Sidaad wax u xukuntid ayaa laguu xukumi doonaa, sidaad wax u tarto, ayaa laguu gargaari doonaa, sidaad u naxariisato, ayaa laguu naxariisan doonaa, oo sidaad wax u beerato, ayaad u goosan doontaa.
پستهای تلگرام QALBI DHAYE

𝗞𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮
𝗫𝗶𝗴𝗺𝗮𝗱𝗼
𝗗𝗵𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻
𝗡𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗶𝘀
𝗝𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹 𝗺𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗿
𝗦𝘂'𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗶 𝗮𝗵
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇👇❤️❣️
https://t.me/qalbi_dhaye1
𝗫𝗶𝗴𝗺𝗮𝗱𝗼
𝗗𝗵𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻
𝗡𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗶𝘀
𝗝𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹 𝗺𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗿
𝗦𝘂'𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗶 𝗮𝗵
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇👇❤️❣️
https://t.me/qalbi_dhaye1
11,802 مشترک
1,092 عکس
5 ویدیو
آخرین بهروزرسانی 24.03.2025 08:51
کانالهای مشابه

15,557 مشترک

5,376 مشترک

3,394 مشترک
آخرین محتوای به اشتراک گذاشته شده توسط QALBI DHAYE در تلگرام
Wanaag u samee si laguugu maamuuso
Sidaad wax u xukuntid ayaa laguu xukumi doonaa, sidaad wax u tarto, ayaa laguu gargaari doonaa, sidaad u naxariisato, ayaa laguu naxariisan doonaa, oo sidaad wax u beerato, ayaad u goosan doontaa.
Sidaad wax u xukuntid ayaa laguu xukumi doonaa, sidaad wax u tarto, ayaa laguu gargaari doonaa, sidaad u naxariisato, ayaa laguu naxariisan doonaa, oo sidaad wax u beerato, ayaad u goosan doontaa.
Si kasta oo aad u quusato, xasuusnoow, “Qofkii Ilaahay talo-saarta isagaa ku filan, wuuna hodminayaa, wuuna badbaadiyaa, wuuna ka farxiyaa, wixii walbahaarka iyo dhibka ku hayana wuu ka fududaynaya.
dadku waxay leeyihiin mool ka khatar badan badaha.....ee si tartiib ah ugu dhawaada si aanu markabkaagu ugu dhicin halkaa👌 Haddii raalligalintu kugu culus tahay naftaada, xasuusnoow sidoo kale in caydu ay nafta dadka kale ku culus tahay...!
◤──•~❉᯽❉~•──◥
𒊹︎︎︎𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔 𝗪𝗔𝗗𝗗𝗔𝗡𝗜
◣━━━━━━━━━━━◢
❝ Hᴀʟᴋᴀɴ ᴡᴀxᴀᴀ ᴋᴜ ᴊɪʀᴀ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ᴛᴇʟᴇɢɢᴀʀᴍ ᴄʜᴀɴɴʟᴇs ᴀᴀᴅ ᴋᴀ ғᴀᴀɪᴅᴀʏsᴀɴ ᴋᴀʀᴛᴏ Cɪʟᴍɪ ɪʏᴏ ᴀǫᴏᴏɴ ɢᴜᴜᴅ ᴍɪᴅ ᴀᴅᴜᴜɴ ɪʏᴏ ᴀᴀᴋʜɪʀᴏ ᴋᴜ ᴀᴍғɪᴄɪ ᴅᴏᴏɴᴀ ɪɴ.ᴀ 😍🤝❞
⁺˚*•✩•*˚⁺‧⁺˚*•✩•*˚⁺‧⁺˚*•✩•*˚⁺‧
➪【 🪴𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜_𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔🧠📚】
↰【 مُدَوَّنَةُ الْحَسَنِيِّ】
↰【 وَصَدَّقَتْ بِكَلِمَاتِ رَبِّهَا 💙👸🏻】
➪【 DACWA CHANNEL 】
➪【 WADOOYINKA GUUSHA 】
➪【 Dhuuxa qalinka🖊🖊✍ 】
➪【 Furaha Farxada 😊😇 】
➪【 Hadafkeena😊😇】
➪【 𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫 𝗞𝗔𝗔𝗕🧠📚】
➪【 QORMO 】
➪【 🔴Aqoonmaal Books📚💛💚❤️ 】
➪【 💸Walal mohamed🔔💵 Money 】
➪【 𝗨𝗸𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗾𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗻🌹🌴 】
➪【𝗢𝗚𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 𝗡𝗢𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔 】
➪【 Hogaanka nolasha 】
➪【 Rajo iyo Horumar 】
➪【 XIKMADO 🧠📚🖤 】
➪【 𝗛𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮-𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮💜🌿🌸 】
➪【 HINDISE 】
➪【 Muxadaroyinka Shiikh mustafe 】
➪【 MAAN-KAAL 】
➪【📚AQOON GUUD📚🔐💡 】
➪【 𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜𝗬𝗘 𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘 】
➪【 AQOON AROOR 】
➪【 Doobir SOM 🇸🇴 🔴 】
➪【 TALOOYIN IYO XIKMADO🔹️ 】
➪【 𝐀𝐒𝐓𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀_𝐍𝐎𝐋𝐎𝐒𝐇𝐀 】
➪【 XOGMAAL️️ 】
➪【 Darajo 】
➪【 Zamzem bookstore 】
➪【 QALBI DHAYE 】
➲ ᗪᕼᗩᗰᗩᗩᑎTOOᗪ
𝗚𝗨𝗗𝗢𝗠𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔 "𝗢𝗪𝗡𝗘𝗥"
↶↶
❝ @SAABIR20 ❞
https://t.me/Afkaar_Podcast1/43

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admin - @Zaxiibka_nolosha

💫Duruuftu ceeb maahee dawarsigaa ceeba'
Hadii gacantaadu madhan thy
Maal aduuna alle aanu kuu dhiibin micnaheedu maaha inuu alle ku neceb yhy ee alle ayaa dadka arsaaqada u qaybiyay kana waa qadarkaagii'
Laga yaabee hadii maal lagu siin lahaa inuu shar kuu noqon lahaa_
Bal meel kale aan kaa tuso arinka
Ka wrn hadii alle ku siiyay islaamnimo
camal saalixa ku waafajiyay
Cilmina ku baray
Caafimaadna ku siiyay
iyo amni
Bal mxaa kaa maqan maadan ahayn taajirka aduunkan kor saaran
Alle uun u shukri dee waxa kale kaama dhinee sxb😎🖐

Waxaa jira saddex shay oo kaliya oo nolosha ah: Dhoola cadayn..ilmo...iyo xasuus... Dhoola cadayntu way socotaa, ilmaduna way angagaysaa, xasuustuna way hadhaysaa...
Cafisku waa hadiyaddaada dadka kale Dhanka hilmaanka, waa hadiyaddaada naftaada
Waxaan si toos ah ugu janjeernaa
kuwa na fahmaya oo aan fahmayno
Mar walbana waan kasoo reebaa
dadka kale waligood 😌🌸
kuwa na fahmaya oo aan fahmayno
Mar walbana waan kasoo reebaa
dadka kale waligood 😌🌸
Waayo quluubta ugu wanaagsan?
Waxaa ugu wanaagsan kuwa daacada ah
Dadka ayaa ugu wanaagsan?
Waxa ugu wanaagsan kuwa Alle dartii kuu jecel waayo kuma iloobayaan
Waa kuwee maalmaha ugu wanaagsan?
Waa kuwa aad danbi la'aan dhaafto
Maxay tahay hadiyada ugu qiimaha badan?
Waa duco adoon agayn laguu so duceeyo
Haddaba waxaan Ilaahay Subxaanahu Wa Tacaalaa ka baryayaa inuu aniga iyo idinkaba ina waafajiyo farxad aan dhamanayn, cimri dheer oo kheyr an ku Bixino, arzaaq barakeysan, iyo dambi dhaaf Subax wanagsan iyo caafimad ⭐☝️