Beta academy (cryptocurrency)

@betaacademyofficial


Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa.
Ka baro crypto: Betaacademy.tech

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:25


Downtrendkii aynu ku jirney bilihii la soo dhaafay waa uu dhamaaday kadib markii candlekii asbuuclaha ahaa uu ku dhamaaday meel ka korraysa channelkii lagu jirey. Hada waxaan filaynaa in retest lagu sameeyo korna looga sii socdo.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:21


Haddii ay kulmaan iyadoo laga baxay aaggaas, doorashadii maraykanku ay dhacdo oo uu soo baxo Trump, ETFyadu ay sidaas u sii iibsadaan number badan, taariikh ahaan ay xiligan la joogo tahay markii la arki jirey bull marketka xoogiisa. Intaas markii ay kulmaan waa inaad lacag samaysaa!

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:21


Waxay u muuqataa in aaggii ahaa resistanceka ugu xoogan si sahlan lagu dhaafi doono.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:21


Shalay ETF-yadu waxay iibsadeen in ka badan $470M Bitcoin u dhiganta.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:19


marka chart bille ah lagu fiiriyo sidan ayey u egtahay Bitcoin. soo uma eka in uu mar horaba bilowday Trend kor ah?

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:17


ETF-yada 3dii maalmood ee la soo dhaafay waxaa soo gashay $1.43B

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:17


😁 doorashadii waa la kala tagay.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:17


Bitcoin! waxay joogtaa aag muhiim ah isha ku hay. laga yaabee inay tahay halkii ay ka jabin lahayd.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:17


Hadii aad trader tahay dhacdadan sidee u maarayn lahayd? Sababta ugu weyn ee Betaacademy aysan trading awooda u saarin waa sidan. Tradingku waa ila meerayso.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:16


Bankiga standard chartered wuxuu sheegay in laga yaabo in Bitcoin ay yeelato ATH cusub doorashada ka hor.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:16


waxay u muuqataa in channelkii waqtiga dheer hoos iyo kor inoo waday inaan ka bixi doonno. isha ku hay. hadii ay Bitcoin jabiso channelkaas coinanka kalana way daba ordayaan. bitcoin waa indicatorkeena ugu weyn.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:16


world liberty financial review

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:16


tokenka ay iibinayaan teamka donal trump halkan kala soco http://worldlibertyfinancial.com . waxaad ku xiraysaa wallet web3 ah (metamask) kadib waxaad samaynaysaa KYC verification. waxaa ka harsan 4 saac.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:15


Soo ma cadda!

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:14


retail investors (dadka aan jeebka weynayn) danayntooda Bitcoin aad ayey u yaraanaysay bilihii la soo dhaafay, waxayna lid isku yihiin kuwa dhaqaalaha badan haysta. kaasi waa kala duwanaanshaha maanka (different mindset) waana sababta ay u kala dhaqaale badan yihiin labadaas kooxood.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:14


ETF-yada Hong Kong ilaa waagii la ansixiyey waxay gadanayeen in ka yar $300M.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:14


Whales (jeebyoweyntu) waxay Bitcoin u gadanayaan si aan horay loo arag.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:12


Popcat ATH cusub $1.5 iyo $1.5B MC.

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:12


Sui waxay yeelatay ATH cusub $2.24

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:12


https://www.facebook.com/share/v/8ekQo8d2prfUt3zk/?mibextid=WC7FNe

Musiibada Ay Keeni Karto Bombada Nuclearka

Beta academy (cryptocurrency)

21 Jan, 00:11


Memeka kaliya ee ku dhisan networkga Bitcoin ee DOG. Coinanka kale correctionka ayey ka soo noqon la’yihiin lakin isagu xoog badan ayuu la yimid.