Harun's Floor Telegram Posts

La qabso updates ka HarunFloor, Haddii ay dhab ka tahay Forex, waxaad u baahan tahay aqoon buuxda. Waxaan kuu haynaa cilmi dhameys tiran .
igala soo xiriir @harun045
igala soo xiriir @harun045
2,550 Subscribers
389 Photos
34 Videos
Last Updated 01.03.2025 10:43
Similar Channels

6,779 Subscribers

2,661 Subscribers

1,856 Subscribers
The latest content shared by Harun's Floor on Telegram
private session trade qurux badan...wax kale oo aan sheego maleh al hamdulilaah.
Xirfada ugu adag ee la barto marka trading ka la joogo waa ka saarida naftaada dareenka laba labeynta iyo cabsida, waana goaamo ka yimaado maskaxda kuuna keeni kara dib u dhaca ugu weyn ee qof trader ku dhaco, isku day in aad cycle kaas kaso baxdid yeelatidna joogtayn iyo ku celcelin...una sheeg naftaada waxa ugu xun ee dhici doono waa waxa ay maskaxdaada sawirato.
#mind_refreshment.
#mind_refreshment.
private session qurux badan ayuu ahaa oo cilmi iyo iswareysi badan ka dhacay. mahad oo dhami ilaahay ayey u sugnaatay.