Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

@murti_dahson


โ™ป๏ธhadad sogashay meshaan sodhawaw
Channel waxa ka helysa murti iyo sheekoyin faa'iido leh๐Ÿ˜Šโค๏ธ
๐Ÿ™๐Ÿฅฐ.

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

17 Oct, 15:35


Dabci Wanaagsan Ula Dhaqan Naftaada

Dabci wanaagsani wuxuu yahay saldhigga nolosha guusha iyo farxadda ku dhisan. Marka aad naftaada si wanaagsan ula dhaqanto, waxaad xoojinaysaa awooddaada qofnimo, daryeelkaaga maskaxeed, iyo horumarkaaga nololeed. Waa muhiim in aad ogaato in dhaqanka wanaagsan ee naftaada uu bilow u yahay xiriirka wanaagsan ee aad la yeelan doonto dadka kale.

Waxaa jira dhowr talo oo fudud oo kaa caawin kara inaad naftaada si wanaagsan ula dhaqanto:

1. Is-Daryeel: Qofka aan is daryeelin ma heli karo farxad buuxda. Is-daryeelku wuxuu noqon karaa hurdo fiican, cunto caafimaad leh, jimicsi joogto ah iyo waqtiga aad ku qaadanayso inaad naftaada ku dajiso.


2. Naftaada U Raxamey: Naftaada ha ku cadaadin qaladaadka iyo guuldarrooyinka. Inta aad u fiirsaneyso wixii aad ka khaldantay, sii fursad aad wax ku barato oo hore ugu soco.


3. Diirada Saar Horumar: Maalin walba u yeelo yoolal yar-yar oo aad gaarto, si tartiib ah ayaad u arki doontaa horumarkaaga. Horumar joogto ah ayaa ku sii dhiirrigelinaya inaad sii dadaasho.


4. Naftaada Ku Ammaan Horumarkaaga: Mararka qaar, waxaan iska indhatirnaa guulaha yaryar ee aan gaarno. Naftaada ku ammaan inaad noqotay qof sabir badan, dadaal badan, oo is-aqoonsi leh.



Marka aad dabci wanaagsan ula dhaqanto naftaada, waxaad heli doontaa naf-qanci, caafimaad maskaxeed, iyo yididiilo ku hareereysan noloshaada. Is-jeclaanshuhu waa bilowga farxadda gudaha!

. ๐Ÿค

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

05 Oct, 11:42


Bisharo  Bisharo  Bisharo

Ma dooneysaa Barashada Graphic Design Ka  iyo Video Editing CapCut Mobile ka

Kuliyada LAMPTECH  Waxay qadaneysaa Ardayda cusub ee do nayso Barashada Graphic Design Ka iyo  Video Editing CapCut Mobile ka


Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) IWM.

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $4.

5 arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta
https://wa.me/252638388658

โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†

Ma jeceshahay barashada vedio editing ใ€Š Capcut Mobile ๐Ÿ“ฑ ใ€‹ maku hamineysay mar un ina noqoto muuqal sameeyo wanaagsan  oo social media wax kusoo gudbiya
Ama marabtaa in aad noqoto qof xirfadisa ku  shaqeysato
Mana ku hamineysay in aad mar un noqoto muuqal sameeye wanagsan { vedio editinใ€‹
Adigoo isticmaala Mobile kaaga gacanta hadaba waxa aan kuu diyaarinay course bilaaw ilaa dhamad ah
Si aad is kaga diiwaan nagala soo xiriir WhatsAppkan

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡


https://wa.me/252638388658


Kuso bir Telegram kena 

https://t.me/LAMPTECH

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

01 Oct, 13:36


DHamaan  cid kasta oo jecel waxbrashada waxa kuliyada ALFURQAN oo aad uga barateen wax brasho la mahadiyay ay idinku war  galinaysaaa in fasaladan cusub aanu qaadanayno oo ay furan tahay diwan galintooda.
Waxa kale o kuliyadu ugu hambalyaynaysaa ardayda qurbaha jooga in ay waqtiyadi hore ee ay heli jireen loosii kordhiyay .


1: Quraaanka kariimka ah
2: Carabiga iyo higaada
3: computerka
4: pharmacy { daawooyinka}
5: public health( caafimadka guud)
6:English


Hada is diwaan gali oo kor uqaad heerkaga waxbrasho
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

22 Sep, 15:01


OGAYSIIIS OGAYSIIS muhiim ah!
Dhamaan qofkasta oo ay fariintani soo gaadho hala digtoonaado chanelkaa sare oo dad tuugo ah ku midoobeen .
Waa channel dadka kusoo xerogaliya channelo iib ah ayaanu haynaa iyago raba inay lacagta ka dhacaan dadka.
Dad ayaa ila soo xidhiidhay ay hore sidani ugu dhacday .
Ciwaankan hoose waa ciwaankooga ay ku dhacaan dadka .
@Ninwayn1477
Hadaad jeceshay hal eray oo tuugnimadooda muujinaya waad u qori kartaa.

Fariintan waxy kaaga timi midawga channels ka somaalida ee telegramka: Team kulmis๐Ÿ’ช๐Ÿฆพ

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

22 Sep, 14:06


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

16 Sep, 14:24


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

21 Aug, 03:14


๏ดฟูˆู…ู† ูŠุชู‚ ุงู„ู„ู‡๏ดพ
Tani waa shardi
๏ดฟูŠุฌุนู„ ู„ู‡ ู…ุฎุฑุฌู‹ุง๏ดพ
Tanina waa balan
๏ดฟูˆูŠุฑุฒู‚ู‡ ู…ู† ุญูŠุซ ู„ุง ูŠุญุชุณุจ๏ดพ
Tanina waa abaal gud

Fuli shardiga si aad u hesho balanta kadibna aad uqaadato abaal gudka

Eebbow naga yeel kuwaa ๐Ÿคฒ

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

19 Aug, 11:05


Nabiga muxamed N.N.K.H

Ayaa lagu yiri

ุฅู†ูƒ ู…ูŠุช ูˆุฅู†ู‡ู… ู…ูŠุชูˆู†
Adiga waad dhimaneysaa
Iyaguna wey dhimanayan

Meeshasโ˜ uma baahna maal iyo wax lamida waxad lageleysaa un camalkaaga ha xumaado ama ha wanagsanado

ูู…ู† ูŠุนู…ู„ ู…ุซู‚ุงู„ ุฐุฑุฉ ุฎูŠุฑุง ูŠุฑู‡
Ruuxiisa wax yaroo qeyra Fala wuu
Arki
ูˆู…ู† ูŠุนู…ู„ ู…ุซู‚ุงู„ ุฐุฑุฉ ุดุฑุง ูŠุฑู‡
Kiisa wax yaroo Shar fala wuu arkiโ˜๐Ÿ˜ฅ Maanta Maxaan Ku Sugan Nahay Ma is Xisaabiney?

Ma ogtahay goortay naftu kaa baxayso ? Ma war baad ka haysaa goortuu wakhtigaagu ku egyahay? Ma sanad , maalin , Todobaad saacad miyaa kuu hadhay? Dhamaan waa maya Waxaan ognahay ma jirto Aad isugu badnaada oo xidhiidhka ilaahay idiinkala dhaxeeya adkeeya dhalinyaro

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

18 Aug, 15:46


Mar kasta oo mugdiga habeenkii uu sii madoobaadaba waxaa loo sii dhawaanayaa iftiinka cad-ceeda waaberiga,

Sida mugdiga habeenkii u dhamaado ama u tago ayaa culeyska iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay u dhamaanayaan ee ha niyad jabin, mar kastana badi baryada Ilaahay (sw)โœ…๐Ÿ”ฅ

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

18 Aug, 06:21


Markii xariirka aad alle laleedahy wanaagsanyahy wax walbo wey kuu wanaagsanaayaaan.
Qof maalinkii macaasi sameynaya hayaraato ama haweynaate ayaa wuxuu leeyahy hapiinkii inaan soo kacaan rabaa asagoo alle kucaasiye maalintii,
Hurdada markee latagto ee uu soo kici waayana wuxuu leeyahy maxaan usoo kici waayay wayoo Saacadda xitaa waan buuxsaday๐Ÿค”
Adigoo malinkii aan alle kaxishon sidee uga mid noqonee kuwa alle lakali noqda hapiinkiiโ‰๏ธ๐Ÿค”
Ilaahey waa qafuuru raxiim e yaan laga qusan raxmdiisa๐Ÿคฒ

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

16 Aug, 03:59


Caqabad kasta oo aad lakulanto waxa ay kuu tilmaameysaa guushaada.
Marwaliba wanaaji niyadaada iskuna day in aad cashar kabarato guuldaradaada.

MAALIN WANAAGSAN ๐Ÿ€๐ŸŒฟ

Murti_dahson ๐Ÿ™๐Ÿ’“

15 Aug, 10:29


Xumaan walbo aad sameyso si walbo aad Rabbi ugu caasido haka quusan naxariista ilaahey istaag weesaqaado kadibna labo rakco duko ilaaheyna danbi dhaaf weydiiso waayo waxaanu nahay bani aadam bani aadankuna wuu qaldamaa.

Nabiga Sallalaahu Caleyhi Wasallam wuxuu yiri:
"ูƒู„ ุจู†ู‰ ุขุฏู… ุฎุทุงุก ุŒ ูˆุฎูŠุฑ ุงู„ุฎุทุงุฆูŠู† ุงู„ุชูˆุงุจูˆู†".
"Bani aadam kasto waa uu gafaa kuwa gafana waxaa ugu kheyr badan kuwa ka towbad keena".

Ilaahey SWT wuxuu ku yiri:
(ุฅู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ุชูˆุงุจูŠู† ูˆูŠุญุจ ุงู„ู…ุชุทู‡ุฑูŠู†)
"Allaah wuu jecelyahy kuwa towbadkeena iyo kuwa is daahiriya".

Marna haka quusan naxariista Alle.
ุฅูู†ู‘ูŽู‡ู ู„ูŽุง ูŠูŽูŠู’ุฃูŽุณู ู…ูู† ุฑู‘ูŽูˆู’ุญู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฅูู„ู‘ูŽุง ุงู„ู’ู‚ูŽูˆู’ู…ู ุงู„ู’ูƒูŽุงููุฑููˆู†ูŽ
Naxariista Alle kama quusto qoom gaala ah mooyee.

Allow nawaafaji hanuun, Naxariistaadana noogu dambi dhaaf nogana xuree Naarta. Aamiin
@Murti_dahson

1,492

subscribers

26

photos

14

videos