Dhiirigaliye

@dhirigaliye


👉Kanaalka Dhiirigaliye Waa Meel aad Ka Heli Karto Xikmadaha , Dhiirigalinta Iyo Qisooyinka Saameenta Leh.

👉Hadii aad Ubaahantahay Xayeysiin waad ilaso xiriiri Kartaa Mahadsanid @inapoqor7 🙏

👉Feedback Waa inoo Muhiim

Dhiirigaliye

07 Sep, 11:50


⛔️Ogaysiis🩸 Waxaan Fursad kale siinay Ardayda Daneynaysa inay bartaan  E-Hacking-Afsomaliga ahaa. Kuso dhawaada 𝙁𝙖𝙨𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙚𝙩𝙝𝙞𝙘𝙖𝙡 𝙝𝙖𝙘𝙠𝙞𝙣𝙜


Waxa lagu baranaya nocyada kala duwan ee hacking iyo penetration testing -iyadoo la isticmaalayo Kali-Linux iyo Python...Waana Basic to Hero.

Markaad dhamaysid coursadan waxaad helaysa shahado cadayna inaad Basic E-thical hacking Qaataday.



Isdiwaangelintu way furantahay waxana qaadanaynaa tiro kooban Bishi waa $8 kaliya

Linkiga  hose Iska diwaangeli Hada ⤵️

http://bit.ly/4dF3MbV


@sahankaxogahabooks
@Soomalibooks

Dhiirigaliye

30 Aug, 10:18


Salam Dhamaantiin Dhalinyaro Waxaan ugu dambeyn so fasaxnay Fursadii Gabdhaha Naga codsadeen Macalimad u gooni ah

Courskani waa ENGLISH LIVE CLASSES COURSE Dumarka kaliya ayaa Iska diwaangalin Kara Hadii aad tahay Gabar luuqada Englishka inay barato jacel Kafaaideyso fursadaan .

Isdiwaangelintu way furantahay waxana qaadanaynaa tiro kooban Bishi waa $7 kaliya

Linkiga hose Iska diwaangeli Hada ⤵️

http://bit.ly/4dF3MbV


@sahankaxogahabooks
@Soomalibooks

Dhiirigaliye

07 Mar, 09:47


Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency


Courska waxay Ka kooban tahay

👉Crypto currency introduction oo 17 Cashar ah

👉Taxlilinta Suuqa oo 5 cashir ah

👉Technical analyse oo 9 Cashir ah

Iyo Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga

Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25

Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15

Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa

Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵

Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa

WhatsAppkaan 👇

https://wa.me/252626787049

Fariin noogu reeb 👇

@Hindise70

Dhiirigaliye

24 Feb, 03:20


Mid ka mida hadalada ugu xanuunka badan=

" Adeer lugahaygii🦵 dib ma iigu soo baxayaan😭 "

Waa hadal uu yiri wiil yara oo ka mida dadka falastiin ee ku lugo beelay magaalada Qaza

Allow muslimiinta meel ay joogaanba🤲

@Soomalibooks
@Ectobooks
@CryptoMillionairer

Dhiirigaliye

01 Jan, 19:24


وَهُوَ الْقَاهِرُ فَوْقَ عِبَادِهِ ۖ وَيُرْسِلُ عَلَيْكُمْ حَفَظَةً حَتَّىٰ إِذَا جَاءَ أَحَدَكُمُ الْمَوْتُ تَوَفَّتْهُ رُسُلُنَا وَهُمْ لَا يُفَرِّطُونَ

Alle waa kan ka Sarreeya Addoomadiisa, wuxuuna idiin soo Diraa ILaaliye markuu u Yimaaddo Midkiin Mawdku waxaa Oofsata «Disha» Malaa'igtanada mana Gabood Falaan.

Dhiirigaliye

01 Jan, 19:24


Nasiib darro, dadka aan jecel nahay qiimahooda waxa aan dareenna marka ay nolosheenna ka baxaan🙃

Dhiirigaliye

25 Dec, 05:35


°ilaahay baa og waxaan quluubta ku hayna "
isaga ayaanu magan galaynaa asaga unbaan talo saaranaynaa 🤍

@Dhirigaliye

Dhiirigaliye

24 Dec, 06:57


Qur'aanka markii tusaale ahaan loogu soo qaatay 🦟Kaneecadda, gaaladu aad ayey ula yaabeen🤔 iyagoo leh muxuu Alle tusaale ugu soo qaatay Kaneeco ma wax kale ayuu waayey!😲

1400 oo sano kadib ayaa waxaa la ogaaday cilmi 🔍badan oo aan hore looga ogeyn kaneecada, Waxaa la ogaaday inaysan kaneecadu aheyn cayayaan yar oo keliya ee ay tahay mucjiso u baahan in lagu waano qaato😯.

🦟Kaneecadda dheddiga ah
waxay leedahay 100 indhood👀...
Waxay leedahay 48 ilig🦷...
Waxay leedahay saddex wadne...
Dhinac walba waxay ku leedahay saddex garab...
Waxay awood u leedahay inay aragto jirka bani'aadamka si walboo mugdi u jiro....🕶
Waxay leedahay qalab dhiigga baara🔬...sababtoo ah waxaa jira noocyo dhiigag🩸 ah oo aysan kaneecadu ka helin...
Waxay awood u leedahay inay dhididka bani'aadamka ka soo uriso masaafo dhan 60 mitir...🏃‍♂️
Waxay awood u leedahay inay suuxiso jirka💉meesha ay rabto inay qaniinto waa sababta uusan qofku u dareemin ilaa ay howsheeda dhammeysato..

Arinta ugu layaabka badan ayaa ah in la ogaaday inuu jiro noole🦠 aad u yar oo ku nool dhabarka kaneecada.. oo aan la arki karin in qalab lagu fiiriyo mooyaane🔬...

‎سبحان الذي خلقها وأبدعها..

Dhiirigaliye

31 Jul, 09:31


Dhiirigaliye pinned «🔥𝐅𝐥𝐮𝐭𝐭𝐞𝐫 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐫𝐭 ⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps. Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS. courseka waxa…»

Dhiirigaliye

31 Jul, 09:30


🔥𝐅𝐥𝐮𝐭𝐭𝐞𝐫 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐫𝐭
⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭

Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps.

Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS.
courseka waxa qaadan karo qof walba oo jecel in uu horumar fiican kasameeyo mobile app development-ga.
Hada iska diiwan geli oo hel 50% discount.


ka faa'idayso fursadan oo laguu sameeyay 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ah.

Wixii Faah faahin ah nagala soo xiriir
👉 @inapoqor7

Dhiirigaliye

27 May, 13:36


@soomalibooks

Dhiirigaliye

04 Apr, 06:30


JADWALKA UGU FUDUD AKHRINTA QURAANKA BISHA BARAKAYSAN
🌙🌙📖📖🌙🌙

Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan (1 mar )
‏-
• Salaada *subax* kadib : 4 page
• Salaada *Duhur* kadib : 4 page
• Salaada *Casar* kadib : 4 page
• Salaada *Makhrib* kadib : 4 page
• Salaada *cishaa'i* kadib : 4 page

Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 2 mar )
‏-
• Salaada *subax* kadib : 8 page
• Salaada *Duhur* kadib : 8 page
• Salaada *Casar* kadib : 8 page
• Salaada *Makhrib* kadib : 8 page
• Salaada *cishaa'i* kadib : 8 page

Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 3 mar )
‏-
• Salaada *subax* kadib : 12 page
• Salaada *Duhur* kadib : 12page
• Salaada *Casar* kadib : 12 page
• Salaada *Makhrib* kadib : 12 page
• Salaada *cishaa'i* kadib : 12 page

‏Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan )5 mar
‏-
• Salaada *subax* kadib : 20 page
• Salaada *Duhur* kadib : 20 page
• Salaada *Casar* kadib : 20 page
• Salaada *Makhrib* kadib : 20 page
• Salaada *cishaa'i* kadib : 20 page

Kaliya waxay ubaahantahay Go,aan adag iyo joogtayn

Sii Faafi oo hel Ajarka qofka dhaqan galiya🙏

Dhiirigaliye

04 Apr, 06:21


ninka ku jecel😍 mahan iney ku weenthy baahida uu u qabo shahwadada waa mid daneeya qanacadada, quruxdada, qiimahaga, io qalbi wanagaga mahan mid kuu quura qalooc io qalbi jab💔 waa mid marwalbo utaagan muujinta dareenka jaceyl ee uu kuu qabo
waxaa ku badan codsiga ah inuu marwalba dareen xasuus leh oo jaceyl uu kula wadaago❤️😍.

Dhiirigaliye

25 Mar, 10:45


Subax wanaagsan kuwaa aaan qalbigooda cuqdad iyo argudasho ku jirino😌
Subax wanaagsan kuwaaa aan jeclaayo 🥺❤️

#my family 👪

Dhiirigaliye

21 Mar, 09:03


Qof khalafsanaan u dhashay weligaa ha ka filan xiriir wannaagsan😔❤️.

Dhiirigaliye

21 Mar, 09:02


Haddii aad leedahay kibir kaa dhigaya inaad iska kay indha tirto,

Waxaan leeyahay kalsooni nafeed oo aan ku iloobo qofka aad tahay..!


@Dhirigaliye

Dhiirigaliye

21 Mar, 08:59


Cilmi nafsi dhanka gabdhaha😊❤️

1:Gabadha aan Hadalka badnen

kaliYa Lahadasha qofki lahadLa

Waa Gabar aad UnaxRiis badan

2: Hadii aad AraGato Gabar wax

aan micno laheen kuqosleyso

oGow iney muruGeysan Tahay

3:Gabadha si walbo u.adaG tahay

waxa kaliYa ka ooYsaa inwax Been

laGa sheego laguna qeelsho

4:Gabadha kuriyooto ayadoo Nolol

fcn dhisatay waxaa loobadiyaa

iney tahay mid rumooweyso❤️


Ma soo badiya ❤️😊👍

Dhiirigaliye

21 Mar, 06:35


Cilmi nafsiga jaceylka

1: Haddii aad aragto qof mar wlba indho naxaris leh kugusoo eegaya ogow inuu kujecel yahay qofkaas

2: Haddii uu jirkaagu si lama filaan ah u gariiro ogow qofka aad jeceshay inuu murugaysan yahay

3: Haddii aad aragto qof mar wlba soo raadiya inaad la hadasho ogow inuu ku jecel yahy qofkaasif

4: Haddii aad ku aragto qof riyadaada ugu yaraan saddex jeer ogow qofkaas inuu ku jecel yahay adiga


@Dhirigaliye