Waayo AraG 😎

@waayo_arag0


Ha isku hawlin in aad noqoto shakhsiga guusha iska leh, ee ku dadaal in aad noqoto qofka qiyamka leh

Waayo AraG 😎

20 Oct, 17:49


"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

Waayo AraG 😎

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Waayo AraG 😎

19 Oct, 03:55


Xishodka hadii la waayo
Hadii xubintii qarsoonba
Marada laga sii xayuubo
Xadkii eebana lagooyo 🥺
Xisaabta Allaa danbeyso

Waayo AraG 😎

28 Sep, 18:33


Shinida waxay leedahay laba calool.
Caloosha koowaad cuntada ayaa gasho.

Caloosha labaadna waxaa galo oo ay ku keydisaa malabka iyo dheecaanka ay kasoo qaado ubaxyada🍯🌺🐝 Subxaanallaah.

يخرج من بطونها شراب مختلف ألوانه فيه شفاء للناس

Waayo AraG 😎

22 Sep, 15:01


OGAYSIIIS OGAYSIIS muhiim ah!
Dhamaan qofkasta oo ay fariintani soo gaadho hala digtoonaado chanelkaa sare oo dad tuugo ah ku midoobeen .
Waa channel dadka kusoo xerogaliya channelo iib ah ayaanu haynaa iyago raba inay lacagta ka dhacaan dadka.
Dad ayaa ila soo xidhiidhay ay hore sidani ugu dhacday .
Ciwaankan hoose waa ciwaankooga ay ku dhacaan dadka .
@Ninwayn1477
Hadaad jeceshay hal eray oo tuugnimadooda muujinaya waad u qori kartaa.

Fariintan waxy kaaga timi midawga channels ka somaalida ee telegramka: Team kulmis💪🦾

Waayo AraG 😎

15 Sep, 20:19


"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

Waayo AraG 😎

05 Sep, 07:02


"Kii koowaad waxa uuku dhintay goob lagu caweeyo habeenkii, kii labaadna wuxuu ku dhex dhintay Masjid.

Kan hore wuxuu u tagay goobta caweyska si uu u waaniyo dadka caweynaaya, Kan labaadna wuxuu u galay Masjidka si uu kabo usoo xado.

Sidaas darteed, adigu ma tihid kan xukminaya Jannada iyo Naarta."

#saajid1 シ︎

Waayo AraG 😎

04 Sep, 16:42


Ha quusan waligaa Guusha way dhawdahay.

Waxaa kaa xiga Kaliya inyar oo aad cagaha dhulka Ku heyso.

Waayo AraG 😎

03 Sep, 07:24


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Waayo AraG 😎

01 Sep, 14:40


・ 。
    ∴。 
 ・゚。.
  ・゚
  ・ ゚*
     ・。
   *・。
      .。
           。・
              °. ゚。
                      °.
                      ゚.  Halkan Taabo 🤩
                 。。 ・
             。 ・゚
       。°.
   。・。

Waayo AraG 😎

30 Jul, 11:23


Ina mari aduunyadii aynu soo yara eegnee😕


Waa maalin subaxnimo ah sanadku waa 2124 dhulku waa camiranyahay meel walba waxaa ka taagan fooqaq dhaadheer iyo daaro qurux badan qof weliba nolol maalmeedkiisii buu wataa

100 sano ka hor oo ku beegan 2024 dhulkan waxaa ku noolaan jirey aniga iyo adiga,heblaayo oo tik-tok ka niikin jirtey, hebel oo 2million tiktok flowers haystay,hebel oo taajir ahaa oo waa kuwaa guryihii uu ka tagay dad kale isaga raaxaysanayaan !

cid inaga fekeraysaa majirto bal xitaa cid inasoo xasuusanaysaa majirto dad baa berri hore halkan Ku noolaan jirey ayuun baa la oran !


adiguna maanta waxaad wax walba usamaysanaysaa aduunyo darteed oo xitaa aakhiradaadii waxaad siisatay dunidan kooban oo sidaa dhakhsaha badan isku bedeleysa.

Waayo AraG 😎

13 Jul, 20:25


Xaaskiisa ayuu suuqa keenay, iyadiina adeeg ayay doonatay. gaariga ayuu kusugayay, waxoogaa kadib gabar qurux badan ayaa meesha soomartay. Intuu gaarigii kadegay ayuu gabadhii lahadlay (dabcan telefoonkeeda ayuu kaqoranayay) kadib mashaqadan ayaa dhacday.

Xaaskiisii oo naxdin lasoo carartay ayaa weydiisay

“Macaan qaabkeed uga badbaaday shilkan?”

Jawaabtii uu bixiyay ayuu ilaa hadda isbitaalka lajiifaa.