DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

@dareenkadahson


แดกแด€xแด€ แด‹แด€ สœแด‡สŸแด€สsแด€แด€สœ
: @DareenkaDahson
๐‘ฌ๐’“๐’‚๐’š๐’ ๐‘ฑ๐’‚๐’„๐’‚๐’š๐’๐ŸŒน
๐‘ฌ๐’“๐’‚๐’š๐’ ๐‘ด๐’–๐’“๐’–๐’ˆ๐’.๐Ÿ˜ข
๐‘ฌ๐’“๐’‚๐’š๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’๐’ƒ๐’Š ๐’‹๐’‚๐’ƒ๐Ÿ’”
๐‘ฌ๐’“๐’‚๐’š๐’ ๐‘ซ๐’‰๐’Š๐’“๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’๐’Š๐˜ฏโœŠ
๐‘ฌ๐’“๐’‚๐’š๐’ ๐’™๐’Š๐’ˆ๐’Ž๐’‚๐’… ๐’๐’†๐’‰๐Ÿ“š
Nagu soobiir oo kamid noqo sa

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

01 Sep, 14:53


Nafta xuni waxay sii ahaanaysaa xaasidnimo xitaa haddii aad siiso naxariis badan

writer @Puntlander8โžค

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

31 Aug, 17:27


Via @Faaido_team T 1

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ

@Cilmu_nafsi_10
@Dabiibe_Jacayl
@Saxiibka_Nolosha
@Maskax_maaal
@Hagaha_nolosha
@qoraal09
@halgnka

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

10 Aug, 18:06


โ— Anoo waligeey ku ciilin๐Ÿฅนโค๏ธ

โ— Cudur meel kale ka yimid๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

โ— Marka kaligaa carooto๐Ÿ˜ž

โ— Waxa cashar kugu filan๐Ÿ˜

โ— Sidaan kuu caawin jiray๐Ÿ˜ขโค๏ธ

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

31 Jul, 10:16


Sideen ooga dhadhiciyaa qalbigii aad nxariistaada  bartay in aad ka fogaatay luqadee ayaan oogu shegaa siduu na I fahmi๐Ÿ’”

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

30 Jul, 11:35


asc channelka waa beec qofku u bahan luuqa ha nakala so xiriiro

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

22 Jul, 09:58


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹


Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Gud_Kooxda_Midnimo

@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/jwIpTgCimp1iMjE0

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

12 Jul, 21:22


Cishqigaan kuu qabiyo
intaan kuu quura oo
quluubteydaan dhex quban
Qoraal kuma koobi karo
Qeerkaaga wax dheertahee
Qalbigeyga ii dhowr ๐Ÿซ€๐Ÿ”๐Ÿฅบ

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

11 Jul, 22:28


Muda kadib Wiil soo ogaaday Qabiilka uu yahay๐Ÿ‘‡
https://waayobile.blogspot.com/2024/07/muda-kadib-wiil-soo-ogaaday-qabiilka-uu.html

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

10 Jul, 12:30


Jacayl tagay waayihiisa
  Markaan jawigii xusuusto
  Mar jogsaday yara fadhistay
Jidhiidhico marar dareemay
Jabaq na hadalkedi daayay
hurdada jiifkii badh diiday
๐Ÿ’”๐Ÿฅบ

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

06 Jul, 03:35


""
- Dooqayga noloshiyo
- dareemaha wadnaha
- ayeey daris la tahay
- Weey iidiir naxdaa
- Aneey iitahay dawiyo
- Waxaan dollar lagu helin
- Dadkana waan ugu jeclahay โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿ”

      ๐Ÿ“ธโ—ŒแดŠแดษชษด โ€‹เฝผ | ๐Ÿซ€๐Ÿฅบ
@Puntlander8

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

06 Jul, 01:22


Cadradii haweenkiyo
Calaf lagu ducaystaayโค๏ธ

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

29 Jun, 21:04


""
- Dhex yarey dhameystiran
- Dheehiyo ilwaadley๐Ÿ™Œโค๏ธ
- Dhalashana gobnimaley
- Dhowrsaniyo xishoodley
- Dhiiffo wacan garaadley
- Ruux kuu dhigmaan jirin

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

29 Jun, 07:33


Jacaylkuโค๏ธ waa dareen qalbiga kudhaca ,oo aad hal mar ogaanaysid inuu kugalay ,

Cidna qalbiga ma xeri karto si aad iskaga ilaaliso jacaylka ,balse waa dareen xoog kugalaya xitaa hadaa iska meermeeriso๐Ÿ”ฅ

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

28 Jun, 15:03


Wadahadal

๐ŸŒนMohamed baa dhahay Qalbi dhoolacadeynta aad
Baad ugu qurux badan tahay ๐ŸŒน


๐ŸŒนFartuun. Ha iga xishoodsiin qalbi.๐Ÿ’

๐ŸŒนMohamed: maya runtii aad baad
Ugu wacan tahay.โฃ

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

27 Jun, 16:58


Sidkanaanta ama in aad wax si aad ah ugu xidhanto heer la'aantii aad murugo iyo kala-dhinaan dareento waxa ugu daran oo ugu xanuun badan sidkanaanta qof aad ku sidkanaato balse balse aanad heli karinโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿฅบ

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

27 Jun, 16:02


khamara waa parfume 48 ku jiray jirka marka isku bufisa wana parufm tayo leh waxan idin keenay shirkada macmuur supar market hana shirkad mar walba la shaqeysa bulashada deliver lagu genayo kala xirir +252907966242
+252906799326
+252907844732

mahadsanidin๐Ÿ‘

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

15 Apr, 14:50


: irbadana dun aan gali karayn
: oo daalan waligeeda
: ii duleysoo
: iina diiratoo
: ina dacaraysan๐Ÿ˜ก

DAREENKA DAHSOON๐Ÿฆ‹

07 Apr, 14:07


Wuu joogsan doonaa dagaalka, wayna heshiin doonaan ragga dartood laysku laayay, waxaa hoogtay hooyada uu wiilkeeda dhintay, gabadha uu ninkeeda ku geeriyooday, iyo carruurta Aabbahood ku waayay, anigu ma garanayo midka waddanka iibsaday laakiin waxaan arkaa midka lacagta bixiyay si aysan dadku nabad ugu noolaanin.

- Mahmoud Darwish

6,523

subscribers

444

photos

70

videos