Abdullahi Abdi Ali @abdullahihoshow Channel on Telegram

Abdullahi Abdi Ali

@abdullahihoshow


Somali by origin and affiliation, an academic, a diplomat with experience in public relations.

Somali Cultural Exchange (English)

Welcome to the Somali Cultural Exchange Telegram channel! Here you will find a vibrant community of individuals dedicated to celebrating and sharing the rich cultural heritage of Somalia. The channel is managed by Abdullahi Abdi Ali, also known as @abdullahihoshow, a Somali by origin and affiliation, an academic, and a diplomat with experience in public relations. Who is Abdullahi Abdi Ali? Abdullahi is a passionate advocate for Somali culture and traditions. With his background in academia and diplomacy, he brings a unique perspective to the channel, curating content that highlights the beauty and diversity of Somali heritage. What is Somali Cultural Exchange? This Telegram channel serves as a platform for members to connect, learn, and engage in discussions about all things Somali. From traditional music and dance to modern art and literature, the channel covers a wide range of topics related to Somali culture. Members can share their own experiences, stories, and insights, creating a virtual community that celebrates the richness of Somali heritage. Whether you are a Somali expat looking to connect with your roots, a cultural enthusiast eager to learn more about Somalia, or simply someone interested in exploring new cultures, the Somali Cultural Exchange channel welcomes you with open arms. Join us today and be a part of this dynamic cultural exchange!

Abdullahi Abdi Ali

25 Apr, 16:11


It gives me great pleasure that my Twitter account https://twitter.com/AbdullahiHoshow, which was previously validated with a blue badge, has now received the gray badge. This confirms my moral obligation to use Twitter for the good of my beloved nation and people.

Abdullahi Abdi Ali

13 Apr, 16:26


*SUAALO RAMADAANIYA OO TAXANAHA AH*

12/Ramadan/1443H

๐Ÿ‘‰Ka faaideyso maalin walbo 5-suaal iyo jawaab.

*Ayagoo Af-soomaali*
-----------------------------------

Suโ€™aal16): *Waa sidee kala horreeynta bisha Ramadaan, marka loo eego bilaha Hijriyada* ?

Jawaab=Waa bisha 9-aad.

Suโ€™aal17): *Maxaa loo sunneeya, marka hore qofka sooman inuu ku afuro* ?

Jawaab= Timir .

Su'aal 18) *Waa kuma nebiga ugu badan,Ee magaciisa lagu sheegay Qurโ€™aanka?*

Jawaab= Nabi Muuse (CSW), waxaa lagu sheegay 136-Jeer.

Su'aal 19) *Waa kuma nabiyada ugu yar ee magacooda lagu sheegay quraanka kariimka ah*?

Jawaab = Al-Yasaa, Dul-kifli, Ilyaas iyo Idiris, mid walbana 2- jeer oo keliya ayaa lagu sheegay.

Su'aal 20) *mirahee/Faakihadee ugu badan ee lagu sheegay Quraanka?*

Jawaab= canabka waxa lagu sheegay 11-jeer



=====================



*Ayagoo Carabi ah*
----------------------------

16): *ู…ุง ู‡ูˆ ุชุฑุชูŠุจ ุดู‡ุฑุฑู…ุถุงู† ุจูŠู† ุงู„ุฃุดู‡ุฑ ุงู„ู‡ุฌุฑูŠุฉุŸ*
ุฌ= ุงู„ุชุงุณุน

17): *ู…ุง ุงู„ุฐูŠ ูŠุณู† ู„ู„ุตุงุฆู… ุฃู† ูŠูุทุฑ ุนู„ูŠู‡ ุฃูˆู„ุง* ุŸ
ุฌ: ุงู„ุชู…ุฑ

18): *ู…ู† ุฃูƒุซุฑ ู†ุจูŠ ุฐูƒุฑ ุงุณู…ู‡ ููŠ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุŸ*
ุฌ= ู…ูˆุณู‰ ุนู„ูŠู‡ ุงู„ุณู„ุงู… ูˆุฐูƒุฑ 136ู…ุฑุฉ

19) *ู…ู† ู‡ู… ุฃู‚ู„ ุงู„ุฃู†ุจูŠุงุกุŒุฐูƒุฑ ุฃุณู…ุงุกู‡ู… ูู‰ ุงู„ู‚ุฑุงู† ุงู„ูƒุฑูŠู…* ุŸ
ุฌ= ุงู„ูŠุณุน ูˆุฐุง ุงู„ูƒูู„ ูˆุงู„ูŠุงุณ ูˆุงุฏุฑูŠุณ ูˆูƒู„ ู…ู†ู‡ู… ุฐูƒุฑ ู…ุฑุชูŠู† ูู‚ุท.

20) *ู…ุงุฃูƒุซุฑ ูุงูƒู‡ุฉ ุฐูƒุฑุช ููŠ ุงู„ู‚ุฑุขู†ุŸ*
ุฌ=ุงู„ุนู†ุจ ุฐูƒุฑ 11ู…ุฑุฉ ููŠ ุงู„ู‚ุฑุขู†

โœ๏ธ *Ust. Axmed Cabdi*

*Mahadsanidiin*

Abdullahi Abdi Ali

05 Apr, 08:38


Maalinta 4aad ee bisha ramadaan, inta inoo hartay kheyr allah noogu dhameeyo insha allah.

Abdullahi Abdi Ali

02 Apr, 16:03


Allah naga aqbalo Soonkeena iyo Salaadeena.

Inta noo harsan allah cfmd ha inoogu dhameeyo insha allah.

Abdullahi Abdi Ali

04 Mar, 15:57


Shacbaan wey dhalatee, ee adiga ma u diyaar garowday Ramadaanka?

Oo soon malaguugu leeyahay weli, mise waad iska gudday, oo diyaar garrow ayaad ku jirtaa waana u xiiso qabtaa Ramadaanka.

Allah naga dhigo dhammaanteena kuwii ka faa'ideysto insha allah.

Abdullahi Abdi Ali

26 Feb, 15:54


Allah nabad hanagu gaarsiiyo dhammaanteena bisha Ramadaan, oo ay ka harsantahay wax ka yar 35 cisho.

Abdullahi Abdi Ali

25 Feb, 12:07


Mahad oo idil waxey u sugnaatay Allah SW, oo inoo suura geliyay in guul ay inooga soo dhamaato Siminaar socday muddo 20 cisho ah, oo aan ku qaadaneynay aalada fogaan aragga (ZOOM).

Siminaarkaan oo ay inoogu deeqday Dowladda aan saaxiibada nahay ee Jamhuuriyadda Shacbiga ee China, sidoo kalana ay soo qaban qaabisay kuliyadda faca weyn ee Beijing International Chinese College (BICC) ayaanu ku baranay, taariikhda soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal, sidoo kale waxaan ku baranay habmaamuuska diplomaasiyadda, iyo dhaqanka & luqadda Shiinaha.

Abdullahi Abdi Ali

25 Feb, 11:28


Channel photo updated

Abdullahi Abdi Ali

25 Feb, 11:19


Channel created