Qoraallo Jacaylシ︎

@qoraallojacayl


Kannaalkeenii Horre Wuu Naga Ciladoobay Fadlan Kan Kusoo Biiraa.

t.me/QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

14 Sep, 14:50


C a a w i n :❗️

Fadlan Igu Caawi Hadii Wax Uun Ka Garanayso👇

Hadii Aad Wax Ka Taqaan Nambar-sireedyada Telefoonka Siiba Addeega Sahal Ee Shirkada Golis Qaabka Xayiraada Loo Saaro ama Loo Hakiyo Fadlan Loogana Qaado Ila Soo xiriir Kaarkaygii Ayaa Layga Xannibay.

F:G Arrintan Xayiradu Waa Ka Madax Banantahay Shirkada Golis Keliya Qof Yaqana Aya Iga Saaray.



Igala Soo Xiriir. @Abwaan_Saajac

Qoraallo Jacaylシ︎

08 Sep, 19:25


Waa Duni Rogmada Oo,
Gabdhihii Runtii Nacee,
Ma Rabaan Jacaylkee,
Waxay Daba Rucleeyaan,
Ninka Riyaalka Haystiyee,
Anna Xaalku Igu Rogan,
Ribbay Caashaqii Aan,
Kuu Raadjoogay Dhowr Sanno,

Hadal Raasumaaliyo,
Naag Yahay Runbaa Wacan,
Rag Inuu Calaalo,
Looga Roon Sidaan Qabo,
Risiqana Allaa Qoray,
Rabbaa Bixiye Oo Xira,
Raaxada Aduunkiyo,
Raaf Maaha Noloshuye,
Haku Xirin Riyaal-keen,

Ragga Iyo Haweenkuna,
Kala Raysan-maayaan,
Riyo Iyo Lo' Iyo Ido,
Geel Baan Rabbaystaa,
Rafaad Nolosha Kuma Qabo,
Rayn Baan Ku Noolahay,
Hadal Raasumalkii,
Ama Saataan Iigu Raac,
Ama Soco Ma Raysee,
Naag Adiga Kaa Roon,
Rabbi Wey Helayaa.

@Abwaan_Saajac

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

08 Sep, 15:24


Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 4k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.

Mahadsanidiin
@SheekooyinJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

01 Sep, 16:55


Hadaan Labba Ruux Cishqiga,
❤️
Luggooyo Ka Dhawrihayn,
😭
Haddaan Laysu Laab-Furnayn,
🫡
Lillaahi Hadaan La Noqon,
😊
Miyaa Lubbigiyo Jacaylka
🥰
Marnaba Lib La Gaarayaa.
🔐❤️

Curiye: 𝐀𝐛𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐒aajac

•••𒊹︎︎Waa Muhiim In Aad Ku Biirto Halkaan ||



@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

26 Aug, 15:32


Weli waxa aan xusuustaa dareenkii aan dareemay markii ugu horreysay ee aan kula hadlo.
🖤

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

24 Aug, 03:36


😄Xamareey Ma Nabadbaa?




.

Qoraallo Jacaylシ︎

23 Aug, 16:08


Playsore ka ku qor magacyadaas kadib lasoo dag labada app Siiba Plus Messenger
Markaa lasoo dagto kadib gali lambarkii telegram kaagii hore kuugu samaysnaa kadib code buu ku waydiinayaa [ code ka waxa uu kuugu soo dhici doonaa telegram kaan hada la xiri rabo kadib code kaas gali sidaa waxaa kuugu soo wareegaya wax walba oo kuugu samaysnaa telegram kaan

Saaxiibayaal lasoo daga insha'allah

@SheekooyinJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

23 Aug, 04:05


"Laabta ii gali sidii inay tahay markii iigu dambaysay araggaaga." 💔😥

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

21 Aug, 05:24


Halkani Waa Barrta Cusub Ee Aynu Ka Samaysanay Faceebook☺️
Fadlan Kusoo Biira Oo Inoo Qurxiya Sida Halkaan

👇👇
https://www.facebook.com/profile.php?id=61550262460911

Qoraallo Jacaylシ︎

20 Aug, 15:55


Waxay ku dhahday.. kaalay dhuumaaleysi aan ciyaarnee, Haddii aad isoo hesho waad i guursan.
Wuxuu ku yiri.. Haddii aan ku heli waayo ka waran?
Markaasay ku tiri.. Waxaan ku dhuumanayaa albaabka gadaashiisa.🤗

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

16 Aug, 16:48


(3)

Xiligan waxa muhimka ah waa aqlaqda ee Maha cilmiga.
Sababto ah qofkasta wuu garanaya wax un, lkn ma jirto qof ku dhaqmi kara waxa uu yaqaan.🤎

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

14 Aug, 19:26


Marki Hore Waxaan Ku Fikirayay Inan Mar Un Ku
Helo 0o ad Noqoto Jaceylkeyga iyo Qofka aan Nolal
Wadaaga Noqonayno balse Hada Oo an ku helay
Waxan ku Fikirayaa sida an Ku ilaashan Lahaa, Daqliqad Walba Waxaan Ku Fakaraya Sidi an Ku Farxad Galin Lahaa oo ad U Dareemi Laheyd Naxariista An Qalbiga Kuugu Hayo, Farxad ligu
Nolow Waayo Badan
🥰

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

14 Aug, 03:23


Haddii aad i waydiiso inta jeer ee aad maskaxdayda ku soo dhacday, waxaan odhan lahaa hal mar sababtoo ah waad timid oo weligaa ma tagin.👍😁

QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

10 Aug, 15:36


Waxaan kuu jeclaaday si dhab ah💝
Waxaad iidhaawacday siqooto dheer💔😥
Waad iniyad jabisay💔
Aniga ayuu ahaa qofkii
Jeclaa inuu arko adigoo
Faraxsan😍😥💔

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

10 Aug, 04:18


Jacaylku waa suure-gal kaddib saaxiibtimadana laakiin saaxiibtimadu suura-gal ma ahan jacaylka kaddib.

Fikirkaa maxaa sababa ayay kula tahay.

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

07 Aug, 16:00


Waan kujeclahay hadii aan ku dhaho micinaheedu Ma ahan inaan iska kaa dhahaayo
Balse waxan rapaa inaan ku xasuusiyo inaad tahay qofka aduunka uga wngsn ee aan arkey🌍🔐


@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

07 Aug, 15:56


Markii aan jacaylka kuu qaaday adiga dhan Ayaan jacayl kuu qaaday si kasta oo aad tahayna waankugu jeclaaday.

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

06 Aug, 03:57


waligaa qof lasoo dhaawacay xiriir hala sameyn maxa yeelay daawada waa la iska tuura markii la caafi maado I aamin 💔😢

@QoraalloJacayl

Qoraallo Jacaylシ︎

05 Aug, 07:54


Waxaan diraaya fariimo aan ogahay inaa laga soo jawaabeyn
Kama daalo diristooda kamala quusto sugistooda💔😪🥲

@QoraalloJacayl