QORMO (@q0rm0) के नवीनतम पोस्ट टेलीग्राम पर

QORMO टेलीग्राम पोस्ट

QORMO
"‏لا تتكلم عما قرأت بل تكلم عما فهمت."

البداية كانت ٢٠٢٢/٣/٢٥ 🖤
5,924 सदस्य
515 तस्वीरें
8 वीडियो
अंतिम अपडेट 06.03.2025 05:42

समान चैनल

Nafteyda gacalo
7,955 सदस्य
🌷Al raxma_____channel🌹
5,159 सदस्य

QORMO द्वारा टेलीग्राम पर साझा की गई नवीनतम सामग्री

QORMO

26 Feb, 05:43

191

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
QORMO

25 Feb, 20:37

251

Farxada Mar aan waraystay baan waydiiyay "sidee lagugu helaa?" Kadib waxay iigu jawaabtay "waxay ku xidhan tahay uun sida aad iskugu daydo inaad faraxdo, hadii aad marwalba isku daydo inaad faraxdo waxa kaa farxinaya waxyaabo aad u yar yar sida, dhoola cadaynta ilmaha yar, wanaag aad qof u qabatay, xitaa dhibaatooyinka kusoo mara waxad arkaysa iyagoon kaa qasayn farxadaada, laakiin hadii aad ku xidho farxadaada shay ama wax qabad aad rabto inaad ka midho dhaliso ood tidhaahdo markaan shaygaas qabto ama aan guushaas gaadho ayaan farxayaa, farxadaadaasi waxay noqonaysaa uun shay aad sugto markaad gaadhidna deg deg baad u waayaysaa waayo ma tihid qof farxada la qabsaday"



........
QORMO

24 Feb, 14:51

298

''Ha ka dhigan halbeeggaga aad ku xullanayso lamaannaha mid aad uga dab qaadato hab qorraalkisa qurxoon ee qaabaysan ee uu baraha bulshada kuso gudbiyo , ama in uu yahay bare,mufakir iyo hal abuur door ah oosheegan uun , waxa jirra halbeegyo kale oolaga qiyaas qaato oo kamudan'e.''

Buuga:faca koraya
W/Q: احمد سيد
Boga:126
W/T:Adan sahan
QORMO

21 Feb, 14:25

342

Dowladda Deegaanka Soomaalida oo noqotay tan keli ah ee isu xilsaartay ilaalinta Af-Soomaaliga ayaa soo saartay beddelka ereyada qalaad ee sida weyn loo adeegsado, waxaana kamid ah;

Internet: Xuub-caaro
Telephone: Cali-katiin/ Tannaageys
Computer: Kasjil
Hotel: Hoyga-jiifka
Shop: Daas
Restaurent: Maqaaxi
Dhaashi = Cosmatics
Smart: Widhwidh
Copy: Dheege
Laptop: Dhabsaar
Chager: Nuujiye.
QORMO

21 Feb, 11:18

338

Hortaada..

Baddu magac ma lahayn
Ubaxu magac ma lahayn
Daaq laquuto iyo cawsna ma jirin ,
Dumarkoo dhami waxay ahaayeen male awaal ,
Gabayo oo dhamina waxay ahaayeen been.
Haddaanan uu jirin jaceyl aan adiga ku jeclahay,
Maxaan jeclahay!!?


❤️🥺
QORMO

20 Feb, 20:10

358

Waxaan ku idhi kuuma samaynayo balanqaadyo daaran aayaheena danbe oo wakhtiga iyo waayuhu hadba wajiga ay yeelanayaan inagu ma maarayno, xili walbana waxaan kuula dhaqmayaa sida ugu haboon ee Qalbi Qof uu maalin uun jacayl uqaadey uu ula dhaqmo xili kastana xaalkiisa ayaan kugula falgalayaa.
Buugga FiiloFoobiya
Cindigayga kama baxaysid cadaw kaagama tagayo cidlana kaagama dhaqaaqayo se wax balan qaad ah oo aayaha aan imaan aan kusii qaadi karaa ma jiraan adigana kaama sugayo

Buugga FiiloFoobiya
Waxaan ku idhi waligey kuma aan odhan dartaa waan udhimanayaa oo waayuhu waxay ibareen badiba waxa afka laga sheegto in samayntoodu ay adkaato waxa la sameeyana in aan loo baahnaynba in afka laga sheegto in aan ku ilaaliyaa waa waajibkayga ee maaha arin aan ku faanayo

Buugga FiiloFoobiya
Waxaan ku idhi aduunkani waa la helaa la waayaa ilbidhiqsiyada soo aadan si ay kuugu imaan alle ayaa og sidaas awgeed marnaba jacaylka aan kuu qabo buuxin maayo oo heerka usareeyaa Gaadhsiin maayo ileen wax kasta oo dhamaystiranba idlaanshiyahooda ayaa bilaabma markasta waxaan kuu jeclaanayaa si dhex dhexaad ah oo aan xiska ku haynaya inaad tahay helaa la waayaa maalinka aynu is calfanana ciidanka kaliya ee aan Nolosha ugu dagaal galayo ayaad ii noqonaysaa aniguna askariga dhib walba kaaga gudban ayaan kuu noqonayaa

Buugga FiiloFoobiya
Waxaan ku idhi ma tihid caalamkayga oodhan se waxaad ka mid tahay Himilooyinka ugu Qurxoon aduunkayga, ma tihid Noloshayda oo dhan se waxaa aad tahay xisaabaha ugu mudan ee ay Noloshaydu ka Shidaal qaadato isle'egta Noloshayda ayaad tahay kaligaa uun kaama fikiro ee cidkasta oo xaq igu leh wax kasta Oo Noloshayda daaran iyo danahayga ayaan sidoo kale ka fekeraa se waxaa aad tahay cidaha ugu mudan ee aan fikradahayga badanka ka maqnaanin go'aamadaydana aan ku saleeyo.

Buugga FiiloFoobiya
Waxaa aan ku idhi inta Nolosheena ka dhiman ma noqonayno dad faraxsan xataa haddii aynu isguursano ma noqonayno dad badhaadhe ku dakeeya sababtoo ah aduunyo waa kala dhiman oo kala dhantaalan marka aad tidhaah dhamaatayba in ayaa dhinmaysa maalinba far ayaa maydhla dhib iyo dheef dhexdoodna way ka dhisan tahay aduunyadu way sagaalaysaa ee ma tobnayso haddii aadan ku xisaabtamin mugga dheefta aad la helaysid iyo mugga dhibta aad kala kulmaysaa in ay isle'eg yihiin goor aadan iska filayn ayay nabar oof wareen ah kugu halgaadaysaa sidaas awgeed waa inaynu ku xisaabtanaa in aynu kadeed iyo koolkoolinba mudanayno hadiise aynu badhaadhe badhax tiran beerka kasii jeclaysano marka ay noloshu inagu habsaantaba haadaan ayaynu ku hoobanaynaa oo waynu hanjabaynaa.

Buugga FiiloFoobiya
QORMO

19 Feb, 10:25

353

Markasta xasuusnaw qodobkan

"Cida ku raali noqota qadarta rabi dhigay isna waxa uu alle(swt) ku raali galiyaa quruxda qadartiisa""


....❤️
QORMO

16 Feb, 17:06

21

https://t.me/addlist/SgnXwveX64dkN2M0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7
QORMO

15 Feb, 05:34

45

ᴍᴀ ᴋᴜ ᴊɪʀᴛᴀ ᴡᴀᴋʜᴛɪ ꜰɪʀᴀᴀQᴀʏꜱᴀɴ ᴏᴏ ᴍᴀ ʀᴀᴀᴅɪɴᴀʏꜱᴀ ᴄʜᴀɴɴᴇʟꜱ ᴀᴀᴅ ᴋᴀ ꜰᴀᴀɪᴅᴏ ᴄɪʟᴍɪʏᴏ ᴋᴀʟᴀ ᴅᴜᴡᴀɴ. ʜᴀᴅᴀʙᴀ ʜᴀʟᴋᴀɴ ᴡᴀxᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ꜱᴏᴏ ᴅɪʏᴀᴀʀɪɴᴀʏ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ Qᴀʏʙᴀʜᴀ ᴜɢᴜ ᴍᴜʜɪɪᴍꜱᴀɴ  " ᴀᴋʜʀɪꜱᴛᴇ xᴜʟᴀʟᴋᴀɴ ᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ɪꜱᴋᴜɢᴜ ᴋᴇᴇɴᴀʏ ᴡᴀxᴀʏ ᴋᴜ ᴀɴꜰɪᴄɪ ᴅᴏɴᴀɴ ᴀᴅᴜɴᴋᴀɢᴀ ɪʏᴏ ᴀᴋʜɪʀᴀᴅᴀᴅᴀʙᴀ❤️📝🔥


♧ɢᴜᴅᴅᴏᴏᴍɪʏᴀʜᴀ ᴋᴏᴏxᴅᴀ♧
@SAABIR20
QORMO

14 Feb, 16:58

453

Dariiq kasta dhankaaga ayuu i keenayaa, xitaa dariiqaan u marayo illowshiyahaaga

Maxamud Darwiish |
@Q0RM0 |