๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

@tamarsiintaruuxda


Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano.

Waa Madal dhalin yaro ah oo dhex marta saaxadda cilmiga, suugaanta iyo dhaqanka, iyadoo adeegsanaysa diinta Islaamka.

..Akhris wacan

contact : @NAJIIB_IBRAHIM

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:24


wuxuu ahaa arday wax ka barto Jarmalka muwaadin Muritaani caadi ah laakiin 15 sano lagu iloobay xabsiga guantanamo bay jirdil owgii caqliga beeli gaaray kadib markay xukuumadiisa u dhiibtay sirdoonka CIA wuxuu yiri :

( saraakiisha maraykanka waxay iisheegi jireen in wadamada carabta ayna dowlado ka jirin agtoodana wax qiimo ah ayna ka lahayn , dowlado ogol in muwaadin wax dambi ah aanan galin shisheeye u dhiibto )

3 dal oo Muslim ayaa la imariyay la iguna bahdilay anigoo ah arday aanan wax dhib ah gaysanin dalkayga muritaaniya Urdun iyo Turkiga kadibna aan is waydiiyay islaanimada aan sheeganayno ma dhabaa mise waa bug !

haddii aad carabiga fahmayso waan kugu la talin lahaa .


@Ab0uDy7

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โœงโ‚โœงโ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:24


Wax kasta oo dagaallo aad u foolxun ah oo caalamka kadhacaya maanta waxaa hormuud u ah aaminsanaa teenna ah inaan kuwa kale ka fiicannahay, taasina wax dhab ah maaha.

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โœงโ‚โœงโ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:22


Qofkii doonaya inuu qalbigiisa hagaajiyo, ha ka digtoonaado inuu dadka ku Dhex jiro wakhtigan, waayo Wakhtigii hore wax uu ahaan jiray in la isu yimaado waxa faaโ€™iido leh in la sheego, haddase kulankuba wuxuu noqday mid waxyeello leh โœ‹

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โœงโ‚โœงโ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:22


"Mararka qaar waa inaad la qabsato xaqiiqda ah inaadan qofna muhiimad weyn u lahayn."

- Jose Saramago

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โœงโ‚โœงโ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:18


Waa sidee caqliyadda dhalinyarada Soomaaliyda ee qarnigan 21aad nool?
Qaab sidee ah ayey u fikiraan? Waa maxay maanhagahooda ay ku halbeegaan wax kasta?

Weydiimahani waxay bud-dhig u yihiin dood muhiim ah oo ka qabsoomi doonta telegram-ka

Goobta: kanaalka Dareenbulsho
Goorta: habeenimada Axadu soo galayso 9:00 xiliga Geeska Afrika

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:18


Inta aanad qofka jeclaan baro shaqsiyadiisa , inta aanad xanaaqina usheeg waxa aad dhibsanayso , inta aadan qofka ka tegina usheeg sababta aad utagayso.๐Ÿ˜Š๐Ÿค

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โœงโ‚โœงโ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:16


ุฅูู†ูŽู‘ ู…ูŽุนูŽ ุงู„ู’ุนูุณู’ุฑู ูŠูุณู’ุฑู‹ุง

Suurad keliya, Allaah wuxuu noogu ballan qaaday laba jeer โ€œ culayka waxaa ka,danbeeya fudayd โ€Ballan laba jeer ayaa ku filan in lagu kalsoonaado hadalkiisa. Xitaa haddii riyo kasta oo aad leedahay ay burburto, kaga gudub tawakkulka, talo saarashadu aad bay muhiim u tahay , mar walba haday dhib tahay ama fududahay Waxaas oo dhami waxay ku shaqayn doonaan Qadarka Allaah. Ogow dhib kasta ka bacdi, Alle waxa uu qofka ku barakeeyaa wax kasta oo wanaagsan.

Sida uu nibirigii Yuunus ugu soo celiyay xeebta, dabkiina u qaboojiyay Ibraahim, saxarahana ay ka qarxeen biyo qulqulaya oo u socda hajara

Yaa islahaa Haajaradii dhex guclaynaysay labada buureed ee Saf iyo Marwo iyada oo baadidoonaysa biyo, ayaa uu ceel biyo ahi ka soo burqan labada lugeed ee inankeed dhexdooda Biyaha samsamku uma ay burqan si ay cabbaan iyada iyo wilkeedu, balse waxa loogu talagalay in ay cabbaan ummaduhu ilaa maalinka qiyaamaha. Ilbidhiqsi gudihi ayaa uu Alle sidan isku dabamariyaa xaaladaha. " dhibaato kasta laguma waaro"

waxa uu yidhi Ibnu Qayim. Waxa inna soo wada maray xaalado adag oo innoogu muuqday dhammaadki nolosheenna, balse maanta waa xusuuso hore , xusuusnoow in Alle wax walba maamulkiisu yahay mid sugan. Shuruucda Fiisigiska iyo duruufaha nolosha waxa lagu beddeli karaa amarka Eebbe ee. Marka dunidu ay u muuqato in ay faraha ka baxday, qabso Allah maamulaya waligiis

Ha niyad jabin, waxaa laga yaabaa inay dhowdahay xilliga aad noolaan doonto maalmaha ugu quruxda badan noloshaadaโœจ๐Ÿค

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โœงโ‚โœงโ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:16


Akhri โœ‹๐Ÿ’ž

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:16


Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

๐Ÿ“ข Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%โœ… 

โœ… ADDEEGYADA STAR TECH

โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

โžก๏ธ  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

โžก๏ธHal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:13


Happiness is not having everything.
ุงู„ุณุนุงุฏุฉ ู„ุง ุชุนู†ูŠ ุงู„ุญุตูˆู„ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก.
Farxaddu maaha in wax walba la haysto.

Subax wacan

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:07


Dadka aqoonta lihi waxay dhahaan qofka qurโ€™aanka akhriya wuxuu ku raaxaysanayaa dareenkiisa oo uusan ku dhicin waallida, xataa hadii oo da,yahaY taasina waa nimco ka duwan kuwa kale.

โ€œKu dadaal inaad Qurโ€™aanka ku ilaaliso dhallinyaranimadaada, waayo xataa haddii ay badan yihiin kuwa asxaabtada ah, waxaa iman doonta maalinta lagaa tagi doono, taasina waa sunnada Eebbe, wax ka qaalisanna ma jiro Quraan!โ€

Wuxuu ahaanayaa saaxiibkiin iyo wehelkiina, wuxuuna kuu shafeeci qaadi doonaa maalinta qiyaame Wax ku saabsan dhallinyaranimadaada, intaad ku bixisay, jawaabtu waxay noqon doontaa:

Wuxuu dhihi Rabbiyow, Anigoo Wakhtiigiisa badan kiis isoo huray "โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿค

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โœงโ‚โœงโ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:06


Labada daaroodba ๐Ÿ’ž

Join๐Ÿ”ป
@TAMARSIINTARUUXDA โ„ข๏ธ

๐Ÿซ€ TAMARTA RUUXDA ๐Ÿซ€

21 Jan, 00:05


"Marka habeenku mugdi badan yahay, xiddiguhu way sii ifayaan, marka murugadu sii qoto dheeraatana, Ilaahay wuu kuu soo dhowaadaa."


๐Ÿ“Œ @xaggaalle