin
"لا تيئس أبداً فَلكَ رَب ذُو كَرِيم ذُو عَطاء غير محدود"
`Weligaa ha quusan, waayo waxaad leedahay rabbi deeqsi ah, oo usaaxib ah wax bixin aanan xad lahayn.
`Weligaa ha quusan, waayo waxaad leedahay rabbi deeqsi ah, oo usaaxib ah wax bixin aanan xad lahayn.
`Qofkii ku qanca amarka Rabbigiisa, Rabbigiisana waxuu kaga farxin doonaa quruxda qadarkiisa💯