HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

@formfourevison


Dhamaan bulshada jecel. Waxbarashada gaar ahaan ardayda hada ku dhex jira waxaan ugu hanbalyaynaaayaa inay group kan ka heli karaan dhamaan buugta iyo qaybaha cilmiga ay baahan yihiin kana faa iidi doonaan xaqiiqtan kusoo biir oo ka faa idayso insha allh

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

01 Jan, 09:12


Apply here: https://tinyurl.com/3z4rcy5r?utm_source=facebook&utm_medium=facebook&utm_campaign&utm_content=ap_yx4fhvrhai

Benefits:

1. Free of cost, no registration charges.
2. Flexible hours.
3. You can enroll in the free online course anytime.
4. Skill development opportunity.
5. Free certificate from Google upon successful completion.
6. Youโ€™ll earn certification from Google by completing all modules in the chosen online course.

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

13 Dec, 14:20


https://uniathena.com/short-courses/basics-of-digital-marketing?utm_source=Reward_MjMyMTQ3ODIx&utm_medium=Whatsapp&utm_campaign=WH-BODM-share-MjMyMTQ3ODIx&shared_uid=MjMyMTQ3ODIx&utm_page=Login

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

13 Dec, 14:20


https://uniathena.com/short-courses/essentials-of-data-visualization-using-ms-excel?utm_source=Reward_MjMyMTQ3ODIx&utm_medium=Whatsapp&utm_campaign=WH-EODVUME-share-MjMyMTQ3ODIx&shared_uid=MjMyMTQ3ODIx&utm_page=Login

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

16 Jun, 04:08


Asc aad baan iin salaamayaa ardayda halkan ku jirta waxaan aad ugu xumahay in ardayda sanadka exam galaysa aanan caawin doonin waqtiga oo noo saamixi waayey owgii naga raali ahaada ku jeer ๐Ÿ‘

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

17 Sep, 11:01


Waa barnamij aad iyo aad umuhiima. Fadlan ila faafiya si asay ardaydaasi uga faaidaysato.

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

17 Sep, 10:58


La -talin xirfadeed oo loogu talagalay ardayda sanadka ka baxday Dugsiyada Sare.

Jamacadda Abaarso Burco waxay ogaysiinaysa ardayda Jamacadda Galaya in u hayso barnaamijyo la talin hadba maadada ay ku fiican yihiin iyo sidii ay kudooran lahaayeen kuuliyadooda saxda ah si aan mustaqbalkoodu khal-khal ugelin.

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

15 Sep, 09:59


Asc Dhamaan ardayda maanta examka loo yeedhiyey badankiina 98% waxaad u badantiin A+ iyo B
HAMBALYO HAMBALYO๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘ ๐Ÿ‘ ๐Ÿ’ ๐Ÿฅณ

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

04 Aug, 05:25


Waa buugii wehel jacayl

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

04 Aug, 05:22


I am sharing 'Wehel jaceyl' with you

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

13 Jul, 05:59


Hadaad togdheer joogto waa jaanise ka faaidayso dhamaan asxaabta

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

13 Jul, 05:58


https://www.facebook.com/102302989189216/posts/pfbid022P91JeFMpQoyYERqepeCFQyknTv8vCg71UzmW13oDrAhZjDTbXkACUyE5C5MU1Y7l/?sfnsn=mo

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

12 Jul, 20:08


Live stream finished (1 minute)

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

12 Jul, 20:06


Live stream started

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

16 Jun, 17:23


Fadlan nasoo raac

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

16 Jun, 17:03


Asc dhaman ardayda kugirta home kan .

Waxan idinku hanbalyay nayaa dadalkaa nafhurka iyo halganka aad waqtiga dheer usoo gasheen ee aad maanta midhihiisi Goosateen. Ilahy baa mahadaa leh idinku simay maanta inad halkaa soo gaadhan waxa isodokale mahadgara leh walidintii idinkuso tabacay ee juhdiga iyo dadalka idin soo galiyay .

Manta wixii ka danbeeya waxad uqori qaadanaysan waxabarsho heer jamacadeed iyo mustaqbal aad intaaso dhan usoo dadalysen . Qofkasta oo idinka mida wuxuu nabdiga iyo niyada kuhayaa isbedel iyo Gorodh aqooneed oo taaba qaada. Mid dalka kabaxa iyo mid dalka gudihiisa waxka bartaba .

Hadaba intaas kadib waxaan ugu Bushaaray nayaa ardayda kusugan Gobolka Togdheer iyo nawaaxi giisa ee maata oo taariikhdu tahay 16 June, 2022 dhamaysatay sanad dugsiyeedka form four. In ay muhiim tahay inay hayaanka halkaa kasii wadaan weliba iyaga oo baadhis kusameenaaya jaamacada ay mustaqbalkooda ku aaminayaan wixii talo kusaabsan waxyaabaha jaamacad lagu doortana diyaar ayaan ula ahay inaan lawadaago


Waxan kaa dalbanaya hadii aad tahay arday ku rajo wayn inuu dalka waxka barto oo waliba raba inuu Gobolka Togdher waxka barto inuu igala soo xidhiidho

FAAHFAAHIN DEERADA FADLAN WHATS APPKA IGALSO XIDHIH https://wa.me/message/BSESGGX3HDQDC1?src=qr

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

16 Jun, 09:25


๐Ÿ˜Š

HOME OF STUDENTS EDUCATION & BOOKS ๐Ÿ“š

16 Jun, 08:22


https://www.facebook.com/Kaamil-Training-Center-102302989189216/

Araar.
Waxaanu ku guulaysanay inaanu idin garab istaagno mudo 6-cisho oo aad ku jirteen imtixaanka shahaadigaa anagoo si hagar la,aana idiin garab taagnayn hadaanu nahay Bah-waynta KAAMIL TRAINING CENTER.

BUSHAARO
Waxaanu diyaar u nahay inaad nagula soo biirto page -kayaga si aad uga faa,idaysato Toobabaro aanu bixinayno iyo seminaro lacag lagu qaadanayo.

Mahadsanid inaad nagusoo biirtaa noo abaal gud ah๐Ÿ‘

2,616

subscribers

533

photos

1

videos