الفكر Alfikir

@alfikir


تصحيح المفاهيم الخاطئة

الفكر Alfikir

20 Oct, 11:27


http://youtube.com/post/UgkxVTJGD-bb4urwR0oJx_tDkb6mQx7E2Ctc?si=GCyOxEUJHfZlLVwL

الفكر Alfikir

19 Oct, 12:44


TV MBC ee sucuudiga laga leeyahay ayaa xalay siidaayay Warbixin uu ku xaqirayo oo ku tilmaamayo in ay ahaayeen argagixiso dhamaan madaxdii shahiiday ee ururada Xisbulaahi iyo xamaas , ka dib ayay dadka ciraaqiyiinta ah xoog ku galeen oo ay jajabiyeen xafiiskii uu kulahaa TV-gu maggaalada Baqdaad ee Ciraaq, kuwaas oo ka xanaaqay arragtidida gumaystaha ee uu soo gud-biyo TV-ga sucuudiga. telegram https://t.me/alfikir

الفكر Alfikir

19 Oct, 12:41


Haddii wadamada Urdun iyo masar midkood ama labaduba shiico ahaan lahaayeen, Israa'iil waa hore ayaa la tirtiri lahaa, reer Qazana dhibkaas ma haysan lahayn.

الفكر Alfikir

19 Oct, 10:38


📹 Muuqaallo muujinaya saameynta ay ka yeesheen gantaallada Hisbullah ee ku dhacay deegaanka Shlomi ee gudaha Israa'iil, weerarkii ugu dambeeyay ee gantaallada ay tuureen xisbigu.

Telegram https://t.me/alfikir

الفكر Alfikir

19 Oct, 09:43


Ninkii Netanyaahuu ahaa saaka gurigiisa waxaa duqaysay Diyaarad Dron ah oo ay soo halgaadeen Xisbullaahi, wixii ay difaaca ku sheegi jireena yuhuudu way ku fashilmeen in ay qabtaan diyaarada ,
Mar la waydiiyay xafiiska Netanyaahuu way diideen in ay ka hadlaan xaaladda odayga hadda uu ku sugan yahay. https://t.me/alfikir

الفكر Alfikir

17 Oct, 20:39


Deg deg:

🔴️Ciidanka gumaysiga Israa'iil ayaa baahiyay muuqaal ay ku sheegeen in uu yahay yaxye sinwaar kaasoo ay soo duubtay diyaarad aan duuliye lahayn oo ah daqiiqadihii ugu dambeeyay ee noolasha mujaahid"Yahya sinwar."

Waxaad arkaysaa isagoo ku fadhiya kursi, wejiguna uu daboolan yahay, ka dib wuxuu isku dayayaa inuu soo rido diyaarada aan duuliyaha lahayn oo isaga sawiro ka qaadeysay una soo dhawaatey, sidoo kale waxaa muuqato inuu gacanta ka gaadhay dhaawac culus.

Sidoo kale waxaa gabi ahaanba qariyay korkiisa boodh ka dib markii dhismaha lala beegsaday madfacyada taangi cadowga israa'iil.

Ilaahay jannadii kaa waraabi❣️.

Muuqaalka ka Daawo Telegram:

الفكر Alfikir

15 Oct, 20:43


‏تابع قناة الفكر Alfikir في واتساب: https://whatsapp.com/channel/0029VarkHUl7j6gDarWsY70d

الفكر Alfikir

14 Oct, 19:39


Ciidamada Israa'iil ayaa qirtay in 16 askari ay ku dhinteen 305 kalena ay ku dhaawacmeen tan iyo markii uu bilowday howlgalka dhulka ee koonfurta Lubnaan.

Fiiro-gaar ah: hadda ogow gaalo jabkeed way qarsataaye.

الفكر Alfikir

14 Oct, 14:45


Hisbullah ayaa baahiyay muuqaal cinwaankiisu yahay: "Awoodeenu wali way dhisan tahay" 👉 https://t.me/alfikir

الفكر Alfikir

14 Oct, 11:21


https://youtu.be/dTCX4fNxYgE?si=7vSlpcKFk59HWtp4

الفكر Alfikir

10 Oct, 12:43


Fikirka wahaabiga waxuu xooga saara farqiga u dhaxeeya muslimiinta, markey Somalia soo galeen waxey weerar ku qaadeen culumadii suufiyada iyo madaahibtii kale. Taasi waxey sababteyinay wiiqanto midnimada muslimiinta loona midoobi waayo cadawga rasmiga ee gaalka ah, waxa kale oy abuuraysa cadaawad gudaha muslimiinta ah oo la iska dhaxlo, taasoo ah Midda hadda taagan ee kooxaha Argagixisadu muslimiin Somali ah ku gumaadan maalin kasta.

Waa fikir markaad ufiirsato ay kuu muuqanayso inuu cadawga islaamku ka dambeeyo faafintiisa, lana rabo in la isku mashquuliyo inta la wada qabsanayo. Tan iyo xiligii asxaabada waa jirey khilaaf Xaga fikirka ah iyo waliba madaahibta mana jirin cadaawad wahaabiyada abuurtey oo kale, muslimkuna mid ayuu ahaa oo isu difaaci jirey.

Halaga taxadaro nacaybka gudaha ku wajahan ka Somali ahaan iyo Muslim ahaan, dadkana halagu jiheeyo khataraha wadar ahaan loo wajahayo ee shisheeyaha gaalada ah ka imaanaya.

Xigasho: Abdirashid Ali Shuaa

الفكر Alfikir

10 Oct, 11:56


Ururka Xisbullah ayaa dagaal ba'an iyo gacan ka hadal aad u kulul kula jira askarta ciidanka cadawga israa'iil buuralayda Mays al-Jabal.

الفكر Alfikir

10 Oct, 11:47


Sawirada ka imaanaya gobalka woqooyiga Israa'iil, ee xaduudka lubnaan ayaa muujinaya , ciidanka israa'iil oo daldalaya meydadka askartii lagu laayay halkaas maanta

الفكر Alfikir

10 Oct, 10:19


Hezbollah: Waxaan bartilmaameedsanay taangi Israa’iil leedahay oo u soo dhaqaaqey dhanka tuuladda xuduudka ku dhow ee Ras al-Naqoura , anagoo la beegsanay gantaalo leh shiishka wax haga, taasoo keentay in uu gubto gabi ahaanba.

الفكر Alfikir

09 Oct, 12:07


Magaaladda Haifa ee israa'iil ayaa maanaata aad iyo aad loo garaacay.

الفكر Alfikir

07 Oct, 15:45


Waa meeshii ay haleeshay duqeyntii Yamen, waana gudaha Magaaladda qudus ee israa'iil gumaysto.

الفكر Alfikir

07 Oct, 15:38


Suuq ku yaala gudaha israa'iil ayaa lagu kala cararay ka dib markuu dhawaaqey seedhiga ka diga gantaaladda , ka dib markuu soo dhacay gantaal laga soo riday Yemen.

1,652

subscribers

94

photos

132

videos