FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

@fahankanolosha35


Waqtigu cidna ma beddelo..lakin
Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ๐ŸŒน.
FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( ๐Ÿ‘‰ @macruuf1

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 12:26


Jawaabta Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท
Waa Sidii ninkii reer baadiyaha ahaa ee lagu yidhi: ma kacdaa habeenkii?
Ee yidhi: Haa, ilaah baan ku dhaartaye, waxaa lagu yidhi: oo maxaad samaysaa, wuxuu yidhi: waan kaadiyaa oo dib u seexdaa.๐Ÿ˜ณ๐Ÿ™Š๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜•๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 11:11


"U sheega ku wa idindayaca si kas ah, in aysan idin heli doonin xitaa si kadis ah,!!๐Ÿ™‚๐Ÿ˜‡

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 10:10


"Aamusnaantada kam shalayi doontid lakin waxaa imaana doona maalin aad hadalkaaga ka shalaayi doonto,"!!

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 10:07


"Kala badh quruxda insaanku waa carabkiisa, wanajiya hadaladiina,๐Ÿ‘Œ

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 10:06


"Inaad noqoto insaan waa iska basiid lakin rag inaad noqoto waa wax adag'!

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 10:02


"Gadashayda ayey kahadlaan sababtoo ah arinkaa ah iney igadambeyaan aslan๐Ÿ–ค๐Ÿฅธ๐Ÿ˜‡

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 09:55


"Waxaa isoo korisay haweney aanan waxba qorin waxna aqrin lakin waxa ay ibartay madaristu ma awoodaan iney baraan dadka!!

Najiib

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 09:08


Arrimuhu way is beddeli doonaan marka dumarku ku noqdaan sidii ay ahaan jireen:
Waa Ku wa ๐Ÿ‘‰ragga sameeya ee maaha ku wa ragga fidneeya,

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

22 Oct, 08:05


โ€Œ
ู„ุง ุชุญุฒู† ุŒ ุฅู† ุงู„ู„ู‡ ู…ุนู†ุง๐Ÿค๐ŸŒฟ

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

21 Oct, 17:28


"Daciftinimada aadanaha
Ruuxa ugu guxa badan ayaa ugu dacifsan goorta la isi soo doono, intaad caafimaadka qabto barwaqada aad haysato isku day waliba samey inaad ilahay xirir wangsan layelato oo kabadan waajibaadka sunnoyinka badi ducooyinka badi,
Si goortaad daciifto uu kuu kabo degdeg kugu gargaaro,

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

21 Oct, 05:18


Cilmigu waa sidii geed ku dhaqankisuna waa sida miraha geedkaa iyo hadhkisa
Taas oo u dhiganta geed la-aan mira mayimadaan, khayrna maleh geed aan mira iyo har lahayn,๐Ÿ–ค๐Ÿ‘Œ

Cilmi aan lagu dhaqmayn waa geedkaas miraha iyo hadhka aanan lahayn muxuu soo kordhinaya,!?


Iyaas abdu Rahman

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

20 Oct, 12:48


"Wax yaabaha lagu heshiiyo waa in lagu daraa goortii aan isdagaalno aan is dhagaysanno oo meesha aan ka saarno ma rabi warkaaga,"!๐Ÿ‘Œ
Dagaal waxaa sii horiya in aan la isdhagaysanba,:!!!
Waqtiga aad ku bixinayso qofkana inaadan la hadlin waxaa kaga khayr badan daqiiqadda qofku ku raaligalinaayo oo aad ajar helayso,:!!

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒŽ

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

20 Oct, 08:42


Sedeen u xfdiyaa quraanka
: ku celcelin
Sideen u sugaa !?
: j) ku celcelin
Sideen mutqin ku noqon karaa,?
J) Ku celcelin
Sidee aanan u halmaami karin,?
J)Ku celcelin,!
Su-aalahi waa bateen jawabtuna waa mid!!
Ku celcelin ku celcelin ka dambaysa,

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

19 Oct, 13:41


Waxaa jira kuwa ku nool madiina ... iyo kuwa madiina ku nooshahay qalbigooda,.

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

19 Oct, 05:45


Islaamku kala aragti mas-ala waa ka noqon karaa lakin taasi macnahedu maaha cadaw iney isku noqdaan,
Dadbaa mooda qofkii kaa aragti duwanaada inuu walala laba ahaynุŒ
Oo cadawgiisa yahay, waxa ugu xun waa xizbi shegashada iyo her hebel maan lahadlaa!!
Waxaad ku haysato ku kala duwanaada lakin xaqi islaamnimada meesha kama baxaayo xiririn ajibadda dacwada, u kaalmaynta waana sida ugu fudud ee khilaafku Ku dhamaan karo, jaahiliinta lagaray lakin adoo cilmi sheganaya kawrn sida jaahilkii inaad u hadasho, adoon waxba xerin,
Hadda tusale (sufiya) aan masaail ku haysto waa walaalahay ilaa inti (shirki) ku jirta moyee mawliidka haddi aan ka diday oo iri waa bidco macnaheedu maaha inaan iyaga necbahay, cmlkas ayuun baan inkiray,.
Nabiga csws marki uu yiri umaddan waa kala tagee 72 kamida naar bay mudanayaan hal firqaa janada ka galee waa gaalo miyuu yiri mise iyagoo islaama ayey naar mudanayaan,!?
Qof xizbiyeysan iyo qof caadifadaysan waxa uu saxaa waxaa ka badan waxa uu qaldaa,

Wbtfq

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

19 Oct, 04:40


Marka xasustu ay noo qaadato wixii hore, ma dhoola cadeyneynaa sababtoo ah xusuustu waa mid qurux badan mise waan ooynaa sababtoo ah wixii hore soo laaban maayaan?,


FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒŽ

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

18 Oct, 11:23


"Sac iyo dameer caan ah intaad noqon lahayd waxaa laguu qaatay libaax qarsoon rabbigi moye aan cidkale aqoon uga baahnayn inaad noqoto,!๐Ÿ‘Œ๐Ÿ–ค

FAHANKA NOLOSHA ๐ŸŒ๐Ÿ’•

18 Oct, 06:19


Hadiyadda aad siinayso naftaada waa iska cafinta wax kasta,. waayo cuqdad markaad qabto labtaadu ma ficnaanaysa waad gubanaysaa, adoo lagu dhibay baad sii dhibaysaa naftaadii,!

14,150

subscribers

7,145

photos

187

videos