•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗 @ozil_bower Channel on Telegram

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

@ozil_bower


XANUUNKU ka𝘮𝘢 yimado cadowgag ee wuxu yimaada dad ad ku kalsonthy oo ad jceshahy💔🥺

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘙𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗 (Somali)

Waa maxay SAMRIITA PEARH CHANNEL? SAMRIITA PEARH CHANNEL waa qayb ka mid ah Telegram channelska ee ugu adeegsanay dadka Soomaaliyeed ee jecel cadowga iyo jawi la'aanta. Kanal-kan oo ay leedahay xayawaan, jacayl, iyo suuqa, waxaa ku jira warar aan la xiriirin madaxda cadowga iyo adeegyada iyo tayo cusub oo laga faaiideysan karo dadka inay ka faaiidaystaan tallaabooyinka dhanka cadowga iyo jacaylka. SAMRIITA PEARH CHANNEL waxaa loo isticmaali karaa si fiican oo dhab ah in dadku ay ka faaiideystaan waxa ay ku booriyaan ee ay ka faaiideystaan inay ka hortagaan xiriirka ay leedahay cadowga iyo jawlada. Haddii aad jeclaan laheen inaad ka faaiideysid hawlaha iyo xaaladayada ku saabsan cadowga iyo jawlada, halkan kuu soo dhaweeyay SAMRIITA PEARH CHANNEL. Ayaan kugu guddoonaynaa inaad ka fikirto inaad ula socotaan kanalkaas. Halkan ku saabsan SAMRIITA PEARH CHANNEL, oo ah mid ka mid ah kanalkaas ugu tayo sareeya ee la adeegsaday dadka Soomaaliyeed ee jecel cadowga iyo jawlada.

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

18 Nov, 07:19


Quus jaceyl ,,,🥹 💔


Nafteyda qanaca baro xanunka qalpigaga Garey bal garo 🥹💔,,
Dantaada qabso mar garo hadafkaga waad gaariye ee aad keyso ,,
Adoon dib u qoomaneeyn nasiibkii kaa qalocdey kajaro xasuusahga ka quuso qofan ku tabin ka Saar qalpigaga ee iloow 💔😢,,
Nafteyda dib isku qabo wixii qoran waa qoraale qar iyo ha iska ridin qorsho iyo go.aan yeelo mar UN hadafkaga wad gariye☝️💪 ,,
Nafteyda quusta baro go.aan qaado quwad yeelo runta qaabilo🤏😓 ,,
ka maran naftii kaa marantey ka tir qalbigaga ee iloow🚶💔 ,,

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

03 Nov, 06:49


,,,😭😔🤲


Ilaahow Ani ma arko waxa ayada qalbigeda ku jira lakin adiga waad aragta waxa ku jira gudaha qalbigeeda ❣️😭

Ilaahow hadey sacadyar uu qalbigeeda murugo yar daremo ilaahow faraxd ugu badel Hadey xanusatana cafimad igu badel 😔🫰

Ilaahow ayada adiga dartaa Ayn isku imaney adigana I jecleysiyey adiga qalbigeyga boos ugu yeeley ilaahow inta cumrgeda ka dhiman farxad igu dhameyy 😪🤲

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

09 Oct, 17:13


𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐨


𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐧. 𝐁𝐚𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐩𝐢𝐠𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐊𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐱 𝐋𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐚𝐝𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚𝐝 𝐈𝐠𝐮 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐓𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐧 𝐀𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐃𝐨𝐫𝐭𝐚𝐚,,, 𝐌𝐜𝐧 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐮 𝐃𝐡𝐢𝐛𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐢 𝐃𝐡𝐢𝐛𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐫𝐚𝐫𝐭𝐚𝐝 𝐀𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐱𝐬𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐲𝐲 𝐚𝐧𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐢 𝐈𝐢 𝐃𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐲𝐲


𝐀𝐚𝐝𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐚𝐥𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐈𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐀𝐧𝐬𝐡𝐚𝐱𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐝 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐭𝐚𝐡𝐲𝐲 𝐇𝐚𝐛𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐡𝐲𝐲

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

20 Sep, 21:42


,,,🫰🫂

Inakaston manta garabkeyga ka wayey qalbigii dacada ahaa ax Buu yiri marku wayey,,💔😔

ruuxdaa ugu tirahda hankeygii samiir qaado 🤌🥹

Wejigagii quruxda lahaa iyo Weydhada xasusta leh weli labteeyda kama bixin 🫀❣️

Hadii mantey wada jirkeeni lumeyy waqtiigi iyo dharahaha quruxda badanaa ee aan Soo wada qadaneyy ayaa weli qalbigeyga ka tirmin ,,, 😢🫶

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

29 Aug, 20:32


,,,😭🫂

Adaa dagoo wadnaheyga dooqiyo iyo jaceylkaba barey misna manta adaa dhib badeyy 💆‍♂👨‍🦼‍➡️

Nafteyda adaa yacey adigoo ka dabiibi Kara dabka iyo olalka qalbigeyga ku shidan 🔥😭💔

Hadan shaleyy dadka kugu jeclaa misna kugu dharan jireyy adoo shleyy igu digtey mantana Kuma Deen karo 👥🫵😢

Hadad mantey I deesey misna nafteyda aad daryeli weyso adigoo Ii diirnaxaya nafteydana adan duleyn waxaan doonayo garo macaan aad Ii dareen😢😆😭

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

18 Aug, 19:55


''😢💔

𝑹𝒖𝒏  𝑨𝒉𝒂𝒏𝒕𝒊𝒊  𝑺𝒊  𝑿𝒂𝒅  𝑨𝒚𝒂𝒏 𝑲𝒖𝒖  𝑱𝒆𝒄𝒍𝒂𝒅𝒆𝒚𝒚  𝑾𝒆𝒍𝒊𝒃𝒂 𝑯𝒆𝒆𝒓 𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑴𝒂𝒓𝒂𝒚𝒂 𝑵𝒂𝒇𝒕𝒆𝒚𝒅𝒂  𝑰𝒐  𝑫𝒂𝒓𝒆𝒆𝒏  𝑨𝒂𝒏  𝑿𝒂𝒌𝒂  𝑴𝒆𝒆𝒏  𝑾𝒂𝒂𝒚𝒐  𝑯𝒂𝒅𝒊𝒊  𝑨𝒂𝒅  𝑴𝒂𝒏𝒕𝒂  𝑰𝒈𝒂  𝑻𝒂𝒈 𝑻𝒂𝒏𝒂  𝑳𝒂.𝑨𝒂𝒏𝒕𝒂  𝑴𝒂𝒏𝒐𝒍𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒐  𝑯𝒂𝒅𝒂𝒏𝒂  𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏  𝑫𝒐𝒐𝒓 𝒃𝒊𝒅𝒂𝒂 𝑱𝒂𝒄𝒆𝒚𝒍𝒌𝒂𝒈𝒂 𝑰𝒏𝒂𝒏 𝑰𝒔𝒌𝒂 𝑰𝒏𝒅𝒉𝒂 𝑻𝒊𝒓𝒐 𝑾𝒆𝒍𝒊𝒃𝒂 𝑨𝒏𝒐𝒐 𝑺𝒊𝒅𝒉𝒂𝒃𝒂 𝑲𝒖 𝑱𝒂𝒄𝒆𝒚𝒍 💔😢

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

25 Jul, 10:37


,,,💔🥹

Runtii kuma iloobi karo hadana kuma soo wici karo 😭💔

waan ku daneya mar weliba balse aniga ima danesid 👥👎

Qoral kuma soo diri karo blse mar weliba adigo keliya ayan kaa fikiraa 🫠😓

kuma arko mar weliba lkn aad baan kugu xiisa adiga,,🥹🫂

Mar welboo aan is dhoho u dhowow ayada balse waad iga sii fogataa 🫂🚶

Erey Kuma dhihi karo hadana adiga si dhaba ayan ku jecladeyy ❤️🫶😢

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

17 Jul, 18:38


,,,,🚶‍♂‍➡️😪

Raadinta aan mantey ku soo radinayo hadii ay kula noqotey jaceylakaga in uu daciif iga dhigeyy balse malin baa dhici donta in aad aniga isoo raadiso anigoo doorbidayo maqnan shahaga ogowna markasina nafteyda waxey ku jirta sey magacaga qalbigeyga oga tiri laheed ,,,,,😭🥹

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

16 Jul, 15:02


,,,💔💯

𝑾𝒍𝒍𝒉𝒊. 𝑾𝒂𝒂𝒏 𝒄𝒂𝒃𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒆𝒚 ,𝒘𝒂𝒂𝒚𝒐 ,𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂 𝒄𝒂𝒃𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒆𝒚𝒚 𝒃𝒐𝒔𝒌𝒂 ,𝒂𝒂𝒏 ,𝒌𝒖 ,𝒍𝒆𝒆𝒚𝒉𝒂𝒚 ,𝒒𝒂𝒍𝒊𝒃𝒊𝒈𝒂𝒈𝒂 𝒊𝒏 𝒖𝒖 𝒒𝒐𝒇 ,𝒊𝒈𝒂 𝒒𝒂𝒂𝒕𝒐 𝒊𝒍𝒂𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒎𝒂𝒓 𝒅𝒂𝒎𝒃𝒆 𝒂𝒂𝒏 𝒐𝒈𝒂𝒂𝒅𝒆𝒚 𝒊𝒏 𝒂𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙 𝒃𝒐𝒐𝒔𝒂 𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒍𝒂𝒉𝒆𝒆𝒏 𝒒𝒂𝒍𝒊𝒃𝒊𝒈𝒂𝒂𝒈𝒂 😰🤌💔

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

19 Jun, 11:43


Hamigii nafteydaay
Haween boqoradeedaay
Haasaawe taan wadaagnee
Hami guur u qaaday
Hooy inaan wada galnoo
Hanad ii xanbaartaan
Haminayaaa macaaneey
Hadal aan dhameeyee
Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii rumee
Haween boqoradeedaay
Hubaal waan ku sugayaa
Hanti tan Ugu qaalisaney
Hadal aan dhameeynee
Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii rumee🫴🥺❤️‍🔥

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

23 May, 21:31


Nafteydii kuu war wareysey misna aad adiga hantiidey hadad meel cidlaha aad uga dhaqaqdeyy dhibi maayo iswaga 💔👥

si kastoo aad walbahar ula donto nafteyda  niyadeyda erey iidhiso ku dhafsado kama helo 🥺🤌

anigoo wadnaheyga qudheyda ku warabshey codkaga kana dhooreyy wax yeelo hadad mantey warkeyga deyseyy waxba ku noqon maayo wanagii aan isku baraneyy iyo jaceylkii aan wadagneyy hadii aad ka wargtey kuma soo wici doono ☎️😷

keli nimadana culeys kuma daremi dooni 🥹👤😰

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

28 Apr, 19:03


♡︎ 𝑾𝑨𝑿𝑨𝑵 𝑳𝑨𝑮𝑨 𝑭𝑰𝑰𝑹𝑺𝑨𝑵𝑩𝑨 🥱🤚
𝑯𝑨𝑫𝑯𝑨𝑾 𝑭𝑨𝑱𝑨𝑪 𝑲𝑼𝑮𝑼 𝑵𝑶𝑸𝑫𝑬 😿💔
𝑯𝑨𝑫𝑬𝑬𝑹 𝑲𝑨 𝑭𝑬𝑬𝑱𝑰𝑮𝑵𝑨𝑾🤌🏻🥹
𝑫𝑨𝑫𝑩𝑨 𝑲𝑼 𝑭𝑼𝑫𝑬𝑫𝑺𝑨𝑫𝑬𝑬 😒🙌
𝑨𝑫𝑶𝑶𝑵 𝑼𝑩𝑨 𝑭𝑨𝑵𝑨𝑯𝑨𝒀𝑵 😾🫶
* 𝑼𝑺𝑯𝑬𝑬𝑮 𝑰𝑵𝑨𝑫 𝑭𝑰𝑰𝑪𝑨𝑵𝑨𝑻𝑨𝑯𝒀 🥺🫶❤️*

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

26 Apr, 22:57


Nolosheydaba is maan laheen faraxadada moye murugadada ayad admiga kle ayad uga  sheeken dontaa balse waa ay dhacdeyy 💔😭😌

Marnaba ha u ogalan in uu qof noloshada buugi uu  qoraa ka noqdo 📝☝️

Runtii adiga dartaa ayan dadkoo dhan  is kaga indha tiraa balse adiga jaceylka aan ku qabo maxad isaga indha tirtaa Mar weliba 🫵💔🥹

kuma faraxsani inan ka sheekeyo xanunka qalbigeyga inan ka shekeyo nafis ayan ka raadiya 😭😪

Waxa jira kuwa malinba malinta ku xikta xirir cusub sameysta   halka anigana malin kasta aan adigo keliya kugu hamiyo  blse waxey u muuqata Mar markiisa kle in aad ka sii durkeyso qalbigeyga 😔😭👥

ma.adaa awood badan oo ma.anaa nafteyda qiima beesheyy
mise adaa nasiib badano qalbigeyga sbb la.aan adiga kuu jecladeyy 😰🫵🫶

Weligey farxadada ima dhibin balse nafteyda maxaad farxad ugu quuri la.adahay 😭🥹😢

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

21 Apr, 20:40


Mar walba higso noloshada mar walba ahaw qofka tahay gul darada haka murgonin hadaaba mar ogtahay iney guul kadambeyso iska ilali niyad jabka sida urumehso riyadada 🔥🔥


Wan idin salamey akhayarteyda❤️

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

20 Apr, 09:11


🂱𝗸𝗮𝗹𝗮𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗯 𝗰𝗶𝗱𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗲𝗲𝗱𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗼 𝗸𝗹𝗲 𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗻𝗮 𝗺𝗮 𝗲𝗲𝗱𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗶𝗱 𝗾𝗼𝗳𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗻𝗲𝗲𝗻𝗮𝘆𝗼 😔 𝗹𝗸𝗻 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗹𝗲𝗲 𝗱𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻 𝗴𝗼𝗼𝗻𝗶 𝗮𝗵 🥺💔

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

16 Apr, 22:17


Waxaan  daremaa  kelinimo  weliba  aad  u daran 👤🥹

Markii  aad  adiga iga  fogatey  ayey nafteyda ka fogateyy farxado dhan 🥹☝️

Waa run adiga hada ilama jogtid balse maqanan shahaaga xanunka aan ka qadeyy ayaa wuxuu noqdeyy cudur aan dawo laheen weliba aniga  igu dhex nuul 🧑‍🦼‍➡️🙇🏌‍♀

Xitaa hadii aan maqlayo codkaga kuma filno nafteyda murugadii iyo xanunka aad igaga taktey ayan weli la tahayaa isheydana ilinta kama dhamato 🥹😭

Nolol qeebsigeni iyo farxadan soo wada qadaney ayey nafteyda had iyo jeer ka samri la.adahay inta nolosheyda ka dhimana kama sabri doono balse waan ku sugi doona gortey ahaataba 🥹🫵💔

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

12 Mar, 00:05


Waxaan   rabeyy  in  aan  soo  woco  adiga  misna aan ku sheego inan  adiga  aad  kugu  xiisey  blse  nafteyda  ayaa  waxey  igu  tiri  waayo  ayada  adiga  la.antada  ayey  farxsan  tahyy 💔😌 ,,, hadaan  ololo  misna  ku  tabo adiga  awga naftaan canshaqan iheley ayaa amar igu wadee axwasha nafteyda garo oo dartaa u Oman 💘🥹🥹🫂

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

10 Mar, 21:05


𝙽𝚘𝚚𝚘 𝚚𝚘𝚏 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚏 𝚕𝚎𝚑 𝚋𝚒𝚜𝚑𝚊𝚊𝚗 𝚛𝚊𝚖𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚍𝚑𝚎𝚡𝚍𝚒𝚒𝚜𝚊 🚶

𝙽𝚘𝚚𝚘 𝚚𝚘𝚏 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚏 𝚒𝚢𝚘 𝚒𝚜𝚋𝚊𝚍𝚎𝚕 𝚜𝚊𝚖𝚎𝚢𝚊 𝚡𝚒𝚝𝚊𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚊𝚢 𝚗𝚘𝚚𝚘𝚝𝚘 𝚚𝚎𝚎𝚋 𝚔𝚊 𝚖𝚒𝚍𝚊 𝚗𝚘𝚕𝚘𝚜𝚑𝚊𝚍𝚊 😞💞

𝚀𝚘𝚏𝚗𝚊. 𝚑𝚊 𝚠𝚎𝚢𝚍𝚒𝚒𝚜𝚊𝚗 𝚒𝚗𝚞𝚞 𝚔𝚞 𝚋𝚊𝚍𝚊𝚕𝚘 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚊 𝚔𝚊 𝚑𝚘𝚛 𝙸𝚗𝚝𝚊 𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚞 𝚒𝚜 𝚋𝚊𝚍𝚊𝚕𝚒𝚗 🤌👤

RAMADAN KARIIM 🕍🌙 وكل عام وانتم الى الله ا قرب 🌱❤️

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

03 Mar, 22:27


𝚁𝚞𝚗𝚝𝚒𝚒 𝚠𝚊𝚊𝚗 𝚘𝚐𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚚𝚊𝚕𝚊𝚍 𝚊𝚊𝚍 𝚞 𝚠𝚎𝚢𝚗 𝚒𝚗 𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚊𝚊 𝚐𝚊𝚕𝚎𝚢 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚊 🥹🫵

𝚠𝚊𝚗𝚊. 𝚘𝚊𝚐𝚊𝚑𝚢 𝚒𝚗 𝚊𝚊𝚍 𝚒𝚒 𝚡𝚊𝚗𝚊𝚚𝚜𝚊𝚗 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢𝚢 𝚒𝚗𝚊𝚊𝚍 𝚒𝚒 𝚡𝚊𝚗𝚊𝚚𝚍𝚊𝚗𝚊 𝚚𝚊𝚕𝚊𝚍 𝚔𝚞𝚖𝚊 𝚕𝚒𝚑𝚒𝚍 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚊 😡🥺

𝚠𝚊𝚗𝚊. 𝙾𝚐𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚗𝚊𝚏𝚝𝚊𝚍𝚊 𝚒𝚗 𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚊𝚕𝚊𝚏𝚎𝚢𝚢 𝚖𝚊𝚛𝚗𝚊𝚋𝚊 𝚖𝚊 𝚞 𝚖𝚊𝚕𝚎𝚗𝚎𝚗 𝚍𝚑𝚊𝚋𝚊𝚌𝚊 𝚚𝚊𝚕𝚋𝚒𝚐𝚊𝚐𝚊 𝚒𝚗𝚊𝚗 𝚜𝚋𝚋 𝚞 𝚗𝚘𝚚𝚘𝚗𝚊𝚢𝚘 𝚋𝚊𝚕𝚜𝚎 𝚠𝚊𝚊 𝚊𝚢 𝚍𝚑𝚊𝚌𝚍𝚎𝚢 𝚖𝚒𝚍𝚊𝚊 😔☝️

𝚠𝚊𝚊𝚗 𝙾𝚐𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚊𝚗𝚒𝚐𝚊 𝚒𝚗𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚒 𝚌𝚊𝚏𝚒𝚗𝚎𝚎𝚗 𝚋𝚊𝚕𝚜𝚎 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚗 𝚍𝚒𝚢𝚊𝚛 𝚞 𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚍𝚑𝚒𝚋 𝚠𝚎𝚕𝚒𝚋𝚘 𝚒𝚢𝚘 𝚍𝚑𝚊𝚋𝚊𝚌 𝚠𝚊𝚕𝚒𝚋𝚘 𝚒𝚗 𝚊𝚊𝚗 𝚍𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊 𝚞 𝚖𝚊𝚛𝚊𝚢𝚘 𝚍𝚒𝚢𝚊𝚛 𝚊𝚢𝚊𝚗 𝚞 𝚊𝚑𝚊𝚢𝚢 🥹😓

FADLAN HADII AAD KA HESHEY LOVE SAR BLSE 🙏

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

29 Feb, 17:18


Ma  dareentaa  dhibkeeyga 🥺🙇‍♂

Maku  damqaaa  xanuunkeyga ☺️🥹

Mailaaisaa  qalbigeyga 🫵🫀

Ma i  loowdaa  qaladkeygaa 😴🤏

Ma  fahantaa  u  jeedkeyga 😔☝️

Madhortaa  balanteena 🙌🫠

Ma  isla  hadashaa  sideyda 🥲🤗

Maku  faraxdaa  kulan  keena 👥😪

Ma  raadisaa  xalkeena 🤒🧏

Maku  faantaa  xirirkeena  🤞🫂

Ma  aamintaa  nafteeydaa 🤦‍♂🫵

Maka  heshaa  hadalkeyga 🤌🫠

Maku   hamisaa  gurkeena 💍🫂❤️