Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

@xigmadoiyoxaqiiqo


Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

14 Oct, 20:28


Sideedaba lacagtu ma jarto nolasha ee nolasha jarta lacagta


Hanuunku waa macaanka dunidan korkeda saar kan u qaalisan lacagna ma jarto☺️

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

09 Oct, 06:58


Daawada kasta hadii la jarjaro ma daweso xanuunka xita dawada ruuxdu waa lamid uun πŸ˜”πŸ’”



Dhalin yaro laasima cibadada haydinka daaweso xumante ❀️

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

10 Aug, 11:42


Kuwo baa islaam markay maqlan carab ku soo dhacda is dajiya wll calamka Islaamku carab maaha ee carabtu calamkasay ka mid yihiin sido kale inaguna danbiga iyo doqonimada reer qasa laga galay qeebaynu ka nahayeπŸ’”



Diinta Islaamka carabi malle calamko dhanba leh❀️

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

02 Aug, 16:23


Makhluuqadka waxa u karamo badan aadama balse waxa ka daganaan badan makhluuqadka aan danbaabin ❀️

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

06 Jun, 09:33


Naga mid maaha qofka si badheedha yuhuda xolihisa ugu dira .


Qof islama dhigisa sabab ha u noqon πŸ’”

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

01 Jun, 07:15


Waxa Olalnay maalintay qasi olashay waxa noqonay hilbo nool oo bilaa qalbiya side u qosolna yado kufaartu caruurtaydii meel ku uruursatay kadib maalin kastana aan arkayno hilbahoodo duban oona ka jawaabeenπŸ˜”πŸ’”





Waxa noqonay hilbo nool oo bilaa qalbiya πŸ’”

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

07 May, 05:45


Dagalkan socda goormu ina soo gaadhay soomali ku sheegyaw πŸ™„


Ood waliba aqbasheen idinko dhaqan carbeed ka dhigay diintaπŸ™„πŸ’”


Soomali sheegtayalaw awalba rag suufiyo ah baa idnku ku soo horesay iyar mooyane wada soofiyo ayaad noqoten dumarka qawanaantoda aan dhib u arkenπŸ’”


Rag waawen iyo dumar faruqa OO u olaleenaya arkayay qawanata OO aayad faro badan ka been abuuranaya ee wax isku fala intaydan dhiman.

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

24 Apr, 10:14


La xawala wala quwatii ila bilaa πŸ˜”
Goorma ayaan sidano dhan culimda ugu badheedhnay inaan munaafiqiin ugu yeedhno????????

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

24 Apr, 07:08


Cida la fadhisto uunba lagugu xukminayaπŸ‘

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

23 Apr, 06:48


ΩƒΩ… ΨŸΨŸΨŸΨŸΨŸΨŸπŸ˜”

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

20 Apr, 03:15


Ogàw adontii Allay ama adoonkii allaw quraanku inuu yahay nolasha oo dhan❀️

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

06 Apr, 01:09


Hadaad Noloshada oo Dhan u Noolato Sida RamadaantaπŸ’«
Geeridu waxay ku imanaysa sida eidka Oo kale adigu Ku faraxsan 😊

*Fakar Mar kale wll*

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

29 Mar, 05:44


Waxaa la inoo abuuray, ujeeddo ka weyn in aan ku dedaalno bixinta biilasha joogtada ah ee nolosha iyo daboolidda baahiyaheenna aasaa'siga ah, deeto aan dhimanno innaga oo ku daalnay jilitaanka nolol macne la'aan ah. Safarkaga ku Raxaysoβœ‹

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

29 Mar, 04:46


ka Faaidaysi wanagzan culimoπŸ‘
https://wa.me/qr/PNUGRTAW5RGZG1

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

27 Mar, 06:31


Qaybta iphone da πŸŒ™πŸŒ·