☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

@muwaahipbuskudo


السلام عليكم
-﷽
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa 𝕏𝕀𝕂𝕄𝔸𝔻 𝕀𝕐𝕆 𝕄𝕌ℝ𝕋𝕀__🥺🖤
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:
●dhiira-gelin💞🥀
●xikmado💞🥀
●oraahyo💞🥀
●taloyin💞🥀
●qisooyin💞🥀

²³/¹¹/²⁰²²
@Buskudo_256

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

20 Oct, 08:51


"Nin Xakiim ah ayaa wuxuu arkay Nin sigaar Cabaya Markaas ayuu ku yiri "Sigaarka ku dami maradaada."

Ninkii Sigaarka cabayay ayaa ku jawaabay : " Nin waalan miyaan ahay Markaan dharka iska gubayo." !!
Ninkii Xakiimka ahaa ayaa yiri: Dharkaadu ma waxey ka qiima badan yihiin Sanbabadaada ?!!

قال تعالى ( وَأَنفِقُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ وَلَا تُلْقُوا بِأَيْدِيكُمْ إِلَى التَّهْلُكَةِ ۛ وَأَحْسِنُوا ۛ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ.)

#XIKMAD__IYO___MURTI❤️‍🩹🫀💯

@NAXRIISLE 🥹🫶🖇️

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

20 Oct, 08:39


https://youtu.be/tPTn2jXr4Ko?si=YRL4OB0suLiQSd_Y

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

16 Oct, 06:18


Aayaddaas Qur’aanka ah ee ku jirta suuradda Al-Baqarah, aayadda 42-aad, waxay ku qoran tahay Carabi sidan:
> وَلَا تَلْبِسُوا الْحَقَّ بِالْبَاطِلِ وَتَكْتُمُوا الْحَقَّ وَأَنتُمْ تَعْلَمُون
Taas oo micneheedu yahay, "Ha isku qasin xaqa iyo baadilka, xaqana ha qarinina idinkoo og."

Waxay daliil cad utahy inaad xaqa Ka amusin 😴👍


#XIKMAD___IYO__MURTI🤚🫀❤️

@NAXRIISLE 🥹❤️‍🩹🥰

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

14 Oct, 07:37


Ogeysiis
Ma dooneysa ina xornima dhaqaale sameyso
Oo marabta ina barato xirfad iskaa ugu shaqeeysato maku daashay social media sidi aad lacag ugu sameen laheed
Hadaba course kan waa course kaagi
Waxa bilaabi doona barashada suuqa forex oo ah mid kamida suuqyada ugu waaweyn oo lacagaha laga sameeyo
Course waxa ku baran doonta bilaaw ilaa dhamad qaabka u shaqeyso forex
hada diiwaan galinta wey socota oo nagu soo biir

💫FG. 5 shanta arday oo u horeyso waxa loo samey doona qiima dhimis

Iska diiwaan gali WhatsAppkan

👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇


https://wa.me/252611327938

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

13 Oct, 17:51


Si kasta oo nolosha aduunku kuugu macaanaato ogow inay tahay mid dhamaanaysa, lagana dhimanaayo.

Lkn Nolosha Aakhiro waa mid aan dhamaanayn, lagana dhimanayn.

*("ياقوم إِنَّمَا هَٰذِهِ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا مَتَاعٌ وَإِنَّ الْآخِرَةَ هِيَ دَارُ الْقَرَارِ")*

Aakhiro ayaa ah guriga rasmiga ah ee raaxo iyo barwaaqo taalo


#HABEEN____WANAAAGSAN 🥹🤚.

#XIKMAD___IYO__MURTI🤚🫀❤️ 🫀💯🖐️

@NAXRIISLE 🫀❤️‍🩹

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

12 Oct, 12:16


Noloshu waa sheeko qurux badan waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka,
Waligaa ha ku joogsan xariiq murugo leh, dhamaadku wuxuu noqon karaa mid qurux badan📃

‎الحـياة روايـة جميـلة عليـك قراءتهـا حتى الـنّهاية ، لا تـتوقّف أبداً عند سطر حـزين ، قد تـكون النـهاية جـميلة📃

Life is a beautiful novel. You should read it until the end. Never stop at a sad line. The ending may be beautiful.


#XIKMAD__IYO__MURTI 🥹❤️‍🩹🫀.

@NAXRIISLE 💯🫀

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

11 Oct, 07:43


Haa Aniga Arooskeyga waxaan jeclahay in ay ku baxdo $1Milyan oo doolar ama Qaraashka ugu badan ee aroos lagu bixiyo taas waa Rajadeyda Nololsha ..

Sidaa waxaa Tiri Gabadhaan oo la weydiiyey su'aal eheed imisaa Jeceshahay arooskaagu inuu ku baxo ?


#Xigasho_Facebook.

Mohamed Abdullahi Page

#XIKMAD___IYO__MURTI🤚🫀❤️‍🩹

@NAXRIISLE ❤️‍🩹🥰

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

09 Oct, 11:23


https://youtu.be/ln7YQTTPryo?si=6ftrHqdbEpuUHLqw

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

06 Oct, 14:56


ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin🍁
https://t.me/A_M_I_N_O1

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

06 Oct, 14:52


Yaad la wadaagi laheyd ducadan
Ma jira saaxib aad la jeceshay wanaga udir 🫣😰


"Nabi muxamad scw 0o leh ban ka maqlay ninka gabalka marka vu dhaco iyo marka vu waaga baryo Qofka ducadan aqrista ninka
galabtina mar yirahda subixina mar virahda musiibo kuma dhacdo buu
rasuulka yidhi scw"

اللَّهُمْ أنْتَ رَبِّي لَا إلَّهَ إلَّا أَنْتَ، عَلَيكَ تَوَكَّلْتُ، وَأنتَ رَبَّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ، مَا شَاءَ اللّهُ كَانَ وَمَا لَمْ يَشَأ لَمْ يَكْنْ، لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، أعلَمْ أَنَّ اللّٰهَ عَلَى كُلَّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، وَأَنَّ اللّٰه قَذ أَحاطَ بِكُلِّ شيءٍ عِلْمًا، اللَّهُمْ إنِّي أعُوذُ بِكَ مِنْ شَرَّنَفْسِي، وَمِنْ شَرّكُلِّ دَابَةِ أنتَ آخِدّ بِنَاصِيْتها، إنَّ رَبِّي عَلَى صِرَاطٍ مُسْتَقِيمٍ


#XIKMAD__&___MURTI❤️‍🩹🫀🫶

@NAXRIISLE 🫀😰

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

01 Oct, 16:40


وعسى ان تكرهو شيئا وهو خير لكم

Waxa dhici karta wax badan aad dhibsanyso aad nacayso in ciribtooda danbe aad mahdiso dhahdo

Ïlaahay baa waagii sidas ii garaty oo ii qadaray والله يعلم وأنتم لا تعلمون
Alle ku kalsonow marwalba

ogoow Ilaahay albaab ma xiro ilaa uu albaab kale ku furo maahane ❤️


#XIKMAD__IYO__MURTI🥺❤️

@NAXRIISLE 😨😰

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

28 Sep, 13:17


https://t.me/blum/app?startapp=ref_UXj1Plba5d


BluM Gacantaada lacag ku samayso oo cad 🦋

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

25 Sep, 15:13


https://vm.tiktok.com/ZMhjUdpfE/

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

24 Sep, 09:32


Gabadhu inay KaY Dooranaysa Waa inay Noqda inay Nafteeda Raaligaliya 🥹❤️‍🩹

Inanku Gabadhu Dooranaya waa inay Noqataa MaxaY Gabad Naftiisa Raaligalisa 🥰❤️‍🩹

Ku Xasinolan Karo Wa Nolosahadi waxan Aadoonaysid Qofkan Laqeybsanayso Waa Noloshaadi oo Dhan 💯🥺😰….


#SHEIKH____MUSTAFA___XAAJI__ISMAIL 🤚🥰


#XIKMAD__IYO__MURTI🥺❤️‍🩹

@NAXRIISLE😰🥹💯

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

21 Sep, 12:32


Timaha jaraha hada gasho waxa arkaysa timo dhulka dadsan 🤤

Sido kale geerishka gawaarida
Hada gasho waxa arkeysa olyo dhulka daadsan 😅

Ikin maxay tahay dhibka haysta banka yada 😂😅💯..

Mxaa HelaY Bankiyda oo Lacagta MaxaY Dhulka Ugu Daasan La’dahay 😅😅


#XIKMAD__IYO__MURTI 💯🫀


@NAXRIISLE 👤💯.

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

21 Sep, 06:34


Noloshu Waa Tababar Joogto ah.

Waxaad u baahan tahay inaad tababarato si aad u noolaato.

Waxa aad sameyso maalin kasta waa waxa aad nogon doonto.

Haddii aad ku nooshahay caajisnimo
iyo isku-dayid la'aan,

Waad ku sugan tahay meeshii aad waligaa ku sugnaan lahayd.

#SH__MUSTAFA__XAAJI__ISMIAL 🥰❤️‍🩹

#XIKMAD__IYO__MURTI 🫀💯🖐️

@NAXRIISLE 🖐️❤️‍🩹

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

20 Sep, 20:40


https://t.me/hamSter_kombat_bot/start?startapp=kentId5590547370

Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token AirDrop!
💸 +2k Coins as a first-time gift
🔥 +25k Coins if you have Telegram Premium

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

12 Sep, 07:19


Rabigga Raxmaanka Ah 🤲❤️‍🩹💯

#Aruush__Mohamed 🥰

#XIKMAD__IYO___MURTI 💯🥰

@NAXRIISLE 🤚

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

11 Sep, 09:45


Daawo: Waa imisa qiimaha IPhone 16, muxuuse
gaar ku yahay?

#XIGASHO__B__B__C 🤚💯..

#XIKMAD__IYO__MURTI 🤚🫨

@NAXRIISLE 💯❤️‍🩹