Abuu Curwa @curwq Channel on Telegram

Abuu Curwa

@curwq


( أحبُّ أن أنفقَ جُلّ وقتي في العلم والتّعليم )

Waxaan jeclahay waqtigeega inta ugu badan inaan ku bixiyo cilmiga barashadiisa iyo inaan dadka ku anfaco, ilaahay waxan ka rajeenayaa inuu iwaafajiyo.

la soo xirir linkiga hose kudhufo
👇👇
@Curwa

Abuu Curwa (Somali)

Abuu Curwa waa qalab lagu adeegsado siyaasaddeeda cilmiga ah. Waxaa loogu talagalay inuu kaalin dheer ku bixiyo cilmiga barashada iyo inuu ka faa'iideysto dadka si ay uga faa'iideystaan. Qalabkaani waxaa ka mid ah waxbarashooyinka, tilmaamaha cilmiga, iyo waxyaabo kale oo furan oo la xiriira cilmiga. Haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato iyo kaalinaha cilmiga, ka soo booqo @curwq haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato cilmiga iyo waxbarashada. Ilaahay ha ku waafajiyo.

Abuu Curwa

24 Jan, 22:54


Ilaahay Xikmadiisa Cid Caqliga ku Haleeli kartaa majiro
Cidii tiraahda ilaahay Ximadihiisa Caqligaaga ku gaar ku haleel wuu wareerayaa ❗️

Abuu Curwa

24 Jan, 19:07


Qalbiga ku jilci

Abuu Curwa

24 Jan, 18:35


Qofka ku mashquula naftiisa, waxaa laga mashquuliyaa dadka kale. Qofka ku mashquula Rabbigiisa, waxaa laga mashquuliyaa naftiisa.

Abuu Curwa

23 Jan, 16:11


Anas ibna Maalik (رضي الله عنه) wuxuu yiri:
Ma aanan arkin muuqaal ka cajaa'ib badan wejiga Nabiga (ﷺ).

Abuu Curwa

23 Jan, 16:06


Ilmuhu wuxuu ku barbaarayaa waxa waalidkiisu ku dhaqmaan,


📖: ‌‌‏ إنَّ الأصولَ عليها تَنبُتُ الشَّجَر

Abuu Curwa

23 Jan, 10:29


💎: Nicma Waliba Waxbaa lagaa Waydiinayaa.

📍: Abuu Curwa Abdirahman

Abuu Curwa

22 Jan, 23:14


Kii yaraa wuxuu rabaa inuu weynaado,
kii weynna wuxuu rabaa in waqti la soo celiyo si uu mar kale u noqdo qof yar.
Runtu waxay tahay in adduunyadu tahay waqti kooban oo dhammaanaya.

📍: Marwaliba uu Waaga kuu Barya qabriga ayaad usii Dhawaanaysaa❗️

Abuu Curwa

22 Jan, 03:54


Dhameestirka Xadiithka 28aad

Abuu Curwa

22 Jan, 03:52


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📘: KITAABKA Arbaciinka

📀: CASHIRKA 24AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

21 Jan, 18:11


Kaalay Caqiidada Kafaa'idaysta

Abuu Curwa

21 Jan, 18:08


SOOGALA CAQIIDADA

👉 KAFAA'IDAYSO

📕: CAQIIDADA

🔻: TELEGRAM LIVE HOOS TAABO
👇👇👇
https://t.me/Curwq?livestream=95a13a69b711d94d5f

🔹️: ZOOMKA LIVE
HOOS TAABO
👇👇👇
https://zoom.us/j/6665132860?pwd=sSa2u2BRWYzRjzASqRmbTMuCspsTPv.1

Abuu Curwa

21 Jan, 18:05


Live stream started

Abuu Curwa

21 Jan, 13:36


Walaashayda muslimada ah

Soo majeclid inuu ilaahay kaa Raali Noqdo ❗️
Sawir aad leedahay ka ilaasho Baraha bulshada Xitaa barofolkaaga ha soo saaran .
Ilaahay haku barakeeyo

Abuu Curwa

21 Jan, 09:32


Baraarujin ❗️

Caawa Hadii ilaahay idmo Waxaa inoo Jira Darsiga Caqiidada.

❗️: waa iga Talo Caqiidada Kafaa'idayso.

👉 Hadii aad Ogaan laheed sida ay kuu anfacayso Darsiga Caqiidada MA aadan ka maqnaan laheen.

⌚️: Waqtiga lasoo gali doono
9:00 pm Somali
6:00 pm UK

Halka ka dhagayso Cashirkii ugu Dambeesay.
👇👇👇
https://t.me/c/1683473660/692

Abuu Curwa

21 Jan, 04:14


Walal ku dadaal Adkaarta Subaxdi

Abuu Curwa

20 Jan, 16:35


Halkaan udiyaar garow ❗️

Mardhow Qabri Cidla ah ayaa laguugu Aasi Doonaa ee Halkaan Ushaqayso Walal

Camal kaaga Hagaagso

Ilaahayoow Cadaabta Qabriga Naga ilaali Naga Badbaadi 🤲🤲

Abuu Curwa

20 Jan, 10:29


Waxaa Xaqdaro ah Daarta Tacabka iyo Rafaadka inaad Raaxo Ka Raadiso ❗️

Abuu Curwa

20 Jan, 10:17


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📘: KITAABKA Arbaciinka

📀: CASHIRKA 23AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

19 Jan, 02:30


Tasbiixda ku dadaal
Haka mashquulin
Walal qaali

Abuu Curwa

18 Jan, 23:57


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📘: KITAABKA Arbaciinka

📀: CASHIRKA 22AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

18 Jan, 21:40


Shaydaanku waa mid dulqaad badan!
Waayo
Waxaad tahay mashruuciisa nolosha…
wuxuu kugu shaqeeyaa si tartiib tartiib ah adoon dareemin.
Wuxuu ku filan yahay inuu kaa joojiyo hal tasbiix maalin kasta, ilaa uu qalbigaaga ka Faaruqo diinta oo ku buuxiyo wuxuu doono!

Abuu Curwa

18 Jan, 16:05


Ardayda Jacel Barashada Jacel
Cilmiga Caqiidada
Darsiga Caqiidada
Laxiriira
+252638250645

Abuu Curwa

18 Jan, 15:00


📍: Saxaabiga
Cabdullaahi ibna Cumar
(Alle ha ka raalli noqde)
ayaa la kulmay saaxiibkiis,
wuxuuna yiri:
Runtii, waxaan kaa maqnaadaa adigoo aan kuu xiiso qabo,
waxaana kula kulmaa adigoo aan kuu hanqal taagayo.

Markaasaa nin reer miyi oo reer baadiya ah hadalkiisa maqlay,
💥wuxuuna yiri:
Haddii hadalka wax lagu cuni lahaa, kan baa mudnaan lahaa.

Abuu Curwa

17 Jan, 23:07


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📕: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 21AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

13 Jan, 17:18


✍️: رفع اليدين للدعاء بعد الفريضة :

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

12 Jan, 21:30


✨️( MUXAADARO CUSUB )✨️

☀️: in Waqtiga Laga Faa'idaysto ☀️:

🗓: Taarikhda : 16/1/2025

WAQTIGA
⌚️:8: 00 pm somali
⌚️: 5: 00 pm UK

Habeenka jimcaha Soogalaya

📡 : Telgaram & Zoom live

🎁🎁 Hadiyado ayaa lasocota
Qofkii Su'aalaha ka jawaaba ayaa Heli Doona Bi'idnillaahi

Abuu Curwa

12 Jan, 21:26


Fursad Waxbarasho

Lasoo xirir
+252618370921

Abuu Curwa

12 Jan, 05:28


Talo:
Hadii aad Aragto Qof Hooyo ah
Caawinaad Kaa Dalbato
Walal Caawi.

Abuu Curwa

12 Jan, 04:29


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 19AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

11 Jan, 15:06


دعاء صلاة الاستخارة

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

10 Jan, 23:18


Baraarujin ❗️
Maalin Waliba Oo Sabti Ah Waxaa Inoo Jira Darsiga Luqada Carabiga
Duhur Kadib Somali
1:30 pm Somali
10:30 pm UK

Waa Maalin waliba oo Sabti ah
Bi'idnillaahi

Live lasoo galayaa

Abuu Curwa

10 Jan, 19:04


مَلأَ اللهُ عَلَيْهِمْ بُيُوتَهُمْ وَقُبُورَهُمْ نَارًا

Abuu Curwa

09 Jan, 13:37


Ku adkayso Toosnaanta.
maxaa yeelay wadnahaagu waa hilib yar. Waxaa laga yaabaa inuu daciifo markaad la joogto saaxiibo xun.

Abuu Curwa

09 Jan, 01:28


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 18AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

07 Jan, 05:21


BARAARUJIN ❗️ ❗️

CAAWA HADII ILAAHAY IDMO WAXAA INOO JIRA DARSIGA CAQIIDADA

KAFAA'IDAYSO WALAL QAALI HAKA MAQNAANIN CAQIIDADA

Waqtiga:
9:00 pm Somali
6:00 pm UK

HALKA KA DHAGAYSO
👇👇👇
https://t.me/c/1683473660/692

Abuu Curwa

07 Jan, 05:14


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 16AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

07 Jan, 00:13


Abuu Curwa pinned «💫: Walaalaha Ku Xeran Qanaatka (Abuu Curwa ) ee Telegraamka. Si Gaar Ayaan Ugu Mahadnaqayaa iyo Cid Waliba Kheyrka faafisa. 🌎: Meel Waliba aad Joogtaan ilaahay Ha idinku Xafido. 💎: ilaahay Dartiisa idin Jeclahay Dhammaantiina. Dhammaan ilaahay…»

Abuu Curwa

07 Jan, 00:07


💫: Walaalaha Ku Xeran Qanaatka
(Abuu Curwa ) ee Telegraamka.
Si Gaar Ayaan Ugu Mahadnaqayaa iyo Cid Waliba Kheyrka faafisa.

🌎: Meel Waliba aad Joogtaan ilaahay Ha idinku Xafido.

💎: ilaahay Dartiisa idin Jeclahay Dhammaantiina.

Dhammaan ilaahay waxaan idin way diinayaa dambi dhaaf iyo inuu khaatimada idin hagaajiyo.

Talo: ✨️

Ku Camal Falka Diinta Si gaar aan ugu dadaalno

📤: Fidinta Diinta ku dadaala kheyrka faafiya ogaada ogaada Hal kheyr aad faafiseen ayuu ilaahay idin kugu dambi dhaafi karaa

👉 Xumaanta way badatay ee sii Gudbiya kheyrka ilaahay uga ajar xisaabsada

❗️ Ogow Hadii aad Gudbiso Cilmiga iyo kheyrka Waxaad ku ajar tahay Kan kheyrka faraayo sidoo kale qofta aad tusiday ajarkiisa ayaad helaysaa

🩸: Qalbiga idinkala hadlayaa Cilmiga idin lajeclahay iyo kheyrka
Wanaag waliba inaan idin soo Gudbiya jeclahay anigoo ilaahay uuga ajar xisaabsanaayo

Abuu Curwa

06 Jan, 06:58


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 15AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

06 Jan, 02:40


💡: Murugada iyo welwelka waxay ka yimaadaan labo dhinac labo Jiho. 💡


1️⃣: Midda kowaad:
Rabitaanka adduunyada iyo in adduunka lagu dadaalo.

2️⃣: Midda labaad:
Dayacaadda camalka wanaagsan iyo adeecidda Alle.

Abuu Curwa

05 Jan, 19:52


Camalka Wanaagsan Joogtee

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

05 Jan, 13:35


الذي يَطلُبُ العلمَ في هذه الأيام مع وجود الفتن الكثيرة يعتبر وليا من أولياء الله.

قاله محمد علي آدم الإتيوبي رحمه الله تعالى.

Abuu Curwa

05 Jan, 00:10


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 14AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

04 Jan, 22:36


✍️: خبر الكتاب ( ١ )


[ كتب تشابهت أسمائها ]

= ( فتحُ الباري ) لابن حجر بشرح صحيح البخاريّ.

= و ( فتح الباري ) لابن رجب بشرح صحيح البخاري.



Abuu curwa
https://t.me/Curwq

Abuu Curwa

04 Jan, 00:39


Marwaliba ku dadaal Raali galinta ilaahay.

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

📤: faafi kheyrka sii aad ajar uga hesho.

Abuu Curwa

04 Jan, 00:19


Ilaahayoow
Sida aad Saxaabada Nabiga ( ﷺ)
Anaga raali inaga Noqo
Ilaahayoow
Sababaha aad raali inaga noqon laheed ina WaaFaji

Abuu Curwa

02 Jan, 00:13


Qalbigaaga Qur’aanka ku jilci

Abuu Curwa

01 Jan, 23:47


Haddii qalbigu adkaado, ilintu way qalashaa.

Abuu Curwa

01 Jan, 23:39


Ma Hoogo mana khasaaro addoon xaga alle u cararay,
oo doortay waddadii Alle, waayo Alle marnaba ma Celiyo cidda albaabkiisa soo garaacda

Abuu Curwa

01 Jan, 19:31


Haloo Dhimriyo Dumarka

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Hoos Taabo Ku Soo biir
👇👇
https://t.me/Curwq

Abuu Curwa

01 Jan, 10:27


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 13AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

01 Jan, 02:08


Luminta waqtiga waa ka xanuun badan tahay dhimashada; waayo, luminta waqtiga waxay kaa jartaa Allah iyo aakhiro, halka dhimashadu kaa jarto adduunka iyo dadkiisa.

Abuu Curwa

01 Jan, 02:00


اللّهمّ أحْسِنْ خاتِمَتَنا في الأمُورِ كُلِّها

Abuu Curwa

31 Dec, 01:17


Aqrinta Qur'aanka ku Dadaal

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

⬇️⬇️⬇️
https://t.me/Curwq

Abuu Curwa

30 Dec, 23:52


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 12AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

30 Dec, 16:08


🔹️: ASMAA BINTI ABIIBAKAR.

🎙/ ABUU CURWA ABDIRAHMAN ABUBAKAR OSMAN

Abuu Curwa

30 Dec, 00:37


Ciqaabta ugu daran noloshaada waa marka ilaahay ka joojiyo carrabkaaga xuskiisa.

Abuu Curwa

29 Dec, 23:42


📚 ( الأربعون النووية ) 📚

📙: KITAABKA Arbaciinka

📀 CASHIRKA 11AAD

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

29 Dec, 16:45


Ha raadin raaxo adigoo ku jira da'da dadaalka.

Abuu Curwa

29 Dec, 00:52


Naftaada Qur'aanka ubandhig

Abuu Curwa

29 Dec, 00:32


Asmaa binti Abii Bakar
(Ilaahay ha ka raalli noqdee) markay madax xanuun dareento gacan teeda ayay waxay saari jirtay madaxeeda iyadoo leh:
Madax xanuun kaan Waxaan ku mutaystay dembigayga, laakiin waxa Ilaahay cafiyo ayaa ka badan. ❗️

📍: Madax xanuunka waa calaamad ka mid ah astaamaha ehelka iimaanka iyo kuwa jannada lagu abaalmarin doono.

⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
https://t.me/Curwq

Abuu Curwa

28 Dec, 17:07


Riix linkiga hose Dhagayso kalimada oo dhameestiran sii gudbi ogow faafinta kheyrka ajar wayn ka helaysaa waa fursad sii gudbi
👇👇👇
https://www.facebook.com/share/v/Nf8SJj5FE54kWjkb/

Abuu Curwa

28 Dec, 15:20


Dadka qaar Xaqiiqada Toobada Ma Fahmasana

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

https://t.me/Curwq

Abuu Curwa

01 Dec, 11:57


BARAARUJIN ❗️


Caawa Tafsiirka QURAANKA
Wuu Jiraa Inshaa allaah
Hala iska aqriyo

📍: ilaahay Ha idin Fududeeyo Fahamka Kitaabkiisa

Waqtiga
9:00 pm Somali
6: 00 pm UK

Suuratu alfajri iska aqriya

Inshaa allaah

Abuu Curwa

30 Nov, 08:08


ABUU CURWA ABDIRAHMAN ABUBAKAR OSMAN

Abuu Curwa

30 Nov, 08:04


Baraarujin ❗️

Darsiga Luqada Carabiga Maanta wuu jiraa Waan Qaadanaynaa
Waqtiga
1: 30 pm Somali
10:30 am UK

Inshaa allaah

Abuu Curwa

28 Nov, 13:09


CIISE ❌️
CIISAA ✅️

MUUSE ❌️
MUUSAA ✅️

MAXAMED ❌️
MUXAMED ✅️

ZAKARYE ❌️
ZAKARIYAA ✅️

Aadan ❌️
AADAM ✅️

Abuu Curwa

27 Nov, 16:39


Aduunyada Qiima malahan Ee Haku mashquulin.

Abuu curwa abdirahman abubakar osman

Abuu Curwa

24 Nov, 19:58


Xuska Ilaahay Waa Nuur.
Wuxuu Nuur uyahay Qofka ilaahay Xuskiisa Farabadiya .

Abuu Curwa

24 Nov, 07:13


Qalbiyada Laguma iibsado lacag,
Ee Qalbiyada waxaa lagu hantaa dabeecada iyo Dhaqanka wanaagsan.

Abuu Curwa

23 Nov, 08:40


Cudurdaar ❗️❗️

Maanta Waan Ka Cudur daaranayaa Darsiga Carabiga
Arima jira Dartii

Cashirada iska Aqriya ilaahay ha idin baraekeyo

Abuu Curwa

23 Nov, 01:33


Walal qaali.

Waafajinta Lagu Soo Waafajiyay Goobaha ilaahay Lagu Xasuusinaayo iyo Maalinta aakhiro
Waa Nicmo Aad uwayn ee ilaahay Ugu Shukri

Abuu Curwa

22 Nov, 22:22


وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌ أُجِيبُ دَعْوَةَ الدَّاعِ إِذَا دَعَانِ فَلْيَسْتَجِيبُوا لِي وَلْيُؤْمِنُوا بِي لَعَلَّهُمْ يَرْشُدُونَ
[سورة البقرة:186].

Abuu Curwa

22 Nov, 20:14


Lasoo xirir

Hoos taabo
👇👇
@Curwa

Abuu Curwa

21 Nov, 14:25


WAXAAN IDIN DARDAARAMAYAA CILMIGA SHARCIGA

Abuu Curwa

21 Nov, 04:03


ADKAARKA SUBAXDI YAALA HALMAAMIN

👉Xuska ilaahay Farabadiya
Waad Liibaanaysaan

Abuu Curwa

20 Nov, 20:11


Live stream finished (2 hours)

Abuu Curwa

20 Nov, 18:07


Live stream started

Abuu Curwa

19 Nov, 22:04


KITAAB CUSUB OO CAQIIDA AH

➡️: Goor Dhaw Waxaa la aqrinayaa Kitaabka Nawaaqudul Al:islaam

شرح نواقض الإسلام للشيخ محمد بن عبدالوهاب .


👉 Barashada Caqiidada Cid ka Maaranta majiro
Caqiidada Waa muhim

🗓: Xiliga la bilaabi doono
26/ 11/ 2024
Habeenka Arbacada soo galaysa

⌚️: Waqtiga: 9:00 pm Somali
⌚️: 6:00 pm UK


Goobtu waa
📡: Zoom iyo Telgaram live

Kusoo biir Qolka telegramka
👇👇👇👇
https://t.me/+DkDDtLn-9yZhOGE8

Abuu Curwa

18 Nov, 22:43


Qolka Kutubada Cilmiga
Ku soo biir
👇👇
https://t.me/Somalimuqdisho

Abuu Curwa

16 Nov, 16:00


Live stream finished (15 minutes)

Abuu Curwa

16 Nov, 15:51


Fursad qaali ah ❗️

🕋: Cimrada Waalidka
+252618370921
+966509487518

Abuu Curwa

14 Nov, 20:28


https://youtu.be/g2lzkztUfQc?si=zuOADJwLB7Pl-eRa

Abuu Curwa

13 Nov, 10:35


Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

11 Nov, 04:03


Ilaahayoow Khaatimada wanaagsan Nagu Dil

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

10 Nov, 21:08


✍️ فائدة:
Faaido buuk ku qoro

أوّلُ من دَوَّنَ علمَ التفسير؟
👈 محمد ابن جرير الطَّبريّ.

المُتَوَفَّى سنةَ 310 / hijriga

📚 (جامعُ البيان عن تأويلِ آيِ القرآن)📚

⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️

Abuu Curwa

10 Nov, 00:57


Istighfaarka dambi dhaafka weydiisiga way Ka muhiimsan Yihiin dhammaan ducooyinka.

Abuu Curwa

10 Nov, 00:51


Dadka Hadii Dambi ay Kuugu arkaan Way ku Ceebeenayaan mana kuu Asturayaan.
Lakin Alle Subxaanahu Watacaalaa
Dambiga aad Sameeso Waa Kuu Asturayaa Wuuna kuu Dhaafayaa Mana ku Ceebeenaayo ❗️

Abuu Curwa

10 Nov, 00:37


Badiya istighfaarta dambi dhaaf weydiisiga waayo, ma garanaysaan goorta ay naxariistu soo degayso.

Abuu Curwa

09 Nov, 22:08


SUBXAANALLAAH ❗️

Caruurti Sidaas ayay Ku Nool Yihiin
Adigana Caruurtaada Waxba Kama Maqna

Walal Sujuuda ugu Docee Kawarqab Maalin Haka ilaabin Docada Walaalahaaga
Muslimka Muslimka Kale Dhibaatada Kuma Fiirsado Waa Ka Danqadaa

Abuu Curwa

09 Nov, 22:04


Ilaahayow
Reer Qaza Falasdiin Allow Dhibaatada Ka Dulqaad

Abuu Curwa

08 Nov, 22:51


Abuu curwa abdirahman abubakar

Abuu Curwa

08 Nov, 21:48


XUSUUSIN ❗️
DARSIGA LUQADA CARABIGA
MAALINTA SABTIDA

📍: Salaada Duhur Kadib Somali

Waqtiga:
1:30 pm Somali
10:30 am UK

Abuu Curwa

08 Nov, 18:42


WAXAA LAYIRI: KUTUBADAAN

Waa Meher Gabadh loo guuriyay guriga ninkeeda.

Abuu Curwa

27 Oct, 20:04


Abuu curwa abdirahman abubakar

Abuu Curwa

26 Oct, 01:18


Xuska Ilaahay Iyo Docada Farabadi ❗️

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Soo Booqo Safxada Feecboka
👇👇👇
https://www.facebook.com/AbuuCurwa114?mibextid=ZbWKwL

Abuu Curwa

25 Oct, 22:06


Waxaa Xaqiiqa ah
Qiyaamada inay aad usoo Dhawaatay
Masiixu Dajaalka wuu Soo Dhawaaday
Ee is ururiya ee Aakhiro ushaqaysta

❗️ Xaqiiqo Weeye inay Qiyaamadi soo Dhawaatay

Abuu Curwa

25 Oct, 19:56


Lasoo xirir +252618370921

Abuu Curwa

25 Oct, 19:49


TALO MUHIM AH❗️

Abuu Curwa

25 Oct, 09:44


Ilaahay Waydiista oo Kabarya Waxaad Doonaysaan ❗️

Abuu Curwa

23 Oct, 12:41


Abuu Curwa Abdirahman Abubakar Osman

Abuu Curwa

21 Oct, 17:31


Abuu curwa abdirahman abubakar osman

Abuu Curwa

19 Oct, 09:40


Salaada Waa Nuur .

Qabriga ku ifsanaysaa

🎙/ Abuu Curwa Abdirahman Abubakar osman

Abuu Curwa

18 Oct, 11:26


🍃🌸🍃

قال رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ:

" يَوْمُ الْجُمُعَةِ اثْنَتَا عَشْرَةَ سَاعَةً، لَا يُوجَدُ فِيهَا عَبْدٌ مُسْلِمٌ يَسْأَلُ اللَّهَ شَيْئًا ؛ إِلَّا آتَاهُ إِيَّاهُ، فَالْتَمِسُوهَا آخِرَ سَاعَةٍ بَعْدَ الْعَصْرِ ".

رواه النسائي وصححه الألباني

Abuu Curwa

17 Oct, 11:59


Qofkii Loo Furay Albaabka Sadaqada Waxaa Loo Furay Albaab Aad uwayn ee Haka Faa'idaysto Yuusan Ka Gaabin Sadaqada❗️

5,277

subscribers

234

photos

228

videos