أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

@raidacademy12


أكاديمية الرائد مؤسسة تعليمية ثقافية رائدة تعنى بنشر اللغة العربية والثقافة الإسلامية.

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

20 Oct, 15:33


عن الفصاحة في اللغة العربية
#أكـــاديمية_الرائد
#مقولة_اليوم

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

17 Oct, 04:39


🔰🔅Hadda iska diiwaangali🔅🔰

Taqriib al-cilmi al-sharci (dibloomka culuumta shareecada)

Waa Barnaamij cilmi ah oo u diyaarsan hab “academic” ah, oo aad loo fududeeyey.

Wuxuu soo koobayaa kasmooyinka muhiimka ah ee ay ka kooban tahay culuumta shareecadu:

1.⁠ ⁠Tafsiir
2.⁠ ⁠Xadiith
3.⁠ ⁠Fiqhi
4.⁠ ⁠Caqiido
5.⁠ ⁠Siiro
6.⁠ ⁠Tarbiyah islaamiyah
7.⁠ ⁠Luqadda Carabiga

📂📅 Casharrada/Muddada: waa 448 cashar oo lagu qaadanayo 2 sano, oo loo kala jabiyey 4 “semester” halkii simistarna uu soconayo 5 bilood.

🎧7 cashar isbuuc walba (Telegram)
📱 imtixaan isbuucle ah (Google form)
♻️ kulanka Jimcaha ee su'aalaha (Zoom) ||

📣Dibloomku waxa uu bilaabmayaa -insha-Allaah- bisha October dhexdeeda.

📝 Formka Iswdiiwaagelinta:

https://forms.gle/LWu6NXTMJYKdQgwr5

💰feega waxbarashadu waa 50$ simistarkii, waxaa kale oo simistarka 1aad jira 5$ oo isdiiwaangelin ah.

🔗Markaad isdiiwaangeliso, feega waxbarashadana aad bixiso waxaa laguu soo diri doonaa imtixaanka tijaabada ah ( Imtixaanka Qabuulka).

☎️ Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh:

https://wa.me/252634960212

☎️ Ku biir Telegram guud ee akaadiimiyadda:
https://t.me/RaidAcademy12

📹 Muuqaal faah-faahin ah ka daawo halkan👇
https://youtu.be/Df5pKj3ZmoI?si=a0MesTYcWP1CZbMJ

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

17 Oct, 04:39


https://youtu.be/vuso95QMpxc

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

15 Oct, 17:24


https://forms.gle/LWu6NXTMJYKdQgwr5

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

14 Oct, 06:58


Si aad horay iskugu diiwaangaliso qaad tallaabooyinkan:

📝 Formka iska diiwaangali:
https://forms.gle/LWu6NXTMJYKdQgwr5

🔰 ku soo biir guruubka isdiiwaangalinta:
https://chat.whatsapp.com/CNaXMkQOFSt4ORDqrqzEDT

Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh:
https://wa.me/252634960212

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

07 Oct, 17:03


https://youtu.be/PiaY5azmwdE?si=AjRr1hc_8bBGuON9

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

07 Oct, 17:03


https://youtu.be/W-XNGR7rjVI?si=dluI2i9niXtrEKcS

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

04 Oct, 19:26


رسالة من أحد طلابنا في دبلوم اللغة العربية بعد الأسبوع الأول من الدراسة👆

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

03 Oct, 03:42


نهنِّئ طلابنا الذين أتمُّوا دراسة المستوى التمهيدي في برنامج تقريب العلم الشرعي 👇

https://t.me/c/2164509719/53

1,951

subscribers

47

photos

14

videos