Movie Present

@moviepresent


Kusoo dhawoow MOVIE PRESENT; halkan waxaad ka heleysaa Aflaamta FANPROJ, ASTAAN, MCABALE & ASAL24 dabcan kuwa cusub iyo Kuwii hore.

Movie Present

09 Feb, 02:53


Dalkaan badbaadadiisa wuxuu u baahan yahay dhaliyarada somaliyeed

Movie Present

09 Jan, 20:41


Asxaabey aan badeena difaacano ku yaaca qaran nimada dalkeena duulaan lagu yahay

Movie Present

26 Nov, 21:38


Β­ πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
MR INBETWEEN

Movie Present

08 Nov, 11:55


https://youtu.be/m6a8BqHILlk

Movie Present

15 Oct, 17:22


https://t.me/Somflim

Movie Present

15 Oct, 17:21


Filmaanta halkaan laga saaray waxaad ka heli kartaan channel ka kale ee somflim

Movie Present

15 Oct, 17:16


Hambalyo guusha ay soo hooyeen Xiddigaha 17- jirrada ah ee Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee tartanka da’ yarta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA.

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxay leeyihiin hibo, adkeysi iyo karti ay kaga tilmaaman yihiin dhiggooda caalamka, sidaa awgeed waxay mudan yihiin in niyadda loo dhiso, mar walbana la garab istaago.

Waxaan ku bogaadinayaa maamulka, macalimiinta iyo ciyaaryahannada xulka kubadda Cagta guushan taariikhiga ah.

HAMBALYO-HAMBALYO.

Movie Present

04 Oct, 16:22


Cilmiga hacking ka waa cilmi aad muhiim u ah, marka ka faaideysta oo barta.
https://www.culuumta.com/sidee-loo-noqdaa-ethical-hacker/

Movie Present

02 Oct, 07:03


Movie Present pinned Deleted message

Movie Present

30 Sep, 10:16


Dhamaan bahda Moviepresent waxa ay murugada la qeybsanayaan dhamaan ehelada qaraabada iyo guud ahaanba umadda Soomaaliyeed dal iyo dibad ba geerida ku timid allaha unaxariistee Gen. Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole). Illaahay janadiisa ha u waasiciyo

Movie Present

25 Sep, 12:09


Sidee loo noqdaa hacker
https://www.culuumta.com/sida-loo-noqdo-ethical-hacker/

Movie Present

12 Sep, 04:07


https://www.culuumta.com/waa-maxay-hacking/

Movie Present

05 Sep, 18:59


https://t.me/Mogflims

Fadlan ku biir channelkaan

Movie Present

04 Sep, 12:19


10ka luqadood ugu fiican 2022
https://www.culuumta.com/10-ka-programming-languages-ugu-fiican-2022/

Movie Present

02 Sep, 15:41


https://youtu.be/OJHvoFkVRlI

Movie Present

01 Sep, 23:29


Free Ku Daawo Flim Walba Oo Cusub Oo American ah
https://youtu.be/ejCwOMgIYpA

Movie Present

31 Aug, 19:05


Hda ka dib netflix lacag haku bixin Soo Daawo muqaalkaan si aad free ugu hesho flim walba aad rabto oo American ah
πŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏπŸ‘‡πŸΏ

https://youtu.be/ejCwOMgIYpA


Ku dhufo link