πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ @slow_roky Channel on Telegram

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

@slow_roky


πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ (English)

Are you a fan of slow music that takes you on a journey through emotions? If so, then you need to join the 'πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ' Telegram channel, managed by the user 'slow_roky'. This channel is dedicated to sharing the best slow music tracks that will captivate your soul and make you feel a range of emotions. Whether you are looking for calming melodies to relax to or powerful ballads to inspire you, this channel has it all. Join now to discover a world of slow music and let your emotions flow freely.

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

11 Nov, 17:39


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️::INTAY ISHEYDA KU QAWATAY INKABADAN AYU QLBIGA KU DAREMA
πŸ‘‡πŸ‘‡fullπŸ‘‡soundπŸ‘‡πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhgH7kWS/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

10 Nov, 19:28


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️ JACEEL DHIIG MALAGU QORAY
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡full sound πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://vm.tiktok.com/ZMhbwfAv5/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

10 Nov, 18:51


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️ JACEEL DHIIG MALAGU QORAY

β˜ πŸ‘‡IMOCH kala noc saraπŸ‘‡πŸ‘‡full sound πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘

https://vm.tiktok.com/ZMhbwA8rK/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

09 Nov, 16:39


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️ https://vm.tiktok.com/ZMhbrq9ey/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

05 Nov, 18:48


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️SAFAR QOFNA HA'U SHEEGIN KUNOLOW QISO JACEEL DHAB AH QOFNA HA'U SHEEGIN FARXAD KU NOLOW QOFNA HA'U SHEEGIN DADKA WAY BUR BURIYAN WAX YABAHA QURUXDA BADAN
β˜ οΈπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡β€οΈπŸ«‘

https://vm.tiktok.com/ZMh4snwYk/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

03 Nov, 18:19


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️SHUMACA IFTINKISA RUXI DARAY HADUU DAMINI KARO MAXAA DIIDAY RUXA KALSONIDA KU BADAY INU KALSONI DARO KUGU RIDO
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡β˜ πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhXmxf1Q/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

02 Nov, 18:23


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️HOOYO HANA NAXRIISTA QALPIGEYGA
MACLIMADA NAFTAYDA
HOOYO MACAN MARKASTA AAN KULA HADLAYO WAXAAN DAREMA DAGNAN NAXRIS KU DHEHAN HOOYO MACAN MALINTA IFOLANESAY XANUN KAAT MARTAY DUNIDA LAGU MASO KUBIKARO HOOYO HANA GEESI YADEEDI ALLOW ADUUNKA KOR KIISA NAXRISTA JANADA UDGON KEDA KUGU DARENSI AAQIRANA JANADA FARDOWSO KUGU NAGEEY HOOYO MCN

β˜ πŸ‘‡πŸ‘‡QEEBTA COMMENTIGA MAGACA HOOYO IGU REEB πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhC3973Y/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

01 Nov, 19:10


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️DUNIDA ANIGA OON IYO BAAHI UMA QAWO WAA SAX WAAN DHOLA CADEYA PALSE WA ANIGO INDHAHA KA IL'MENAYO WAAN LADNA KA HOR INTAN KU BARAN WAXAAT AHEED FAMILKEYGA MARKI LAGA REEBO DHAMAAN DADKA ADIGA QAAS II AHAA WAXAA IBARTAY DHOWR LAQABSI ILA HADA IGA HARLA' SIDA MAQAL KAGA JACEEL KAGA IYO FARXADADA IYO DHAGESIGA HEESAHA LAMANAHA HEER WAXAN GAARAY JACEEL KAGA MOYE JACELADA DUNIDA SARAN AAN U ARKO MID WAXBA KAMA JIRAN AH PALSE WAXAN ILOWAY FARXAD WALIBA INAY LEEDAHAY QISO MURUG AH
β˜ οΈπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhCBdcdc/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

31 Oct, 17:58


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️WAXAAN KUU JECLADAY ILLAHAY DAR TIIS
WAAN KU QEEXI KARA SAWABA BADAN PALSE DARAJADA UGU MUDAN WAA INA TAHAY RUUX ALLE KU XIRAN WANAG IYO SHARAF CIZO IYO KARAMO ALLE UDHA MESTIRAY HADA ADIGA DOORATAY WADADA TOSAN MAXA DIDAY ANIGANA INAA ADIGA KU DOORTO
β˜ πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘

https://vm.tiktok.com/ZMhQVRMdJ/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

29 Oct, 19:02


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️ HADI ADIGA IGU TIL MAAMI KARTO INAAN XUMAHAY MAXAA DIDAY INAAN KUU MUUJIYO XUMAN TAYDA MISE WAY XANUUN BADAN TAHAY HADABA XASUUS NOW HADAY KUU SAHLAN TAHAY INA QOF XUMENI KARTO INAY AAD OGA ISII SAHLAN TAHAY IN ADIGA LAGU XUMEYO CAGAHA HOOS TODA KASOCO ADIGO SOCODKA DHIB KUGU AH HA,ISKU DAYIN INA QOF HOR CARARTO
β˜ πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhxPKTkW/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

26 Oct, 18:55


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️
https://vm.tiktok.com/ZMhHqyjLJ/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

24 Oct, 18:45


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️DADKA HAKU KALA SAAR NADAAN ULA DHAQAN SI ISKU MID AH LAKIN HA'U MUJININ DARAJADA AY KU KALA JOGAN WAYO MA,OGANI KARTIT BARI KAMALIN GACANTA BARKANI DOONTO IYO GACANTA KU DEERINI DOONTO

πŸ€πŸ‘‡πŸ‘‡ZXP 30K ADIGA KADHIMANπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

https://vm.tiktok.com/ZMhua1cWQ/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

23 Oct, 14:02


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️NAFTAYDAY HA'U QOOMA MEYNIN
DADKA KUWA KUGU DHOW AA JECESHAHAY
HADAY GARAB KAGA FARUJIYAN
ATKESI FAR XUBNAHA KUGU XARIIRO
INDHAHAGA HADAY ILINTU CESHAN KARIN
DHAWARKA ADI ADIGO MAC SALAMO UMUJINAYO
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://vm.tiktok.com/ZMhms3YeF/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

19 Oct, 17:35


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️NOLASHA WAX WALIBA LISKUMA HELAYO ADIGANA WAXA ITHAY LAMA HURAN ADUNYADU MAR WALIBA WAXAY NATUSESA DHAL DHALALKA DHINACENA KA MUQDO MANA AHA SIDI UBAXAN QAWA SHIDIISA GACANTADA AYGARESO
πŸ‘‡β˜ οΈπŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMh5Hwt3R/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

18 Oct, 22:09


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️ ADIGO IJECLEEN HADAA HORE QIIRO JAPAN IMUJISAY MAXAA DIIDAY AFKAAN SHALAY JECEELKA KAGA AQBALAY INAAN QOF KALE KU DHOHO WAAN KU JECLAHAY BILAA SHAKI

https://vm.tiktok.com/ZMh516VGC/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

17 Oct, 17:34


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️QALPI WAXAA OGATA
INTAN KU JECLADAY
INKABADAN
INA UDAGALAMI KARO JACEEL KEENA ILAA IYO HEER
MUSTAQBAL
WAXAN KU NOQONAYA GASHANKA KU DIFACI LAHA
SEEFTA KUU DAGALAMI LAHEED
HAKA CAB SANIN INAA NOQDO WARANKA ADIGA KU DURI LAHA DUNIDA INTA DUMAR KUNOL DARAJADA AKTEYDA KU LEDAHAY
DAAH KAMA SARIN DALIIL WAXA U AH
INANAN AHEEH FURO QUFUL KASTA LAGU FURI KARO PALSE WAXAN AHAY NAAG GAWAN NIN KEDA
https://vm.tiktok.com/ZMhPDfLAo/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

15 Oct, 19:30


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️WAXAY ITIRI WAX WALBA DHOCO KAMA FOGANAYO
BALSE XILIGAN UGU BAHI BADNA LAJOGEDA
WAXAN NOQDAY RUX CIDLADA WEHEL SADO RUN AHANTI MIDA IYADA AH WAAN OGA MAHAD CELINAYA WAYO WAQTIGA WUXU IBARAY TIIRKA INU FA,IDO LEEYAHAY INTA LOBAHAN YAHAY

☠️ πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhfrnVC3/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

14 Oct, 19:25


SLOW🎢πŸ’₯☠️MALAPKA SHINIDAY MACAN MAR HADAAN HAWEENKO IDIL KAA DOORTAY MAXAA DIIDAY MAXAA DIIDAY INAN ADIGA KU JECLAHAY❀️
ZXP YAAL IMOCH KALA NOC SARA
COD AHANA LINK HOOS KASOO DHAGESO

πŸ‘‡πŸ‘‡LAKE TAπŸ‘‡IYOπŸ‘‡FOLLOWπŸ‘‡DAπŸ‘‡WA XAGINAπŸ‘‡FADLAN WAXA AWODOπŸ‘‡πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhyq5LX6/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

13 Oct, 19:59


SOLOW🎢🦻πŸ’₯☠️RUNTA WAXAY TAHAY JACEELKA CISHQIGA AAN DHAMAN AYAA XUDUUDISA SOO JARAY JACEELKA CASHAQA KAHELITAN ASIGO TAGAN HADI AAT XANAQ JOGTO IJILESO

https://vm.tiktok.com/ZMhyN1Qjb/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

12 Oct, 19:05


ILMAHAYGA HOOYADOODA WAXA TAHAY MIDA UGU MAQAM SARESO MUDNAN GUUD IYO MID GAAR ADIGA KU KALI YEELAY .....EREYADO DHAMESTIRANπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘

https://vm.tiktok.com/ZMhU9ae5h/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

11 Oct, 20:54


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️XASUUS HORE AAN SODHAFNAY INAA DIB UGO CATO WAXA KA QURUX BADAN XASUUSTA HADA SOO MAR TAY INA DAN ILOOWIN WAYO......EREYADA DHAMESTIRAN LINK RAC HADAN FOLLOW KU AHEEN FOLLOW ISO DHEH MUQALKANA LIKE GAREY LEGEND 🫑
https://vm.tiktok.com/ZMhU1LecU/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

10 Oct, 18:54


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️ASLUUB BADAN SIDA HOOYADEED AQLAQ BADAN SIDA AABAHEED AMAN SANEY DHAWAN KAGA QURXON SUNIYAHAGA QORAN SANQA ROOR KAGA DHEER KABA SIDARAN BISHI MAHAGA MACAN HADBA TILAWA SOCOD KAGA WACAN ISLA EG SIDI GARI XAMUUL BATAHAY KUDOBI GESI NIMO INTADA DUNIDA KU NOSHAHAY CAYAYANADA WADADA SOGALANA CAGTA KU CEEJI πŸ˜‚πŸ˜‚
πŸ‘‰β˜ οΈπŸ€πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘
https://vm.tiktok.com/ZMhDSuojy/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

07 Oct, 18:31


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️WAASAX WAQTI WAY JIRTAY DhAACAWA RUUXI IIGESTO XANUUN KIISA AAN DAREEMI JIRAY PALSE WAXA OGAATA HADA INAY SAN JIRINSAWABA XANUUN U'DAREEMO
πŸ€žπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘
https://vm.tiktok.com/ZMhSfG6kn/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

04 Oct, 18:38


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️MADIIDANI INAA OGATO WAXAN AHAY

MANA KUU DIDANI NAFTADA WAXAY GARESATAY

INAN XUMAHAY AMA AAN WANAG SANAHAY
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘β˜ 

https://vm.tiktok.com/ZMhkbPTSN/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

02 Oct, 18:26


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️RUN'AHANTI WAQTIYADENA QURXON WUXU NATUSAYA DHOLACADEN TENA WANAGSAN.....?☠AYAGO DHAMESTITANπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ«‘
Like πŸ‘ HA'IGA BAQILIN HADA KAHESHAY 🫑

https://vm.tiktok.com/ZMhhaUsKa/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

30 Sep, 19:24


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️INDHAHAYGA NAXRIIS TOODA WAXAY
SOO XAADIRAAN....?
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘&FOLLOW
https://vm.tiktok.com/ZMhrkt982/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

28 Sep, 19:10


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️HAWEENKA AYADA UGU QEER ROON

https://vm.tiktok.com/ZMhM2RTP3/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

26 Sep, 18:11


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️MID XASUUS NOW INAAN KULA HADLO HADAY WAQTI UBAHAN TAHAY ANIGA SACADA UMA EEGO WAQTIGA GO,AAN KAGA UYAHAY  INAA ILA HADASHO PALSE WAX U EEGA INA WAQTIYADA KALA SOCDO

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸŽ§ASXPY KU ADKEENTA MA IGA DAYSAN EREYADA XITA IMOCH UQURA INA DAD WAX USODHIGAYO ITUSAπŸ€•πŸ˜‚β˜ πŸ«‘

https://vm.tiktok.com/ZMh615Cjh/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

25 Sep, 14:58


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️WAA ISKA WAALAY HA,IGU DHERANINA YAAHπŸ˜‚β˜ 
https://vm.tiktok.com/ZMhjDpXNy/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

24 Sep, 19:34


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️MAQIYASI KARTIT MARKA LOO FIRIYO NAFTEYDA DARAJADA KU LEEDAHAY PALSE DADKA DUNIDA KU NOOL WAXAAN CASHAR OGA DHIGAY QIMAHA AKTEYDA KU LEDAHAY ANIGO KU QEEXAY TAAJKA BOQOR TOYADAYDA INAN MADAXAGA DUL SURAY❀️☠🫑
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

https://vm.tiktok.com/ZMh2W6RqQ/

πŸ˜‘Γ‘Γ˜ΕΓƒΕ Δ€Γ„ ƁŬQ MΓ‚,Γ‚Δ€Γ…β˜ οΈ

23 Sep, 19:32


SLOW🎢🦻πŸ’₯☠️JACELKENA DUNIDA MA'U BAN DHIGNA DAQIQADBA DAQIQADA KADAM BESO RIIQDA NEEFTENA MAWADAGNA NAXRIIS NAWAD IYO FARXAD KU DHEHAN DUNIDA MAKU WADA TILAABNA RUFIYAN IYO NACAB SIWADA JIR JIRIDA MA'UGU WADA JARNAA JAMAL WACANEY INTA CIMRIGENA KA DHIMAN XAASIDKA JEES JEES MAKU DILNA☠🫑

https://vm.tiktok.com/ZMh2Fmu1d/

1,699

subscribers

3

photos

84

videos