Fardawsa Fiican1

@fardawsafiican1


kusoo dhawaaw channel-kan.

● Waxaad ka heli doontaa:
•Qoraallo Dhiiri-galin ah.
•Sheekooyin xikmado leh.
•Wax kasta Oo faa'ido leh.
•NALA JOOG😇
Mahadsanid.♡

Fardawsa Fiican1

22 Oct, 12:27


🪫🎀 💮 🄷🄰🄳🄰 🄽🄰🄶🅄 🅂🄾🄾 🄱🄸🅁 💙🍪 🎀 🐝


        K░O░O░O░X░D░A░  ░H░O░R░S░E░E░D

🚦Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho

mid ka aad ka hesho ku bir🔥

@NolosheydiHore💔😰
🍿Hada ku bir🥀

@DRSASMA1
🍿Hada ku bir🕊🦋

@Kaligariyow 🧠
🍿Hada ku bir🥀

@Waandhumey🕊
🍿Hada ku bir🥀

@Abdullahidhaqane💔💉🦋
🍿Hada ku bir🥀

@fardawsafiican1
🍿Hada ku bir🥀

@SULTHANTYPINGXIKMAD0 🐎
🍿Hada ku bir🥀

@hansidechannel
🍿Hada ku bir🥀

@Hogaanka_nolasha1
🍿Hada ku bir🥀

@OGAANSHO12
🍿Hada ku bir🥀

@Dadweynha
🍿Hada ku bir🥀

@Nafteydagacalo021
🍿Hada ku bir🥀

@dhiiriye
🍿Hada ku bir🥀

@wadnojacayl
🍿Hada ku bir🥀

@Kasdareen12
🍿Hada ku bir🥀

@TALOOYINKANOLOSHA24
🍿Hada ku bir🥀

@sirtagusha021
🍿Hada ku bir🥀

@SYL_MEDIA
🍿Hada ku bir🥀

@MUSHARAXA
🍿Hada ku bir🥀

@HIIL_QARAN_FAMILY
🍿Hada ku bir🥀

@Ilaah_kaliya_lahadal
🍿Hada ku bir🥀

@XasUus_QoR_JecEYl
🍿Hada ku bir🥀

@teamhamiheena
🍿Hada ku bir🥀

@Murti_maal
🍿Hada ku bir🥀

@hoygaxikmada7
🍿Hada ku bir🥀

@faalo_jacayl
🍿Hada ku bir🥀

@Hoygaqoonta
🍿Hada ku bir🥀

@dhiirigelin27
🍿Hada ku bir🥀

@ASTAAN_JACAYL
🍿Hada ku bir🥀

@MASKAX_KAAB1
🍿Hada ku bir🥀

@tixjaceyl
🍿Hada ku bir🥀

@xabsijacayl12
🍿Hada ku bir🥀

@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
🍿Hada ku bir🥀

@Dareenka_Guusha
🍿Hada ku bir🥀

@xidigtiimalayka
🍿Hada ku bir🥀

@DIINTUWAANAFTENA
🍿Hada ku bir🥀

@Balaashaan
🍿Hada ku bir🥀

@Abdirizakthoughts
🍿Hada ku bir🥀

@Cawayskanolosha
🍿Hada ku bir🥀

@halgnka
🍿Hada ku bir🥀

@DAREENQALBI1
🍿Hada ku bir🥀

@qoraalo_dhiiri_galin_ah
🍿Hada ku bir🥀

@DRSFARDOWSA
🍿Hada ku bir🥀

@WadadaToosan
🍿Hada ku bir🥀

@iftiinka_nolosha1 😜
🍿Hada ku bir🥀

@DhirigalintaNafta 🫂🫀
🍿Hada ku bir🐝

                    🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷
            🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳

@DrsAsma1
🍿Hada ku bir🥀

@NolosheydiHore💔😰
🍿Hada ku bir🥀

@Kaligariyow 🧠
🍿Hada ku bir🥀

@Waandhumey🕊
🍿Hada ku bir🥀

@DhirigalintaNafta 🫂🫀
🍿Hada ku bir

@Abdullahidhaqane💔💉🦋
🍿Hada ku bir🥀

      powered By : @DhirigalintaNafta🪫🥀
             
                     ------_---💎----_---💫

      🏅Vip channel @DhirigalintaNafta🥇

              🍿🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳🍟

           https://t.me/DhirigalintaNafta/2046
           
Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah @AbdullahiDhaqane9🕊😳

Fardawsa Fiican1

22 Oct, 09:50


Ha i dooran hadii aadan i daryeelayn😑🖐

Fardawsa Fiican1

22 Oct, 03:07


💫Hadee quruxdu maaha dharka aad xidhan tahay iyo sida jidhkaagu u yaalo

balse quruxdu waa cilmiga aad baratay iyo inta aad akhlaaq ka dhaxashay😚🤞


💬💎Subax san🕊💐

Fardawsa Fiican1

22 Oct, 02:44


💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼
Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿






الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲


( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐 🪴


الحمدُ للهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي وَرَدّ عَلَيَّ رُوحِي وَأَذِنَ لِي بِذِكْرِهِ 🌸🌱

اللهمَّ صلِ عَلَى مُحَمَّد  وَعَلَى آلِ مُحَمَّد، .كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ  وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ، إنَّكَ حَمِيْدٌ   مَجِيْدٌ.

اللهمَّ  بارِك على  محمَّد وعلى آل محمد، كما باركتَ على  إبراهيم وعلى آل إبراهيم،   إنَّك حميدٌ مجيد.🌼🌺 💫

اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ،  🌷🥀🍁

Fardawsa Fiican1

21 Oct, 10:43


qofna ha ka baryin inuu kula hadlo
Ama kuula dhaqmo sida aad rabto

Qofkii aad agtiisa qiimo ka leeday isagaa kugula dhaqmi doona ficilka fiican oo kugula hadli doona hadalka fcn adoon ka dalban💎😍

Fardawsa Fiican1

21 Oct, 04:21


Nasiibku had iyo jeer wuxuu u yimaada kuwa u qosla mustaqbalka wanaagsan ee so socda ee aan ka murugoon mida taagan

Fardawsa Fiican1

20 Oct, 18:58


Niicdiyo maneenada naftaydaay ka waynow_
Nimca iyo naruuriyo nolol raadi sii wacan😍

Fardawsa Fiican1

19 Oct, 18:02


si kastoon u kala raagnay maan ilaawin raadkaaga riyadii qalbiga taalay😍

Fardawsa Fiican1

19 Oct, 04:12


Noloshu waxay na siisaa fariimaha maalin kasta! Jaahil kaliya ayaa iska indha tira
Isagoo u malaynaya inuusan xiisaynaynin mawduuca! Qofkasta oo iska indhatira waxa ay noqon doontaa fariin murugo leh maalin uun

Fardawsa Fiican1

18 Oct, 17:51


💫Hadaad tashan waydo waa laguu talin💐

Fardawsa Fiican1

18 Oct, 06:31


Wali intaaad furtay tellkaaga
Ma aragtay ayagoo dad badan kula soo hadlay💬

Lkn wali adi hal qofoo khaasa sugayso fariintiisa💔
Hadaad qofkaa ka dhex waydo
Waxa kaloo dhan kuuma muuqdaan😑 _cajiib_

Fardawsa Fiican1

17 Oct, 04:09


أكتب لك وصيّة من قلبي، احفظها بقلبك!

كُن لله، واعمل جُهدك دون انتظار أحد، اعتبر أنّك في الميدان وحدك، وخُذ من القرآن زادَك، تَدَبَّر الآيات؛ لا تَمُرّ عليها دون وقفة! اقرأ شيئًا من حديث رسول الله ﷺ رافِقه اليوم تلقاه غدًا، انتبه أن تكون متاحًا لكلّ شيء، اختَر صديقًا، برنامجًا، مسارًا، قرارًا، مشروعًا، اختَر بعد استخارةٍ ودراسةٍ وتأمُّل، ثمّ انظر احتياجك وقدرتك.

استثمر صحّتك، اعتنِ بجسدك، بل دَرّب من اليوم جسدك على الحركة، العمل، الصّيام، الجوع، الرّياضة، الغذاء، النّوم، العفّة والعافية.. درّب قلبك، حُبًّا، صدقًا، إخلاصًا، سِرًّا، يقينًا، إيمانًا، وأمّة، أدرِك أنّك مسؤولٌ عنك، ولن يأخذ بيدك مثل يدك.

اعلَم أنّ وقتك هو عُمرك، وكُلّ دقيقة كفيلة بتغييرك، وكُلّ يومٍ هو جزءٌ من رسالتك! لا تَنسَ أُمّتك، أعطِها روحك، بين دعوةٍ في الظِّلّ وغرسٍ لا يَذبُل، لا تُسقط نفسك لأنّك ضَعُفت، لكلّ واحدٍ قوّته وضعفه، قُم مهما احتضنت الأرض، لا تَنسَ النَّظَرَ إلىٰ السّماء، خُذ من السّجود سِقاء، وأكمِل الطّريق عَلّك ذات يومٍ تَصِل!👇👇👇👇👇

@t.me/abuuyax

Fardawsa Fiican1

16 Oct, 17:06


💫Noloshu jacayl la aanta ayay ku sahlan tahay
Balse waa micno darro💔

Fardawsa Fiican1

16 Oct, 05:00


💫Si kastood u tahay geesi mar hadaan garaadkaagu guullahaa ku barin goorna waxa thy gamiin liita oon guusha garanaynin💔

Fardawsa Fiican1

15 Oct, 13:36


Magacyada alle Micnahooda
Magaca 50aad
اَلْبَاْعِثُ،
أن الله هو باعث النبيين مبشرين ومنذرين
وكذالك هو باعث الموتى من القبور يوم القيامة.
AL-BAACISU waa: Alle waa kan soo saara( soo dira) nabiyada iyagoo dadka u bishaaraynaya una digaya, sidaasoo kale Alle waa kan ka soo saaraya kuwa dhintay qubuurahooda maalinka qiyaame, si loo kala xukumo.

Magaca AL-BAACISU (اَلْبَاْعِثُ)
Kuma soo aroorin quraanka isagoo magac alle ah balse qaab fal(ficil) ah ayuu kusoo arooray quraanka sida
{ هُوَ الَّذِي بَعَثَ فِي الْأُمِّيِّينَ رَسُولًا مِّنْهُمْ يَتْلُو عَلَيْهِمْ آيَاتِهِ وَيُزَكِّيهِمْ وَيُعَلِّمُهُمُ الْكِتَابَ وَالْحِكْمَةَ وَإِن كَانُوا مِن قَبْلُ لَفِي ضَلَالٍ مُّبِينٍ } سورة الجمعة 2.

Fardawsa Fiican1

15 Oct, 13:35


Magacyada alle Micnahooda
Magaca 49aad
اَلْمَجِيْدُ،
أي ذو المجد، والعظمة وكمال السلطان.
AL-MAJIIDU waa: Allaha sharafta,weynida iyo awooda dhammayska tiran iska leh ee boqorka ah.

Magaca AL-MAJIIDU (اَلْمَجِيْدُ)
Waxa uu quraanka ku jiraa 2 jeer oo kaliya waxayna kalayihiin;
1: { قَالُوا أَتَعْجَبِينَ مِنْ أَمْرِ اللَّهِ رَحْمَةُ اللَّهِ وَبَرَكَاتُهُ عَلَيْكُمْ أَهْلَ الْبَيْتِ إِنَّهُ حَمِيدٌ مَجِيدٌ} سورة هود 73
2: { ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ} سورة البروج 15

Fardawsa Fiican1

15 Oct, 04:05


💡Fikirka. Dhibtu waa marka aad u malaynayso in noloshaadu dhammaatay, duniduna ay isu baddashay madaw, sababtuna waa xidhiidh burburay, mawduuc aad ku fashilantay, ama go’aan aad qaadatay oo aad ku guul darraysatay! Noloshaadu way ka badan tahay tijaabada guul-darraystay ee aagga wakhti xaddidan!! Nolosha ha ku eegin isha irbadda, waayo markaad kufto kac si ay wixii hore u soo maray ay u noqdaan xusuus uun. Ilaahay baa mahad leh mar  walba..💫💯

Fardawsa Fiican1

14 Oct, 17:20


💫Dadnimada wanaagsani waa deeq illahay💫

Fardawsa Fiican1

13 Oct, 11:47


Markaad joojiso baacsiga waxyaalaha khaldan, waxaad fursad siinaysaa waxyaalaha saxda ah inaad ku qabato

Fardawsa Fiican1

12 Oct, 04:25


dadaal la'aan guul ma jirto! Beerna ma soo baxdo ilaa marka la beero oo la waraabiyo mooyee ☘️