๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

@dariiqulmustaqim


"ู‚ู„ ู‡ุฐู‡ ุณุจูŠู„ูŠ ุฃุฏุนูˆ ุฅู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ุจุตูŠุฑุฉ ุฃู†ุง ูˆู…ู† ุงุชุจุนู†ูŠ ูˆุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ ูˆู…ุง ุฃู†ุง ู…ู† ุงู„ู…ุดุฑูƒูŠู†"

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

20 Oct, 08:19


Fursad cusub iyo sanad cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 10aad ee sanadka 2024
Oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) barashada Englishka.
4) barashada combuterka iyo isticmalkiisa.๐Ÿ–ฅ
5) xisaabta( dadka wawayn )โž•
6) Higaadda  oo bilow ah
7: Barashada caafimaadka ๐Ÿง‘โ€โš•๐Ÿ’Š

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.


Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.

Halkan iska diwaan gali guji linkigan.
https://wa.me/252659169949

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

05 Oct, 11:42


Bisharo  Bisharo  Bisharo

Ma dooneysaa Barashada Graphic Design Ka  iyo Video Editing CapCut Mobile ka

Kuliyada LAMPTECH  Waxay qadaneysaa Ardayda cusub ee do nayso Barashada Graphic Design Ka iyo  Video Editing CapCut Mobile ka


Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) IWM.

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $4.

5 arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta
https://wa.me/252638388658

โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†

Ma jeceshahay barashada vedio editing ใ€Š Capcut Mobile ๐Ÿ“ฑ ใ€‹ maku hamineysay mar un ina noqoto muuqal sameeyo wanaagsan  oo social media wax kusoo gudbiya
Ama marabtaa in aad noqoto qof xirfadisa ku  shaqeysato
Mana ku hamineysay in aad mar un noqoto muuqal sameeye wanagsan { vedio editinใ€‹
Adigoo isticmaala Mobile kaaga gacanta hadaba waxa aan kuu diyaarinay course bilaaw ilaa dhamad ah
Si aad is kaga diiwaan nagala soo xiriir WhatsAppkan

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252638388658


Kuso bir Telegram kena 

https://t.me/LAMPTECH

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

01 Oct, 13:36


DHamaan  cid kasta oo jecel waxbrashada waxa kuliyada ALFURQAN oo aad uga barateen wax brasho la mahadiyay ay idinku war  galinaysaaa in fasaladan cusub aanu qaadanayno oo ay furan tahay diwan galintooda.
Waxa kale o kuliyadu ugu hambalyaynaysaa ardayda qurbaha jooga in ay waqtiyadi hore ee ay heli jireen loosii kordhiyay .


1: Quraaanka kariimka ah
2: Carabiga iyo higaada
3: computerka
4: pharmacy { daawooyinka}
5: public health( caafimadka guud)
6:English


Hada is diwaan gali oo kor uqaad heerkaga waxbrasho
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

27 Sep, 04:51


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

22 Sep, 15:02


OGAYSIIIS OGAYSIIS muhiim ah!
Dhamaan qofkasta oo ay fariintani soo gaadho hala digtoonaado chanelkaa sare oo dad tuugo ah ku midoobeen .
Waa channel dadka kusoo xerogaliya channelo iib ah ayaanu haynaa iyago raba inay lacagta ka dhacaan dadka.
Dad ayaa ila soo xidhiidhay ay hore sidani ugu dhacday .
Ciwaankan hoose waa ciwaankooga ay ku dhacaan dadka .
@Ninwayn1477
Hadaad jeceshay hal eray oo tuugnimadooda muujinaya waad u qori kartaa.

Fariintan waxy kaaga timi midawga channels ka somaalida ee telegramka: Team kulmis๐Ÿ’ช๐Ÿฆพ

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

15 Sep, 07:51


๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .

๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
baro daawooyinka ooo baro saamantooda xun iyo tooda fiican
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

03 Sep, 07:24


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

01 Sep, 06:36


Macsida iyo dunuubtu waxay sabab u yihiin cadaabka Alle, iyo ciqaabtiisa.

Alle Subxaanah watacaalaa waxa uu ilaaliyaa addoomadiisa wanaagsan.

Insaanka marka uu ka tago xishoodka, waxa uu ka hoos maraa darajada xayawaannimo.

Subax wanaagsan ๐Ÿค

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

30 Aug, 06:04


Nasiib ayaad leedahay.

haddii adigoo dhalinyaro ah aad is fartay cibaadada rabbi.

Haddii aad Alle dartiis wax uga tagtay adigoo wax ka khayr badan ka filanaayo xaggiisa.

Haddii aad tahay ruux aaminsan qadarta rabbi kuna samra dhibaatooyinka adduun ee kusoo food saara.

Haddii aad tahay ruux ogsoon adduunkan inuu yahay maalmo kuwaas uu Alle weeyne ugu tala galay inuu kugu imtixaano.

Dhalinyaradda hadda jirto qaarkood kama fakaraan noloshaan waxa ka dambeeya oo" ma ilaaliyaan waajibaadka saaran.

Ugu dambeyn haddii aad tahay qof salaadda jecel wakhtigeedana ilaaliya waxaad leedahay sifooyinkii rasuulka sallallahu caleyhi wasalam.

Jumca wanaagsan ๐ŸคโœŒ๏ธ

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

25 Aug, 13:52


Qorshahaga sanadka cusub ma ku jirtaa barashada quraanku



โžก๏ธ Kaalay baro quraanka kariimka ah .
โžก๏ธ Kaalay baro wax la barto waxa ugu fiican kaas oo ah quraanka karimka ah.
โžก๏ธ Kaalay baro wax waqti lagu bixiyo waxa ugu fiican kaas oo ah barashada quraanka kariimka ah.
โžก๏ธ Kaalay baro wax lacag lagu bixiyo kan ugu mudan kaasoo aah quraanka kariimka.
โญ Kuliyada wayn ee Al furqan  online school.
Waxay ku diyaarisay fasalo cusub .
Fadlan waaa noo sharag inaad quraanka barato oo aad xidhidh fiicanla yeelato Allihii ku abuuray.
Jabi darbiga jahliga .oo kaalay aynu barano quraanka ee.
Fursadi laba maaha .

Halkan hoose iska diwan gali.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

22 Aug, 13:41


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

๐ƒ๐€๐‘๐ˆ๐ˆ๐๐”๐‹ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐ˆ๐Œ

11 Aug, 17:02


Haddii adigoo sheekeeynaayo la gaaro wakhtigii salaada iska jooji haddalka oo salaadaada tuko๐Ÿฅ€โ˜˜๏ธ

Iyaddaa ku anfaceeyso aakhiradaada iyo adduunkaagaba๐ŸŒปโ˜˜๏ธ

Haddii aad deeyn gasho ku bixi wakhtigeeda haku dhibin qofna xoolihiisa ๐Ÿฅ€๐ŸŒผ

Haddii aad ku fakareeyso in aadan waxba haaysan fiiri dadka waayay lixaadkooga oo aan xitaa socon karin๐Ÿฅ€โ˜˜๏ธ

Iyagga xitaa weli wax beey haaystaan kaasoo ah qalbi iyo carab ay Alle ku xusi karaan ๐Ÿ€๐Ÿฅ€

Qasaaradda saxda ah waxaa qasaaray ruuxa maalinta qiyaame bidixda laga siiyay kitaabkiisa ๐Ÿ˜ข

Allaha inoo dambi dhaafo ๐Ÿคฒ

1,234

subscribers

49

photos

32

videos