Budbud academy Telegram Posts

https://budbudacademy.com/
6,779 Subscribers
146 Photos
18 Videos
Last Updated 01.03.2025 04:13
Similar Channels

24,893 Subscribers

5,331 Subscribers

1,251 Subscribers
The latest content shared by Budbud academy on Telegram
september mentoship
ka baro forex academy ugu fiican markey noqoto in online ardey forex lagu baro
live zoom aad su,aashaa rabto nagu weydiin karto iyo casharada oo sidii ugu fududeyd loo diyaariyay qof walbana uu fahmi karo ayaa ka heleysaa budbud academy.
not marketing lkn waa xaqiiqda academy gaan.🙏

Duruufo badan Aya laga yaba in dhalinyarada Qaar ay Ka reebto inay Ka faaiideystaan fursado Noloshooda bedeli lahaa hadii ay Ku dhaqaqan
Computer maheysto oo Forex ma baran Karo ama ma bilaabi Karo waa mid Ka mida sababha dhalinyaro badan udiiday inay soo galaan xirfadan forex oo Aan dhihi Karo waa mida kaliya Ee la hubo in Aadan ka shalaayi doonin waqti ama qarasha Aad ku bixiso 👍
Maanta qof kasta oo dhalinyaraa oo Aan arko asagoo Ka cabanaya shaqo la,Aan waxaan ogaaday in uusan wax xirfad ah lahayn waana mida u horseeday noloshaas shiidka iyo xanuunka ah ee UU walidkiisa culeys Moye faaiido Aysan uga qabin.
Hadad Rabto sanadkaan in inta uusan kuu dhamaan Aad hesho xirfadii Noloshaada bedeli lahayn waa in Forex Lagu baraa weliba mentor sax ah Aad Heshaa si Aadan ugu wareerin.

https://vm.tiktok.com/ZMr3GQqC3/
qasab mahan inaad computer heysato si aad forex ubilowdo

Waa un iska Quraac.
Markasta oo Aad yareyso Trade yadaada oo Trade Ka Aad qaadaneyso noqdo mid ugaarsi Ku dhisan loss kiisa wuu yaryahay.
Hal trade oo Aad isbuuca qaadato Aya Ka fiicnan Kara dhowr Aad uqaadato si Emotional Ku dhisan.
Guuleysata.