WAANO_JACEYL

@waano_jaceyl


00:00:01๐Ÿ‘ซ๐Ÿ–ค๐Ÿ’™
"the sweetest somalian love page"๐Ÿ˜โค
@Waano1

WAANO_JACEYL

21 Oct, 18:04


https://sooinspire.blogspot.com/2024/10/blog-post.html

WAANO_JACEYL

02 Oct, 18:58


Haddii aad rabto wakhti,
Xorriyad iyo tamar dheeraad ah, bilow adeegsiga erayga "Maya".

WAANO_JACEYL

27 Sep, 15:02


Mawada noolaan karnaa labadeena๐Ÿ˜, Ma is guursanaa๐Ÿ’(Xoogsaa sariir ah ma jabinaa๐Ÿคญ)ilmo mawada dhalnaa, dalxiis ma wada aadnaa(xoogaa sariir kalena ma jabinaa markale๐Ÿคญ)

WAANO_JACEYL

12 Sep, 21:41


Haddi aad aragto nin qalbigisa anay gabadh ku jirin, waxaad arkaysaa nin maaha ee waa mayd ubaahan in laduugo!"

WAANO_JACEYL

30 Aug, 08:50


Su'lihii๐Ÿฅบโ˜๏ธ

WAANO_JACEYL

21 Aug, 10:55


Waa nin agtayda maraya oo aan u fahmay inuu xaaskiisa la hadlayo. Sameecadda ayaa u furan oo wax bay u diraysay qiyaastii. Wuxuu lahaa, โ€Naa wallay ka tahay oo ma furna dukaankii. Waanigaa riixaya albaabka oo wuu xidhan yahay.โ€ Meesha uu marayo dukaan ka ma dhowa, iska daa inuu riixee. ๐Ÿ˜…

WAANO_JACEYL

20 Aug, 11:06


Xaas raaliyo ah๐Ÿฅบ

WAANO_JACEYL

12 Aug, 10:08


Su'aalihii๐Ÿฅบโ˜๏ธ

WAANO_JACEYL

09 Aug, 16:07


Bal kawaran๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

WAANO_JACEYL

08 Aug, 20:14


Ma aqaan waxa aan sidan oo dhan kugu jecelahay oo aan wakhti walba kaga fikiro adigaโค๏ธ๐Ÿ˜ฉ

WAANO_JACEYL

08 Aug, 20:09


Waan iska joojiyay in aan kula soo hadlo, waayo waad garan wayday qiimaha ay leeyihiin eroyodeyda๐Ÿ’”

WAANO_JACEYL

02 Aug, 22:34


"Hurdadaydu maaaha badanaa hurdo sax ah, waa ka baxsasho."

Innta aan fahmin waan salaamayaa. ๐Ÿ‘‹

WAANO_JACEYL

02 Aug, 22:30


Wax kasta si qaldan ayaad u fasirataa, xitaa aamusnaantayda๐Ÿค.!

WAANO_JACEYL

02 Aug, 19:27


Maka mid tahay dadka akhriska ku nafisa๐Ÿ“š๐Ÿค—

WAANO_JACEYL

02 Aug, 07:28


Su'aalihii maleedahay saaxiib๐Ÿฅนโ˜๏ธ

3,018

subscribers

592

photos

51

videos