Su'aalo iyo jawabo diini ah @suaalodiini1 Channel on Telegram

Su'aalo iyo jawabo diini ah

@suaalodiini1


โ˜˜๏ธ๐Ÿ’•โ™ฅ๏ธุงู„ู„ู‡ู… ูŠุง ู…ู‚ู„ุจ ุงู„ู‚ู„ูˆุจ ุซุจุช ู‚ู„ูˆุจู†ุง ุนู„ู‰ ุฏูŠู†ูƒ ๐Ÿ’•โ™ฅ๏ธโ˜˜๏ธ

Su'aalo iyo jawabo diini ah (Somali)

Su'aalo iyo jawabo diini ah is a Telegram channel dedicated to providing answers to religious questions. With the username @suaalodiini1, this channel offers a platform for individuals to seek clarification on various religious matters. The channel is filled with insightful discussions and informative posts that aim to deepen the understanding of the Islamic faith. Whether you have questions about prayer, fasting, or any other aspect of Islam, Su'aalo iyo jawabo diini ah is the place to turn to for clear and concise answers. Join us in our quest for knowledge and spiritual growth. Let's learn together and strengthen our connection to our faith. May Allah guide us on this journey. โ˜˜๏ธ๐Ÿ’•โ™ฅ๏ธุงู„ู„ู‡ู… ูŠุง ู…ู‚ู„ุจ ุงู„ู‚ู„ูˆุจ ุซุจุช ู‚ู„ูˆุจู†ุง ุนู„ู‰ ุฏูŠู†ูƒ ๐Ÿ’•โ™ฅ๏ธโ˜˜๏ธ

Su'aalo iyo jawabo diini ah

21 Nov, 14:10


https://t.me/suaalodiini12

Su'aalo iyo jawabo diini ah

21 Nov, 06:44


Ibnu Rajab ุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡ wuxuu yidhi:

*‎ุฅุฐุง ู„ู… ุชุณุชุทุน ุฃู† ุชู†ุงูุณ ุงู„ุตุงู„ุญูŠู† ููŠ* *ุฃุนู…ุงู„ู‡ู… ุŒ ูˆ ูู†ุงูุณ ุงู„ู…ุฐู†ุจูŠู†*

*"Haddii aadan awoodin inaad salixiinta  kula tartanto camalka wanaagsan, kula tartan toobad keenka adigoo u ordaaya cafiska.โ€๐Ÿ’•*

‎ุฃุณุชุบูุฑ ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุนุธูŠู… ูˆุฃุชูˆุจู ุฅู„ูŠู‡

Su'aalo iyo jawabo diini ah

14 Oct, 05:16


Dardaaran aabe waayeel ah๐Ÿ‘‡

Ka fiirso inta aadan saaxiib lacag deyn, labadaba waad waayi kartaa. Hana aaminin xasuustaada, ku qor wax kasta warqad..

Markaad rabto inaad iibsato guri, xasuuso 3 shay oo muhiim ah; Goobta, Goobta, Goobta!!

Si taxadar leh u dooro xaaskaaga sababtoo ah iyada ayaa ka masuul ah 90% farxadaada ama farxad la'aantaada.

Ha ku daahin hurdada haddii aad maalintaada taxadarayso.

Ha joojin shaqadaada inta aadan aaminin qof kale.

Markaad saaxiibka gaadhigiisa amaahato, gaas ka buuxi intaanad u celin (waxba ha is amaahin baa u fiican)!

Ha u ogolaanin in telefoonka uu kaa dhex galo waayaha quruxda badan ee noloshaada, waxaa loo helay raaxadaada ee looma helo raaxada wicitaanka.

Iyo markay hooyadaa ku tidhaahdo waad ka shalaayi doontaa inaad tan samayso,, waxay u badan tahay inaad ka shalaayi doonto.

Oo noqo geesi,, xitaa haddii aanad ahayn, iska dhig!! Qofna ma ogaan doono farqiga u dhexeeya.

Buug fiican markaad la kulanto, iibso xitaa haddii aanad akhrin.

Hana wadaagin nin sadex jeer guul daraystay..

Ku dhiiri gali caruurtaada inay shaqaystaan wakhtiga firaaqada markay lix iyo toban jir noqdaan. Laakiin intaa ka hor, waan awoodi karaa.

Ha rumaysan waxaad maqasho oo dhan, ha qarash garayn waxaad leedahay, hana seexan intaad rabto. Xaaskaaga ha kharibin caruurtaada.

Hadii aad amaahato wax ka badan laba jeer,, iibso.

Ka fogow meelaha tuhunka badan, waxa xun uun baa ka dhaca.

In uu lacag qarash gareeyo waa fashil wax kasta oo kale oo noloshiisa ah.

Marka uu qof ku weydiiyo su'aal aanad jeclayn, dhoola caddee kuna dheh: Maxaad rabtaa inaad ogaato ?!

Ha ka sugin caruurtaadu inay maqlaan taladaada oo ay ku dhigaan wax aan waxba ahayn!

isna daadeheeyo noqda ul iyo diirkeed.

Weligaa ha dhihin waqti igu filan ma haysto,, dhamaan kuwa waaweyn waxay haysteen 24 saacadood lamana kordhin.

Sariirtaada dhinaceeda kaga tag qalin iyo warqad cad,, fikradaha qaar oo dahab ah ayaa maskaxdaada soo garaaca hadaad arki weydana waad lumisaa.

Qof walba wuxuu jecelyahay in la amaano, ee ha yasin, laakiin munaafaqnimada iska ilaali!

Markaad caruurtaada la ciyaarto u ogolow inay ku garaacaan.

Ogowna: guushaada beri waxay ku xiran tahay shaqadaada maanta.. Guusha alle ka sakow

Weligaa xaaskaaga haku canaanan caruurtaada hortooda si kasta oo ay ahaataba.

Marka aad qol gasho ama aad kulanto u soco sidii inaad adigu meesha leedahay.. Waxaan ka wadaa isku kalsoonow

Oo baro inaad maya dhahdo laakiin ha caadaysan.

Iyo marka qof walba aamuso ceebta,,hadlo

Waqti haku lumin ka jawaabida dhaliishaada.

Hana kala tashan masiirkaaga qof kaa badan ama kaa hooseeya. Qofna maalkiisu kuma adkaado wuxuu gashado,, ama fuulayo

Markaad maqaayad marti ku tahay, ha dalban wax ka qaalisan marti-qaadkaaga!

Doodaha dadka kale ku neceb yihiin haka dhigin naftaada dunida la fahmi karo.

Ugu danbayn naftaada u nax oo ilaali caafimaadkaaga adigoo ka fogaanaya xaajooyinka bareeriga ah.
Xigasho:

Su'aalo iyo jawabo diini ah

12 Oct, 16:14


https://t.me/suaalodiini12

Su'aalo iyo jawabo diini ah

12 Oct, 16:11


Dardaaran aabe waayeel ah๐Ÿ‘‡

Ka fiirso inta aadan saaxiib lacag deyn, labadaba waad waayi kartaa. Hana aaminin xasuustaada, ku qor wax kasta warqad..

Markaad rabto inaad iibsato guri, xasuuso 3 shay oo muhiim ah; Goobta, Goobta, Goobta!!

Si taxadar leh u dooro xaaskaaga sababtoo ah iyada ayaa ka masuul ah 90% farxadaada ama farxad la'aantaada.

Ha ku daahin hurdada haddii aad maalintaada taxadarayso.

Ha joojin shaqadaada inta aadan aaminin qof kale.

Markaad saaxiibka gaadhigiisa amaahato, gaas ka buuxi intaanad u celin (waxba ha is amaahin baa u fiican)!

Ha u ogolaanin in telefoonka uu kaa dhex galo waayaha quruxda badan ee noloshaada, waxaa loo helay raaxadaada ee looma helo raaxada wicitaanka.

Iyo markay hooyadaa ku tidhaahdo waad ka shalaayi doontaa inaad tan samayso,, waxay u badan tahay inaad ka shalaayi doonto.

Oo noqo geesi,, xitaa haddii aanad ahayn, iska dhig!! Qofna ma ogaan doono farqiga u dhexeeya.

Buug fiican markaad la kulanto, iibso xitaa haddii aanad akhrin.

Hana wadaagin nin sadex jeer guul daraystay..

Ku dhiiri gali caruurtaada inay shaqaystaan wakhtiga firaaqada markay lix iyo toban jir noqdaan. Laakiin intaa ka hor, waan awoodi karaa.

Ha rumaysan waxaad maqasho oo dhan, ha qarash garayn waxaad leedahay, hana seexan intaad rabto. Xaaskaaga ha kharibin caruurtaada.

Hadii aad amaahato wax ka badan laba jeer,, iibso.

Ka fogow meelaha tuhunka badan, waxa xun uun baa ka dhaca.

In uu lacag qarash gareeyo waa fashil wax kasta oo kale oo noloshiisa ah.

Marka uu qof ku weydiiyo su'aal aanad jeclayn, dhoola caddee kuna dheh: Maxaad rabtaa inaad ogaato ?!

Ha ka sugin caruurtaadu inay maqlaan taladaada oo ay ku dhigaan wax aan waxba ahayn!

isna daadeheeyo noqda ul iyo diirkeed.

Weligaa ha dhihin waqti igu filan ma haysto,, dhamaan kuwa waaweyn waxay haysteen 24 saacadood lamana kordhin.

Sariirtaada dhinaceeda kaga tag qalin iyo warqad cad,, fikradaha qaar oo dahab ah ayaa maskaxdaada soo garaaca hadaad arki weydana waad lumisaa.

Qof walba wuxuu jecelyahay in la amaano, ee ha yasin, laakiin munaafaqnimada iska ilaali!

Markaad caruurtaada la ciyaarto u ogolow inay ku garaacaan.

Ogowna: guushaada beri waxay ku xiran tahay shaqadaada maanta.. Guusha alle ka sakow

Weligaa xaaskaaga haku canaanan caruurtaada hortooda si kasta oo ay ahaataba.

Marka aad qol gasho ama aad kulanto u soco sidii inaad adigu meesha leedahay.. Waxaan ka wadaa isku kalsoonow

Oo baro inaad maya dhahdo laakiin ha caadaysan.

Iyo marka qof walba aamuso ceebta,,hadlo

Waqti haku lumin ka jawaabida dhaliishaada.

Hana kala tashan masiirkaaga qof kaa badan ama kaa hooseeya. Qofna maalkiisu kuma adkaado wuxuu gashado,, ama fuulayo

Markaad maqaayad marti ku tahay, ha dalban wax ka qaalisan marti-qaadkaaga!

Doodaha dadka kale ku neceb yihiin haka dhigin naftaada dunida la fahmi karo.

Ugu danbayn naftaada u nax oo ilaali caafimaadkaaga adigoo ka fogaanaya xaajooyinka bareeriga ah.
Xigasho:

Su'aalo iyo jawabo diini ah

26 Sep, 13:49


*ู‚ุงู„ูŽ ุงู„ู†ุจูŠู‘ู ๏ทบ :ยซูŠุง ุนูŽุจู’ุฏูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุจู†ูŽ ู‚ูŽูŠู’ุณู ุฃูŽู„ูŽุง ุฃูŽุฏูู„ู‘ููƒูŽ ุนู„ูŽู‰ ูƒูŽู†ู’ุฒู ู…ูู† ูƒูู†ููˆุฒู ุงู„ุฌูŽู†ู‘ูŽุฉูุŸยป ููŽู‚ูู„ุชู: ุจูŽู„ูŽู‰ ูŠุง ุฑูŽุณูˆู„ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูุŒ ู‚ูŽุงู„ูŽ:ยซู‚ูู„ู’ ู„ุง ุญูŽูˆู’ู„ูŽ ูˆูŽู„ูŽุง ู‚ููˆู‘ูŽุฉูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุจุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู.ยป*

*Nebigu โช๏ทบโซ waxa uu yidhi: ยซCabdullaahi Ibnu Qaysaw ma ku tusiyaa khasnad ka mid ah khasnadaha jannada?ยป Cabdullaahi Ibnu Qays waxa uu yidh: Haa baan ku idhi Rasuulkii ilaahayow Nabigu (๏ทบ) waxa uu yidhi: waxaad tidhaahdaa ยซ* *ู„ุง ุญูŽูˆู’ู„ูŽ ูˆูŽู„ูŽุง ู‚ููˆู‘ูŽุฉูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุจุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูยป*

*(ู„ุง ุญูŽูˆู’ู„ูŽ)*
*Ilaahayow wax xeelada iyo tab ah oo aanu ficil ku awoodi karno ama xarako ama dhaqdhaqaaq ama xasilooni ama odhaah ma jirto.*

*(ูˆูŽู„ูŽุง ู‚ููˆู‘ูŽุฉูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุจุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู)*
*Wax tamara iyo awooda oo aanu ficil ama xarako ama dhaqdhaqaaq ku awoodi karnaa ma jirto inuu Allaah nagu kaalmeeyo mooyee.*

*ุงู„ุฏุงู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุฎูŠุฑ ูƒูุงุนู„ู‡*
*ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€*

Su'aalo iyo jawabo diini ah

26 Sep, 04:51


Rasuulku (NNKH) waxa uu yidhi: ยซAdduunyadu waa xabsiga Mu'minka iyo Jannadana gaalka.ยป
-Muslim

Macnaha Xadiis-ka:
1. Adduunyadu Mu'minka xabsi ayay uga dhigantahay marka loo eego nimcada Alle SWT ugu diyaariyay aakhiro, haddii uu doono haba ahaado Adduunka ka ugu nolosha fiicane.

2. Gaalka Adduunyadu waa u janno marka loo eego kadeedka iyo ciqaabta aakhiro ugu diyaarka ah, haddii uu doono gaalku Adduunka ha kuba dhibaataysnaadee.

Macne kale oo Xadiiskani yeelan karo:
1. Adduunyadu Mu'minka waa u xabsi oo kale, waayo waxyaabo badan oo naftiisu jeclayd ayaa laga dabray oo loo diiday, culaysyo badan oo takaaliif la yidhaahdana waa la saaray, aakhiro takaaliifi ma jirto waa nimceyso oo keliya haddii Alle SWT jannada kugu galladaysto.

2. Gaalka Adduunyadu waa u janno, waayo waa seeto laawe oo sharcigii xidhi lahaa wuu diiday, waa kaa iska dabbaalanaya.

Ha loo adkaysto xabsiga oo ha lagu sabro qaadashada amarrada sharciga iyo ka fogaanshaha waxa la inoo diiday.
W/Q: Dr. Cabdulqani Beder
@ Baro_xadiiskan

Su'aalo iyo jawabo diini ah

20 Sep, 17:07


https://t.me/suaalodiini12

Su'aalo iyo jawabo diini ah

20 Sep, 13:24


โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”โ€๐Ÿƒ๐ŸŒน๐Ÿƒโ€โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”
๐Ÿ“– Sheeko ku saabsan Birrul waalidaynka
โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”โ€๐Ÿƒ๐ŸŒน๐Ÿƒโ€โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”

๐Ÿ“– #Hooyo_I_Cafi โค๏ธ๐Ÿซถโ™ฅ๏ธ

Wiilkii ayaa hooyadiis ka codsaday inay si qarsoodi ah ugu dhiibto lacag isaga oo aan aabihiis ogeyn, ka dib markii uu soo gabagabeeyay lacagtiisii toddobaadlaha ahayd... Laakiin way diiday; maadaama ay ogtahay inuu kaliya ku qarashgareyn doono ciyaaraha fiidyaha iyo iibsashada nacnaca uu jecel yahay...

Wiilkii ayaa caro ka qaaday dulmiga uu dareemay.. Fiidkii, markii hooyadu ku jirtay jikada oo ay diyaarinaysay cashada, wiilkii ayaa hor istaagay oo u dhiibay warqad uu hore u diyaariyay..

Markii ay hooyadii gacmaha qallajisay oo ay qabsatay warqaddii, waxay akhriday waxa ku qornaa:

1 - Qiimaha nadiifinta qolkayga usbuucan = 1000 shilin.

2 - Qiimaha tagistayda suuqa adiga kuugu beddelan = 1500 shilin.

3 - Qiimaha ciyaartayda walaalkay yar = 2000 shilin.

4 - Qiimaha aan kaa caawiyay nadiifinta guriga = 1500 shilin.

5 - Qiimaha aan helay darajooyin fiican dugsiga = 3000 shilin.

Wadarta guud = 9000 shilin.

Siyaasi mushaharkiisa ka hor inta uusan dhididkiisu engegin.

Hooyadii waxay eegtay wiilkeedii oo agtaagan, iyadoo u qososhay kalgacal, waxay qabsatay qalinkii, warqaddii beddeshay oo qortay:

1- Qiimaha sagaalka bilood aan ku sido uurkayga = Lacag la'aan.

2- Qiimaha caanaha buuxa ee aan ku nuujiyay labaatan bilood = Lacag la'aan.

3- Qiimaha beddelka xafaayadaha iyo nadiifinta lixda sano = Lacag la'aan.

4- Qiimaha habeenadii aan ku soo jeedayay xanuunkaaga iyo daryeelkaaga = Lacag la'aan.

5- Qiimaha daalka iyo ilmada aan kaa qaaday sanado badan = Lacag la'aan.

6 - Qiimaha habeenadii aan ka cabsaday dartiis iyo walbahaarka i hayay = Lacag la'aan.

7 - Qiimaha dhammaan ciyaaraha, cuntada iyo dharka ilaa maanta = Lacag la'aan.

Wiilkaygiiyow, markaad isu geyso intaas oo dhan qiimaha jacaylkayga kuu qabo = Lacag la'aan.

Markii wiilkii dhammeeyay akhrinta wixii ay hooyadiis qortay, indhihiisu illin ayay soo buuxdhaafiyeen, waxa uu fiiriyay hooyadiis oo wuxuu ku yidhi: โ€œHooyo, ii cafi, aad baan kuu jeclahay.โ€

Markaas ayuu qalin qaatay oo wuxuu ku qoray xariiq weyn: โ€œDeyn aan la soo celin karin.โ€

Noqo mid deeqsi ah oo aan noqon mid wax doonaya.. gaar ahaan waalidkaaga, waxaa jira wax badan oo aad siin karto iyaga oo aan lacag ahayn...

#Talo

Haddii hooyadaadu weli nooshahay oo ku dhowdahay.. u dhunko madaxeeda, una weydiiso inay ku cafiso.. Haddii ay kaa fogtahay, taleefoon ku wac.. Haddii ay dhimatayna, u ducee Ilaahay inuu naxariis u fidiyo.

#Sheekooyinkii_Noloshu_I_Bartay
๐ŸŒบ Astaghfirullah Al-Cadiim ๐ŸŒบ

โ€โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”โ€๐ŸŒน๐Ÿƒโ€โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”

โ€โœ Aan wax ka baranno nolosheena โœโ€
โ€โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”โ€๐ŸŒน๐Ÿƒโ€โ”โ”…โ€ขโ–ฃโ”…โ”โ€

Su'aalo iyo jawabo diini ah

25 Aug, 16:40


# Qodobo Muhiim Ah

๐Ÿ”บ Afar Arrimood oo Burburiya Jidhka:

โถ - Walwalka
โท - Murugada
โธ - Gaajada
โน - Hurdada La'aanta

ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€
๐Ÿ”บ Afar Arrimood oo Xunxunaysa Wajiga, kana Qaada Bilicdiisa, Farxaddiisa iyo Iftiinkiisa:

โถ - Been sheegidda
โท -  Dhacdhaca
โธ - Su'aalo Badan oo Aan Cilmi Ku Dhisnayn
โน -  Xumaanta Badan

ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€
๐Ÿ’ง Afar Arrimood oo Kordhiya Bilicda Wajiga iyo Farxaddiisa:

โถ - Dadnimada
โท -  Daacadnimada
โธ - Deeqsinimada
โน - Cibaadada

ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€
๐Ÿ”ป Afar Arrimood oo Keena Nacaybka iyo Quudhsiga:

โถ - Kibirka
โท -  Xasadka
โธ - Been sheegidda
โน -  Xanta

ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€
๐ŸŒง Afar Arrimood oo Rizqiga Soo Jiida:

โถ -  Salaadda Habeenkii
โท -  Istaqfarta Badan Xilliga Hurdada Dadka
โธ -  Sadaqada Joogtada ah
โน -  Xuska Ilaah Bilowga iyo Dhammaadka Maalinta

ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€
๐Ÿ”บ Afar Arrimood oo Xira Rizqiga:

โถ -  Hurdada Subaxda
โท -  Yaraanta Salaadda
โธ -  Caajisnimada
โน - Khiyaanada


ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€
@suaalodiini1

Su'aalo iyo jawabo diini ah

19 Aug, 14:31


https://t.me/suaalodiini12

Su'aalo iyo jawabo diini ah

19 Aug, 14:30


Rasuulka scw wuxuu yiri:

Dadka waxaa alle xagiisa looga jecel yahay  waa midka Dadka anfaca.

     U naxariisto   dadka caawayana  uguna kaalmeeya waxa  uu ku dhaamo  si walba uu u caawin kro

Su'aalo iyo jawabo diini ah

16 Aug, 11:32


*Rasuulka SCwโ™ฅ๏ธ๐Ÿ˜˜* Wuxuu. dhahay:
* *Dadka Waxaa Ugu Caajisnimo badan Qofkii Ka Caajisa Ducada, Dadkane Waxaa Ugu Baqiilsan Qofkii kabaqayla Salaanta.*โค

Su'aalo iyo jawabo diini ah

14 Aug, 16:15


Rasuulka scw wuxuu yiri:

Dadka waxaa alle xagiisa looga jecel yahay  waa midka Dadka anfaca.

     U naxariisto   dadka caawayana  uguna kaalmeeya waxa  uu ku dhaamo  si walba uu u caawin kro

Su'aalo iyo jawabo diini ah

14 Aug, 03:57


๐ŸŒค๐ŸŒฟ  #ุฃุฐูƒุงุฑ_ุงู„ุตุจุงุญ ๐ŸŒค๐ŸŒฟ

๐Ÿ”ฐุตุญูŠุญ ุงู„ุฃุฐูƒุงุฑ  ู„ุฅู…ุงู… ุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ู…ุญุฏูู‘ุซ ุงู„ุฃู„ุจุงู†ูŠ ุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡.

๐Ÿž-ุฃูŽุตู’ุจูŽุญู’ู†ูŽุง ูˆูŽุฃูŽุตู’ุจูŽุญูŽ ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ู„ูŽุง ุฅูู„ูŽู‡ูŽ ุฅูู„ูŽู‘ุง ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุญู’ุฏูŽู‡ู ู„ูŽุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ู ุŒ ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑูŒ . ุฑูŽุจูู‘ ุฅู†ูู‘ูŠ ุฃูŽุณู’ุฃูŽู„ููƒูŽ ุฎูŽูŠู’ุฑูŽ ู…ูŽุง ูููŠ ู‡ูŽุฐูุงู ุงู„ูŠูŽูˆู… ูˆูŽุฎูŽูŠู’ุฑูŽ ู…ูŽุง ุจูŽุนู’ุฏูŽู‡ู ูˆูŽุฃูŽุนููˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุดูŽุฑูู‘ ู‡ูŽุฐูุงู ุงู„ูŠูŽูˆู… ูˆูŽุดูŽุฑูู‘ ู…ูŽุง ุจูŽุนู’ุฏูŽู‡ู . ุฑูŽุจูู‘ ุฃูŽุนููˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ูƒูŽุณูŽู„ู ูˆูŽุณููˆุกู ุงู„ู’ูƒูุจูŽุฑู . ุฑูŽุจูู‘ ุฃูŽุนููˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุนูŽุฐูŽุงุจู ูููŠ ุงู„ู†ูŽู‘ุงุฑู ูˆูŽุนูŽุฐูŽุงุจู ูููŠ ุงู„ู’ู‚ูŽุจู’ุฑู . ))
๐Ÿ“š(ู…ุฎุชุตุฑ ู…ุณู„ู…: 1894)

๐Ÿž - (( ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุจููƒูŽ ุฃูŽุตู’ุจูŽุญู’ู†ูŽุงุŒ ูˆูŽุจููƒูŽ ุฃูŽู…ู’ุณูŽูŠู’ู†ูŽุงุŒ ูˆูŽุจููƒูŽ ู†ูŽุญู’ูŠูŽุงุŒ ูˆูŽุจููƒูŽ ู†ูŽู…ููˆุชูุŒ ูˆูŽุฅูู„ูŽูŠู’ูƒูŽ ุงู„ู†ูู‘ุดููˆุฑู, ))
๐Ÿ“š(ุงู„ุตุญูŠุญุฉ: 262) .

๐Ÿž - ((ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุฃูŽู†ู’ุชูŽ ุฑูŽุจูู‘ูŠุŒ ู„ุงูŽ ุฅูู„ูŽู€ู‡ูŽ ุฅูู„ุงูŽู‘ ุฃูŽู†ู’ุชูŽุŒ ุฎูŽู„ูŽู‚ู’ุชูŽู†ููŠ ูˆูŽุฃูŽู†ูŽุง ุนูŽุจู’ุฏููƒูŽุŒ ูˆูŽุฃูŽู†ูŽุง ุนูŽู„ูŽู‰ ุนูŽู‡ู’ุฏููƒูŽ ูˆูŽูˆูŽุนู’ุฏููƒูŽ ู…ูŽุง ุงุณู’ุชูŽุทูŽุนู’ุชูุŒ ุฃูŽุนููˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุดูŽุฑูู‘ ู…ูŽุง ุตูŽู†ูŽุนู’ุชู, ุฃูŽุจููˆุกู ู„ูŽูƒูŽ ุจูู†ูุนู’ู…ูŽุชููƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠูŽู‘ุŒ ูˆูŽุฃูŽุจููˆุกู ู„ูŽูƒูŽ ุจูุฐูŽู†ู’ุจููŠุŒ ููŽุงุบู’ููุฑู’ ู„ููŠุ› ููŽุฅูู†ูŽู‘ู‡ู ู„ุงูŽ ูŠูŽุบู’ููุฑู ุงู„ุฐูู‘ู†ููˆุจูŽ ุฅู„ุงูŽู‘ ุฃูŽู†ู’ุชูŽ)) .
๐Ÿ“š(ู…ุฎุชุตุฑ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ: 2420)

๐Ÿž - ((ูŠูŽุง ุญูŽูŠูู‘ ูŠูŽุง ู‚ูŽูŠูู‘ูˆู…ู ุจูุฑูŽุญู’ู…ูŽุชููƒูŽ ุฃูŽุณู’ุชูŽุบููŠุซู, ุฃูŽุตู’ู„ูุญู’ ู„ููŠ ุดูŽุฃู’ู†ููŠ ูƒูู„ูŽู‘ู‡ู, ูˆูŽู„ุงูŽ ุชูŽูƒูู„ู’ู†ููŠ ุฅูู„ูŽู‰ ู†ูŽูู’ุณููŠ ุทูŽุฑู’ููŽุฉูŽ ุนูŽูŠู’ู†ู)) .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑุบูŠุจ: 661)

๐Ÿž - ((ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ู‘ ุนูŽุงู„ูู…ูŽ ุงู„ู’ุบูŽูŠู’ุจู ูˆูŽุงู„ุดูŽู‘ู‡ูŽุงุฏูŽุฉู, ููŽุงุทูุฑูŽ ุงู„ุณูŽู‘ู…ูŽูˆูŽุงุชู ูˆูŽุงู„ุฃูŽุฑู’ุถู, ุฑูŽุจูŽู‘ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ูˆูŽู…ูŽู„ููŠูƒูŽู‡ูุŒ ุฃุดู‡ุฏ ุฃู† ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุช, ุฃูŽุนููˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุดูŽุฑูู‘ ู†ูŽูู’ุณููŠุŒ ูˆูŽุดูŽุฑูู‘ ุงู„ุดูŽู‘ูŠู’ุทูŽุงู†ู ูˆูŽุดูŽูุฑูŽู’ูƒูู‡ู, ูˆูŽุฃูŽู†ู’ ุฃูŽู‚ู’ุชูŽุฑูููŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ู†ูŽูู’ุณููŠ ุณููˆุกู‹ุง ุฃูŽูˆู’ ุฃูŽุฌูุฑูŽู‘ู‡ู ุฅูู„ูŽู‰ ู…ูุณู’ู„ูู…ู)) .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ูƒู„ู…: 21)

๐Ÿž - ((ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุฅูู†ูู‘ูŠ ุฃูŽุณู’ุฃูŽู„ููƒูŽ ุงู„ู’ุนูŽุงูููŠูŽุฉูŽ ูููŠ ุงู„ุฏูู‘ู†ู’ูŠูŽุง ูˆูŽุงู„ุขุฎูุฑูŽุฉู, ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุฅูู†ูู‘ูŠ ุฃูŽุณู’ุฃูŽู„ููƒูŽ ุงู„ู’ุนูŽูู’ูˆูŽ ูˆูŽุงู„ู’ุนูŽุงูููŠูŽุฉูŽ ูููŠ ุฏููŠู†ููŠ, ูˆูŽุฏูู†ู’ูŠูŽุงูŠูŽ, ูˆูŽุฃูŽู‡ู’ู„ููŠ, ูˆูŽู…ูŽุงู„ููŠ, ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุงุณู’ุชูุฑู’ ุนูŽูˆู’ุฑูŽุงุชููŠ ูˆูŽุขู…ูู† ุฑูŽู‘ูˆู’ุนูŽุงุชููŠ, ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุงุญู’ููŽุธู’ู†ููŠ ู…ูู†ู’ ุจูŽูŠู’ู†ู ูŠูŽุฏูŽูŠูŽู‘, ูˆูŽู…ูู† ู’ ุฎูŽู„ู’ูููŠ, ูˆูŽุนูŽู†ู’ ูŠูŽู…ููŠู†ููŠ, ูˆูŽุนูŽู†ู’ ุดูู…ูŽุงู„ููŠ, ูˆูŽู…ูู†ู’ ููŽูˆู’ู‚ููŠุŒ ูˆูŽุฃูŽุนููˆุฐู ุจูุนูŽุธูŽู…ูŽุชููƒูŽ ุฃูŽู†ู’ ุฃูุบู’ุชูŽุงู„ูŽ ู…ูู†ู’ ุชูŽุญู’ุชููŠ)) .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ูƒู„ู…: 23),(ุตุญูŠุญ ุงุจู† ู…ุงุฌู‡: 3135)

๐Ÿž- ((ู„ุงูŽ ุฅูู„ูŽู€ู‡ูŽ ุฅูู„ุงูŽู‘ ุงูŽู„ู„ู‡ู ูˆูŽุญู’ุฏูŽู‡ู ู„ุงูŽ ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ู, ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู, ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู, ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑูŒ)) .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑุบูŠุจ: 656),
(ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑู…ุฐูŠ: 5077)

๐Ÿž - ((ุจูุณู’ู…ู ุงู„ู„ู‡ู ุงู„ูŽู‘ุฐููŠ ู„ุงูŽ ูŠูŽุถูุฑูู‘ ู…ูŽุนูŽ ุงุณู’ู…ูู‡ู ุดูŽูŠู’ุกูŒุ› ูููŠ ุงู„ุฃูŽุฑู’ุถู ูˆูŽู„ุงูŽ ูููŠ ุงู„ุณูŽู‘ู…ูŽุงุกู ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุงู„ุณูŽู‘ู…ููŠุนู ุงู„ู’ุนูŽู„ููŠู…ู)) .
[ุซู„ุงุซ ู…ุฑุงุช] .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑู…ุฐูŠ: 3388)

๐Ÿž - ((ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุนูŽุงููู†ููŠ ูููŠ ุจูŽุฏูŽู†ููŠุŒ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุนูŽุงููู†ููŠ ูููŠ ุณูŽู…ู’ุนููŠุŒ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุนูŽุงููู†ููŠ ูููŠ ุจูŽุตูŽุฑููŠุŒ ู„ุงูŽ ุฅูู„ูŽู€ู‡ูŽ ุฅู„ุงูŽู‘ ุฃูŽู†ู’ุชูŽ, ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุฅูู†ูู‘ูŠ ุฃูŽุนููˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ูƒููู’ุฑู ูˆูŽุงู„ู’ููŽู‚ู’ุฑูุŒ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุฅูู†ูู‘ูŠ ุฃูŽุนููˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุนูŽุฐูŽุงุจู ุงู„ู’ู‚ูŽุจู’ุฑูุŒ ู„ุงูŽ ุฅูู„ูŽู€ู‡ูŽ ุฅู„ุงูŽู‘ ุฃูŽู†ู’ุชูŽ)) . [ุชุนูŠุฏู‡ุง ุซู„ุงุซู‹ุง ุญูŠู† ุชุตุจุญ, ูˆุซู„ุงุซู‹ุง ุญูŠู† ุชูู…ุณูŠ] .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุฃุจูŠ ุฏุงูˆุฏ: 5090)

๐Ÿž - ((ู„ุงูŽ ุฅูู„ูŽู€ู‡ูŽ ุฅูู„ุงูŽู‘ ุงูŽู„ู„ู‡ู ูˆูŽุญู’ุฏูŽู‡ู ู„ุงูŽ ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ู, ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูŠูุญู’ูŠููŠ ูˆูŽูŠูู…ููŠุชู ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑูŒ)) . [ ุนุดุฑ ู…ุฑุงุช] .
๐Ÿ“š(ุงู„ุตุญูŠุญุฉ: 2563)

๐Ÿž - ((ุณูุจู’ุญูŽุงู†ูŽ ุงู„ู„ู‡ู ูˆูŽุจูุญูŽู…ู’ุฏูู‡ู)) . ู…ุงุฆุฉ ู…ุฑุฉ .
๐Ÿ“š(ู…ุฎุชุตุฑ ู…ุณู„ู…: 1903),(ุตุญูŠุญ ุฃุจูŠ ุฏุงูˆุฏ: 5091)

๐Ÿž - ((ุณูุจู’ุญูŽุงู†ูŽ ุงู„ู„ู‡ู)) . ู…ุงุฆุฉ ู…ุฑุฉ .
((ุงู„ุญูŽู…ู’ุฏู ู„ู„ู‡ู)) . ู…ุงุฆุฉ ู…ุฑุฉ .
((ุงู„ู„ู‡ู ุฃูƒู’ุจูŽุฑู)) . ู…ุงุฆุฉ ู…ุฑุฉ .
((ู„ุงูŽ ุฅูู„ูŽู€ู‡ูŽ ุฅูู„ุงูŽู‘ ุงูŽู„ู„ู‡ู ูˆูŽุญู’ุฏูŽู‡ู ู„ุงูŽ ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ู, ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู, ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู, ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑูŒ)) . [ู…ุงุฆุฉ ู…ุฑุฉ] .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑุบูŠุจ: 658)

๐Ÿž -( ู‚ูู„ู’ :  ู‚ูู„ู’ ู‡ููˆูŽ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ุฃูŽุญูŽุฏูŒ  ุŒ ูˆูŽุงู„ู…ูุนูŽูˆูู‘ุฐูŽุชูŽูŠู’ู†ู ุŒ ุญููŠู†ูŽ ุชูู…ู’ุณููŠ ูˆูŽุชูุตู’ุจูุญู ุซูŽู„ุงูŽุซูŽ ู…ูŽุฑูŽู‘ุงุชู ุŒ ุชูŽูƒู’ูููŠูƒูŽ ู…ูู†ู’ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ) 
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑู…ุฐูŠ ).
(ูˆุฃุจูˆ ุฏุงูˆุฏ )ุฑู‚ู…/5082

๐Ÿž- ุขูŠุฉ ุงู„ูƒุฑุณูŠู‘: ((ุงู„ู„ู‘ู‡ู ู„ุงูŽ ุฅูู„ูŽู‡ูŽ ุฅูู„ุงูŽู‘ ู‡ููˆูŽ ุงู„ู’ุญูŽูŠูู‘ ุงู„ู’ู‚ูŽูŠูู‘ูˆู…ู . . .)) .
๐Ÿ“š(ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑุบูŠุจ: 658)

๐Ÿž- ((ุฑูŽุถููŠุชู ุจูุงู„ู„ู‡ู ุฑูŽุจู‹ู‘ุง, ูˆูŽุจูุงู„ุฅูุณู’ู„ุงูŽู…ู ุฏููŠู†ู‹ุง, ูˆูŽุจูู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏู ู†ูŽู‘ุจููŠู‹ู‘ุง)) .
๐Ÿ“š(ุงู„ุตุญูŠุญุฉ: 2686)

๐Ÿž- ((ุฃูŽุตู’ุจูŽุญู’ู†ูŽุง ุนูŽู„ูŽู‰ ููุทู’ุฑูŽุฉู ุงู„ุฅูุณู’ู„ุงูŽู…ูุŒ ูˆูŽูƒูŽู„ูู…ูŽุฉู ุงู„ุฅูุฎู’ู„ุงูŽุตูุŒ ูˆูŽุฏููŠู†ู ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏูุŒ ูˆูŽู…ูู„ูŽู‘ุฉู ุฃูŽุจููŠู†ูŽุง ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽ ุญูŽู†ููŠูู‹ุง ู…ูู‘ุณู’ู„ูู…ู‹ุง -ูˆูŽู…ูŽุง ูƒูŽุงู†ูŽ ู…ูู†ูŽ ุงู„ู…ูุดู’ุฑููƒููŠู†ูŽ-))
๐Ÿ“š(ุงู„ุตุญูŠุญุฉ: 2989),

๐Ÿž- ((ุณูุจู’ุญูŽุงู†ูŽ ุงู„ู„ู‡ู ูˆุจุญู…ุฏู‡ ุนูŽุฏูŽุฏูŽ ุฎูŽู„ู’ู‚ูู‡ู, ูˆูŽุฑูุถูŽุง ู†ูŽูู’ุณูู‡ู, ูˆูŽุฒูู†ูŽุฉูŽ ุนูŽุฑู’ุดูู‡ู, ูˆูŽู…ูุฏูŽุงุฏูŽ ูƒูŽู„ูู…ูŽุงุชูู‡ู)) . [ุซู„ุงุซ ู…ุฑุงุช] .
๐Ÿ“š(ุงู„ุตุญูŠุญุฉ: 2156)

๐Ÿž - ((ู…ุง ุฃุตุจุญุช ุบูŽุฏุงุฉู‹ ู‚ุทูู‘ ุฅู„ุง ุงุณุชุบูุฑุช ุงู„ู„ู‡ ููŠู‡ุง ู…ุงุฆุฉ ู…ุฑุฉ)) .
๐Ÿ“š(ุงู„ุตุญูŠุญุฉ: 1600)

2,551

subscribers

33

photos

20

videos