Zakariye Abdullahi Ali

@zakariyeabdullahiali


Soo dhowow waxaan halkan idinkula wadaagi doonaa mowduucyo Ganacsi oo faa’ido iyo waxtar u leh bulshadeena.

Zakariye Abdullahi Ali

19 Oct, 17:37


2 MASHIIN OO WAXTAR BADAN U LEH XOOLAHA IYO BEERAHA

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa labo mashiin oo aad u anfacaya dadka ka Ganacsada xoolaha Geela, Adhiga iyo Digaaga.

https://youtu.be/XntLLYGkW5E?si=sSaEfsZ_grmMV8Mn

Zakariye Abdullahi Ali

13 Oct, 18:49


CAQABADA HORTAAGAN IN BULSHADEENU SHAQAYSTAAN!

Muuqaalkan waxaan idinku waydiinayaa caqabadaha haysta Bulshadeena inay dalka ka shaqaysteen? Fikirkaagu waa muhiim!

https://youtu.be/QLNFKAjrAJs?si=p8M4NplzM-wc2ISM

Zakariye Abdullahi Ali

08 Oct, 14:46


QAABKA GEEDKA GARANWAAGA LOOGA SAMAYN KARO WERSHAD DHUXUSHA SOO SAARTA!

Aduunka dhirka sida qolofta Qumbaha caleemaha qalalan iyo geedaha aan deeganka faa’idadabu lahayn waala warshadeeyaa oo dhuxul ayaa loo badalaa hadaba muuqaalkan waxaan idinkula wadagaya Habka geedka Garanwaaga looga faa’idaysan karo dhuxul looga dhigi karo.

https://youtu.be/8xJkgn2OFuw?si=XszWmFh8UwvH2osK

Zakariye Abdullahi Ali

02 Oct, 14:27


3 GANACSI OO LACAG YAR LAGU BILAABI KARO!

Muuqaalkan waxaan kula wadaagaya bulshada Soomaaliyeed iiso waydiiya firkad lacag kooban ku bilaabi karaa 3 kamid ah oo kun Doolar lagu bilaabi karo.

https://youtu.be/-jD7aOotGBc?si=LkZAP6fkYqS7vcfb

Zakariye Abdullahi Ali

27 Sep, 16:14


Waxaan Bilaabay Shirkadd Beeraha ka Shaqaysa

Bishaaro Asxaabta Halkan ku xidhan iyo qofkastoo jecel Ganacsiga Beeraha ( AgriBusiness ) Waxaan halkan idinkula wadagaaya inaan Bilownay shirkad Beeraha Somleaf iyo adeegyada aan qaban doono inshaAllah.

https://youtu.be/arg_O3YmJ1U?si=Q77B7DxTs6l2j39w

Zakariye Abdullahi Ali

20 Sep, 12:48


Fikrado Ganacsi oo 500$ lagu hirgelin karo oo Badi Bulshada Soomaaliyeed ka faa’idaysan karaan ayaan Muuqaalkan idinkula wadaagayaa.

Fadlan Like & Subscribe lana wadaag ehelka ama asxaabta qof ka faa’idaysan kara!

https://youtu.be/XE333Y-1U4k?si=med1jgOpgOcSOGiz

Zakariye Abdullahi Ali

18 Sep, 07:06


Bishaaro Somleaf Agri Service

Waxaan Bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa inaan Bilownay Shirkad u gaar ah Adeegyada Beeraha, oo kala duwan sida Beeraha Casriga ah ee Greenhouse-yada, Baadhista Biyaha dhulka, Xidhista Waraabka Dhibic dhibicda ( Drip irrigation ), Beerista Calafka Xoolaha, Dayrka ama Siliga Beeraha iyo adeegyo kale aan halkan lagu so koobi karin. InshaAllah dhamaan adeegyadan Shirkaddu u qaban doonto macaamiisha Soomaaliyeed waxaa sidoo kale Qalabka Beeraha uga soo adeegii doontaa Dalka Dibadiisa sida Turkiga, Imaaraatka iyo China. Nagala soo xidhiidha whatsapp

+252634177698
0634177698

Zakariye Abdullahi Ali

11 Sep, 17:09


Fikradahan Lacag kaagama baahna ku Shaqayso

Muuqaalkan waxaan kula wadaagayaa fikrado qofkii markaa aan haysan Dhaqaale Ganacsi uu ku bilaabi karo qaabkuu u shaqaysan lahaa

https://youtu.be/5BL0kiv9v6w?si=vfJZpN3-cp2eL9tx

Zakariye Abdullahi Ali

05 Sep, 18:40


Fursad Ganacsi oo Banaan

Qaabka loo furi karo Shirkad Gada Qalabka Digaaga 🐓🐥

https://youtu.be/1tJ9rQJl6jE?si=TdrgW5ZOOpniydOt

Zakariye Abdullahi Ali

25 Aug, 16:43


QALABKAN KIRAYSO BILKASTA LACAG AYAY KUU SHAQAYN KARAAN

Muuqaalkan waxaan idinkula wadagaayaa Qalab Mashiino la kirayn karo iyo qaabkii loo kirayn lahaa

https://youtu.be/O9v0zl6qydA?si=2gYR1te9w_WXcu3y

Zakariye Abdullahi Ali

09 Aug, 15:50


Baro Cunooyinka Digaaga la siiyo!

Waa muuqaal faa’ido badan qofkasta oo raba mashruuc digaag/dooro ama beertiisa ukun kasoo saaro

https://youtu.be/jqQIQcEEzoI?si=E-34rDCr3mLhyMg9

Zakariye Abdullahi Ali

08 Aug, 05:44


Ma Doonaysaa Lacag Maal?

Ku dadaal Istiqfaarta, Si cajiib ah ayaa Alle irsaaqada kuugu waasicin kaliya dadaal la imow, Istiqfaarso oo joogtee?

استغفر الله

Zakariye Abdullahi Ali

07 Aug, 18:50


Wakhtigaaga ha dayicin.

Nolosha waxaa macna u samayn kara adoo ku dadaala wax ku anfacaya, hana ka caajisin inaad joogtayso wixii faa’ido aduun iyo aakhiro kuu leh.

Zakariye Abdullahi Ali

02 Aug, 16:27


4 MASHRUUC GREENHOUSE OO 8 KUN GEED LAGU BEERAYO

Guri-Beereed yadu wa Ganacsiyada ugu faa’idada badan ee dhanka waxsoosaarka qudaarta lana maalgashan karo inshaAllah maanta waxaan warbixin idanka siinaya 4 kamid aan bishan dhamaynay.

https://youtu.be/lMeX30-jd3I?si=B9eT1-xw2NWvF_iX