ILA QOSAL

@ilaqosal_1


Channel kan waxan ku so gudbin doonah sheekoyin gaagaaban oo is kugu jira qosal iyo qaraaxo, kaftan, iwm.๐Ÿ’ฏโœŠ

Dag Dag Ku Hel sheeko Cusub ๐Ÿ“
Gacmo Furan Ku Soo Dhawoow ๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ

Nagu Soo Biir Oo nala qosal โœ…
Mahadsanidโค๐Ÿ™

ILA QOSAL

18 Oct, 18:26


๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

ILA QOSAL

17 Oct, 17:35


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

ILA QOSAL

10 Oct, 18:26


โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

ILA QOSAL

04 Oct, 02:51


Dumarka ma kala yaqaanaa meesha u roon iyo meesha kale๐Ÿค”

laakin way kala yaqaanaan ninka lacagta laga helo iyo ninka kale ๐Ÿ˜‚

ILA QOSAL

04 Oct, 02:43


Dumarka si kasta oo ay u dhaga culus yihiin hadana waxa kaliya ay si fiican u maqlaan waa "Hoo Lacagta" ๐Ÿ˜†๐Ÿ˜‚

ILA QOSAL

01 Oct, 05:32


Asc walalda aan halkan ku saxibnay gabar walashena so codsatan duco pls aan u duceyno dhamantena

Wexe tiri sida tan๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ซ

Magaceygu waa Nastexo Axmad waxan jiraa 22 sano Sanadkan ayan gali rabaa 22 hadii aan nolol Ku garo waxan kugu dhaariyaay Allaah xanuunada keena dadkana ka.cafiya waxan fariinteyda kaga dhigay mid qoortaada gashan oo aamaano Kugu ah sacadan eey ku soo gaartay laga bilabo ila Qiyamaha ka dhaco markad furto fariintan ilaah baan kugu dharshaye sii faafi waxaan jooga wadanka india waxa lega helay cudurka dilaga ah EE cansarka๐Ÿ˜ญ.

Daawo kasta wa isticmalay an ka aheen dawada ducadinaa oon manta soo doontay xaaladada alleh ha hagajiiyo towxiidkana allah ha kugu dilo janadana booskaga allaah hakaga dhigo mantaa hadad ducadiina iigu kala harin wana soo shegi doonaa hadba heerku uu igu gaaro xanuunkan ihayo Haadan dhintana cafis iyo masamax iyo naxariis raabi ISO weeydiya dhamaantina allaah ha idin jeclaado hadaad naxriis ledahay si walalaha Muslimiinta ah igu duceyaan sii faafi fariinteyda wall aduunka wax Les kuya hay isoo duceey ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญfariinteyda sii๐Ÿ™ faafi wall Allaah kaa dhigo kaanโœ๏ธ codsigeyga gudbiya

ILA QOSAL

01 Oct, 03:10


Gabadhaa jeceshay waxaad ku dhahdaa Naayaa ๐Ÿ˜‚

Hadii ay ku dhahdo hee macaan taas waa raaliyo hasii deyn

Rawahul dj ๐Ÿ˜’๐Ÿ˜‚

ILA QOSAL

01 Oct, 03:06


Fariin caafimaad fadlan dhuus inta aadan xaarin.๐Ÿ’จ๐Ÿ’๐Ÿ˜‚

Baryahan qoraalkibaan yareeyay adinkanah qosalki baad yareyseen๐Ÿ˜‚

ILA QOSAL

30 Sep, 10:00


Allah ha u naxariisto waxaa maanta oo kale 30 Sept geeriyooday Taliye Farxaan Qaroole.

Maanta wuu naga hooseeyaa aan u duceeyno ๐Ÿคฒ

ILA QOSAL

28 Sep, 22:47


DEG DEG  :

Qofka dhafra oo la ogaaday inuu taajir noqon doono mustaqbalka.

Xigasho : rawahul dj๐Ÿ˜‚๐Ÿธ

ILA QOSAL

27 Sep, 11:18


Manto oo jimco ah gabar baa block isaartay ilahadanah ma ugaanin sababtay igu saartay dufartah๐Ÿ˜’๐Ÿ’€

ILA QOSAL

26 Sep, 16:27


SHEEKO QOSOL BADAN

Nin ayaa xaaskiisa ugu cawday xifdintisa qur'aanka oo liidatay, waxey u balan qaaday hadii uu qur'aanka ku xifdiyo hal sano gudaheed in ay u guurineyso xaas labaad, ninkii qur'aanka lix bilood ayuu ku xifdiyay iyaduna saddex maalmood ayay soontay waayo dhaartee ayay burburisay oo uma guurinin xaas labaad.
๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Ragu damac badnaa๐Ÿ˜‚

Dumarkuna khiyaano badnaa.
๐Ÿ™ˆ๐Ÿ™Š๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

ILA QOSAL

24 Sep, 09:14


Daraasad Cusub :

Qofka nolasha sare ku nool maalintii waxaa loogu talo galay inay ku baxdo 500$.

Qofka nolasha dhexe ku nool waxaa loogu talo galay inay maalinti ku baxdo ama uu qarash gareeyo 300$

Halka qofka nolasha caadiga ku nool loogu talo galay 200$ ilaa 150$.

Adiga Magaala Joogaaga maalintii meeqo $ ayaa kugu baxda ?

ILA QOSAL

23 Sep, 02:52


Every new morning, I write a grateful gratitude for the new grace๐Ÿฅ€๐Ÿ๐Ÿฅฐ

Subax kasta oo cusub, waxaan qoraa mahadnaqa nimcada cusub๐Ÿฅ€๐Ÿ๐Ÿฅฐ

subax wnagsan dadkeyga๐ŸŽ๐Ÿ”ฅ

ILA QOSAL

22 Sep, 02:15


โŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธ โŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธโŒจ๏ธ๐Ÿ’—๐Ÿ‘


Janis ma u haysa in aad   nabiga kusalisid๐Ÿฅบ

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.


๐Ÿคโค๏ธ๐Ÿ‘

ILA QOSAL

16 Sep, 10:06


Waxaan halkaan ka salaamay dadka aan waligood lashumin, diyaaradna raacin, pizza aan cunin๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

ILA QOSAL

15 Sep, 09:44


Inan gorilla๐Ÿฆ ahay wxn ogaday mrkan dhahy iphone 16 ban ku gadaya๐Ÿคฃ๐Ÿ™†โ€โ™€๏ธ

ILA QOSAL

13 Sep, 10:35


Timirta marka cunto fadlan lafaheda ha tuurin ee dabka saar 10 daqiqo ka dib ka deji ee meel qorax ah dhig kadibne talaajada geli 1 saac kadib ka so bixi ee iska tuur ileen waxba kama faidayside๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿธ

ILA QOSAL

13 Sep, 09:27


DADKA CAAFIMADKA BARTAY HANOOGA JAWAABAN WAA MAXAY WAXAAS ?

๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

ILA QOSAL

11 Sep, 22:43


Deg deg

Waxaa la soo qarxiyay ama jirdil loo geestay ninki lahaa aladah talagaramka
Marka la weydiiyay maxaad aladaas free igu dhigtay oo qabwalbo logu isticmalaa

Kulaha hidlรจr faraciis kasoo aray xasinimo lee u sameyey kulaha

๐Ÿ™„๐Ÿ˜‚

9,616

subscribers

320

photos

5

videos