Dernières publications de Harun's Floor (@harunsfloor) sur Telegram

Publications du canal Harun's Floor

Harun's Floor
La qabso updates ka HarunFloor, Haddii ay dhab ka tahay Forex, waxaad u baahan tahay aqoon buuxda. Waxaan kuu haynaa cilmi dhameys tiran .
igala soo xiriir @harun045
2,550 abonnés
389 photos
34 vidéos
Dernière mise à jour 01.03.2025 10:43

Canaux similaires

Mohamed Forex
9,672 abonnés
Hiil Walaalahafx
2,661 abonnés

Le dernier contenu partagé par Harun's Floor sur Telegram


private session... pre NY volume, done 🔥

Sirta ku jirto joogtaynta waa in aad is baran doontaan is barasho dhab adiga iyo waxa aad joogtaysay.

#consistency@harunfloor.

isbuuc qurux badan trades kayga badankood ay ka imaadeen labada session...waan ku faraxsanahay in asxaabtayda aan wada trade gareysay wada guulaysanay.

trade kii meeshaas ayaan uga baxay 27pips hambalyo qof walba oo ila qaatay trade kaas

https://www.youtube.com/live/mPokc2p_LPI?si=KFUfsk_kp5dAylsC

Helida community aad aqoon kala faaideysaan waa guusha bilawgeeda.

@powerful_community

https://www.youtube.com/live/thdZmZ5OpW8?si=zBmjAEVg2DG3Cb0X

session trade 🔥 50pips done

https://www.youtube.com/live/So02mni3CwI?si=vLYcYpPSYCDdtkls

educational purpose...private session.