Últimas publicaciones de Budbud academy (@budbudacad) en Telegram

Publicaciones de Telegram de Budbud academy

Budbud academy
https://budbudacademy.com/
6,779 Suscriptores
146 Fotos
18 Videos
Última Actualización 01.03.2025 04:13

Canales Similares

Mohamed Forex
9,672 Suscriptores
TALANTI
8,592 Suscriptores
Solutify
1,402 Suscriptores

El contenido más reciente compartido por Budbud academy en Telegram


sbuuc Cusub, Fursado Cusub - Forex Weekly Highlights
Bishan Diseembar waxay si rasmi ah u bilaabatay, waxaana isbuucan la filayaa dhacdooyin muhiim ah oo saameynaya suuqyada forex. Halkan waxaa ku jira qodobbada ugu muhiimsan ee aad isha ku hayso:

(1) Shirarka Bangiyada Dhexe: Bangiyada sida RBA, SNB, iyo BoE waxay ka hadlayaan heerarka dulsaarka.

(2) ISM Manufacturing PMI: Warbixinta wax-soo-saarka Mareykanka ee maanta waxay saameyn ku leedahay USD.

(3) Shaqada Mareykanka (NFP): Jimcaha, xogta shaqada Mareykanka ayaa si weyn loo sugayaa.

(4) Xiisadaha Suuqa Saliidda: Lacagaha la xiriira saliidda sida CAD iyo NOK ayaa ka falcelinaya qiimaha shidaalka oo sare u kacay.

by gedef

https://www.tiktok.com/@budbudacademy/video/7443095837015690552?is_from_webapp=1&sender_device=pc&web_id=7379677597326575110

Suuqa Mareykanka wuxuu furnaan doonaa berri (29 November 2024), laakiin waxaa jiri doona saacado ganacsi oo la soo gaabiyey (1:00 PM ET, ama 8:00 PM bariga africa), sababtoo ah Black Friday. Black Friday waa maalin dhaqameed muhiim ah oo ku xigta Thanksgiving, taas oo inta badan lagu asteeyo fasax gaaban oo dadka ay ku dukaameystaan. Saacadaha xaddidan awgood, waxaa la filanayaa in mugga ganacsiga (trading volume) uu yaraado, taas oo keeni karta hoos u dhac ku yimaada Dhaqaaqa suuqa (volatility)

forex maxay tahay? Sidese lacag looga sameeya? muuqaalka kore mar Aan ardey cusub ubilabayay clip kaas yar daawo

https://vm.tiktok.com/ZMhTysFC5/

https://vm.tiktok.com/ZMhn5xqsG/

Kuwa suuqa ku cusub yay ku wareerin wll

https://vm.tiktok.com/ZMhgnD4oJ/

November team diyaarintooda aya socota

https://vm.tiktok.com/ZMhC6HS8B/