@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

@badbaadinaftaada


Noqo qof xumaanta kadhowrsoon
Yaanuu ku Duufsan shaydaanku
Chanalkeena waxaad kaheli doontaa waanooyin kusaabsan in laga fogaado waxyaabaha xun xun ee ladaawado sida muu'qaalada galmada iyo saamaynta ay ku leeyihiin qofka aduun iyo aakhiroba
@tamatnm

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

15 Oct, 14:24


caawa sagaalka iyo muxaadaro aad uqiimo badan sh maxamed macallin abshir iyo markaz alqudus kala soco qanaatka dawrada caqiidada iyo ka markaz alquduz


Ha la faafiyo si ay dad badan uga faa'iidaystaan

https://t.me/+nRg33QjGpeNlZGE0


https://t.me/+zA8bSSKaqagwMDc

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

15 Oct, 04:21


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 9 dollar .
Mudadu waa 5 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

11 Oct, 18:05


https://t.me/+_MPLbsiY2BYzNDM0


Kulankii waa bilaabmay soogala xaga teligaramka

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

11 Oct, 06:47


๐Ÿ”˜ sunnayaasha maalinka jimce :

1:- inuu qofku maydho.
2:- in qofku uu is udgiyo/ cadar.
3:- dhar qurux badan xidho .
4:- inuu qofku sii cadaydo.
5:- xilli hore masaajidka tago.
6:- suratul kahfi inuu akhriyo .
7:- saliga nebigana uu badiyo scw .

ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

05 Oct, 19:54


Kulliyadda barashada culuumta ee Andalus Academy
 
Kuliyaddu waxay bixin doontaa culuum kala duwan oo iskugu jirta 1,Luuqada carabiga
2,inglish
3,combiitar
4,Quraan
 
Hadaba waxaa 12/10/2024 oo ku beegan maalinta sabtida ah bilaabmi doona saddex koorso oo kala ah
1,luuqadda carabiga
2,luuqadda engiliishka
3,barashada koombitarka
 
Luuqadda carabigu waa free ama lacag la,aan halka koorsada koombiitarka iyo engiliishka ay free yihiin laakiin diwaan galintu 5 doolar tahay
 
Hadaba luuqadda carabigu waa 3dex qaybood qayb sare oo ah xiwaarka  iyo ku hadalka
Iyo qayb dhexe oo erayada iyo jumladaha ah
Iyo qayb billow ah oo higaadad ah
Shuruudda
1,inuu soo galo habeenka sabtida haduu kooxda koobaad yahay barnaamijka meet darsigana 2 maalmood loso dhigi doona sabtida iyo axadda

+251915456128

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

05 Oct, 16:31


@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž pinned Deleted message

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

05 Oct, 04:52


ุนู† ุนุงุฆุดุฉ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ุง ู‚ุงู„ุช : ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ :
(ู„ูŽุนูŽู†ูŽ ุงู„ู„ู‡ู ุงู„ูŠูŽู‡ููˆุฏูŽ ูˆูŽุงู„ู†ูŽู‘ุตูŽุงุฑูŽู‰ ุงุชู‘ูŽุฎูŽุฐููˆุง ู‚ูุจููˆุฑูŽ ุฃูŽู†ู’ุจููŠูŽุงุฆูู‡ูู…ู’ ู…ูŽุณูŽุงุฌูุฏ) .

ุตุญูŠุญ ู…ุณู„ู… ูฅูขูฉCaaโ€™isha Ilaahay haka raalli noqdee, waxay tidhi: Rasuulkii Ilaahay naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye wuxuu yidhi: (Ilaahay ha naclado Yuhuuddii iyo Nasaaradii qabuuraha nebiyadoodii ka dhigtay masaajid). Saxiix Muslim 529
Xadiiskan wuxuu ka caawinayaa mu'miniinta inay fahmaan muhiimadda dhaqanka iyo cibaadada saxda ah.

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

05 Oct, 04:51


ุงุฐูƒุฑ ุงู„ู„ู‡โ€ŒูŠู€ุฐูƒุฑูƒ:
- ุณูุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡.
- ุงู„ุญู…ุฏู„ู„ู‡.
- ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡.
- ุงู„ู„ู‡ู ุฃูƒุจุฑ.
- ุณูุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ ูˆ ุจุญู…ุฏู‡ู.
- ุณูุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุนุธูŠู….
- ุงุณุชุบูุฑ ุงู„ู„ู‡ ูˆ ุฃุชูˆุจู ุฅู„ูŠู‡ู.
- ู„ุง ุญูˆู„ ูˆ ู„ุง ู‚ูˆุฉ ุฅู„ุง ุจุงู„ู„ู‡.
- ุงู„ู„ู‡ูู… ุตู„ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ.
- ู„ุง ุงู„ู‡ ุงู„ุง ุงู†ุชูŽ ุณุจุญุงู†ูƒ.
ุงู†ูŠ ูƒู†ุช ู…ู† ุงู„ุธุงู„ู…ูŠู†ูŽ.
- ุญุณุจูŠ ุงู„ู„ู‡ ู„ุง ุงู„ู‡ ุงู„ุง ู‡ูˆ ุนู„ูŠู‡.
ุชูˆูƒู„ุช ูˆู‡ูˆ ุฑุจ ุงู„ุนุฑุด ุงู„ุนุธูŠู….
-ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฑุฒู‚ู†ูŠ ู…ู† ุญูŠุซ ู„ุงุงุญุชุณุจ.
-ุงู„ู„ู‡ู… ุซุจุช ู‚ู„ุจูŠ ุนู„ู‰ ุฏูŠู†ูƒ.
- ูŠุงุฑุจ ุฑุถุงูƒ ูˆุงู„ุฌู†ู‡.
-ุงู„ู„ู‡ู… ุงุญุณู† ุฎุงุชู…ุชูŠ.
-ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุฑู†ูŠ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑ.

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

04 Oct, 17:57


https://t.me/+_MPLbsiY2BYzNDM0

Kulankii waa bilaabmay soogala

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

01 Oct, 13:36


DHamaan  cid kasta oo jecel waxbrashada waxa kuliyada ALFURQAN oo aad uga barateen wax brasho la mahadiyay ay idinku war  galinaysaaa in fasaladan cusub aanu qaadanayno oo ay furan tahay diwan galintooda.
Waxa kale o kuliyadu ugu hambalyaynaysaa ardayda qurbaha jooga in ay waqtiyadi hore ee ay heli jireen loosii kordhiyay .


1: Quraaanka kariimka ah
2: Carabiga iyo higaada
3: computerka
4: pharmacy { daawooyinka}
5: public health( caafimadka guud)
6:English


Hada is diwaan gali oo kor uqaad heerkaga waxbrasho
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

30 Sep, 13:00


@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž pinned ยซ(FURSAD QAALIYA) Matahay qof danaynaya inuu barto luuqada carabiga waliba sifudud Haday jawaabtadu tahay haa Kuliyada AL-ANDALUS Waxay kuugu bishaaraynaysaa waxbarasho firii ah oon waxba lagaa qaadayn MARKA HORE WAXAA LAGUU BILAABAYAA BUUG KA KOOBAN โ€ฆยป

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

30 Sep, 11:59


(FURSAD QAALIYA)
Matahay qof danaynaya inuu barto luuqada carabiga waliba sifudud
Haday jawaabtadu tahay haa
Kuliyada AL-ANDALUS Waxay kuugu bishaaraynaysaa waxbarasho firii ah oon waxba lagaa qaadayn

MARKA HORE WAXAA LAGUU BILAABAYAA
BUUG KA KOOBAN
1200 OO ERAY
50 JUMLO
IYO WADA SHEEKAYSI

HADAAD BILOW TAHY WAXAA LAGUU BILAABI HIGAADA CARABIGA

HUDUU HEERKAAGU SAREEYO WAXAA LAGUU BILAABI XIWAAR IYO LAKJARO

Ogow casharada waa la,iska dhagaysan oo waa la,isla xisaabtami

hadaba ka faa,idayso
fursadan oo iska diwaan gali
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Alandalusacdemy


Kubiir
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/I96lwuxhcxBK6k6pq9a2S9


Kubiir
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/alanndaluss

@Badbaadi naftaada๐Ÿ”ž

30 Sep, 10:45


Casharkii 2aad

4,620

subscribers

445

photos

90

videos