English

@baroenglish1


Waxaa ka helaysaa books English qof walbo oo rabo inuu luqada bato way anfici doonaan i.a

English

21 Oct, 04:58


https://vm.tiktok.com/ZMhaDXCyD/

English

20 Oct, 06:58


Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/CypqC9cDPbK0qWlkoYXipx

English

17 Oct, 15:38


Waxaan rajeynayaa inaad cafimad khabtan


Casharada aan ku qaadano telegram ka hakad ayaa ku yimid waxaana jirto cilad farsamo oo dhacday waxaan rejeynayaa inaa ka gudbi doono i.a

Casharada aan hada soo dhigo tiktok waa kuwii hore ee biloowga ahaa oo aan horey usoo dhigi jirey telegram marka asxabta kala socda casharadii hore tiktok

Xataa hadii ay kugu adagtahy inaa follow dhahdid iyo love saartid daawo kadibna ka tag wax lee ka faaideyso


I.a cilada jirto hadii aan hagajiyo toos ayee cashiradeena usocon doonaan

Waxaana rajeynayaa i.a sida aa casharada idin siin jirey si ka fiican oo ka qurux badan oo ka hormarsan ayaa idin siin doonaa i.a

Xasuus noow markasta casharada waa lacag la,aan i.a

English

12 Oct, 06:49


Ma aqaan inaad maqashaan codka iyo inkale lkn sakay cilad dhanka farsamada ah ayaa dhanday

English

12 Oct, 04:30


Professions  xirfadaha

Subax wanagsan arday waa kheybti 51wad ee erayada





1 Accountant = {akontanti} = [Xisaabiye]





2 Astronaut = {astaranot} = [Cirbixiyeenka]




3 Author = {uTha} = [qoraa]




4 Detective = {ditektif} = [Baaraha]




5 Fisherman = {fishaman} = [Kalluumeysatada]





6 Garbage collector = {gabej-kalekta} = [Qashin aruuriyaha]




7 Inspector = {inspekta} = [Kormeere]




8 Translator = {taranislayt} [turjun]




9 Actor = {akta} [Jilaa]




10 Actress = {aktras} = [jilaayad]





11 Jeweler = {juwila} [dahablaha]




12 Lowyer = {loya} = [Qareen]



13 Manager = {manija} = [Maareeyaha
]



@BaroEnglish1


🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

English

09 Oct, 05:31


Lesson Twenty ONe:

Casharka kow iyo labaatanaad:


Dialogue ,

Wadahadal


Subax wanagsan arday



A (s) You are so sad today what is up?

(S) Aad baad u murugaysan tahay maanta maxaa jira?



(J) Nothing is up i am rather worried

(J) Waxba ma jiraan waan  walwalsanahay





B (s) What are you worried about ?

(S) Maxaad ka welwelsan tahay?



(J) I am worried about my education

(J) Waxaan ka walwalsanahay waxbarashadayda


(J)To worry about the education is good

(W) In laga walwalo waxbarashada waa wanaagsan tahay


(W) My problem is i don't understand the lesson well

(W) Dhibkaygu waa si fiican uma fahmi casharka





A (s) Isn't your teacher good ?

(S) miyaanu macalinkaagu fiicnayn?



(J) Yes, he is very good teacher but he puts pressure on me,

(J) Haa, waa macalin aad u wanagsan laakiin cadaadis buu i saaray.





B (s) What is better than putting  a pressure on you ?

(S) Maxaa ka wanaagsan in cadaadis lagu saaro



(J)  I am not used to such pressure like this


(J) Uma baran cadaadiska noocaas ah



@BaroEnglish1


🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

English

08 Oct, 04:48


Diseases 

Cudurada


Subax wanagsan arday waa khaybtii erayada ee 50 kontanad



1 Jaundice = {jondas} = [cagaarshow]




2 Malaria = {maleri a} = [Duumada]




3 Indigestion = {indajasshan} = [Dheefshiidka]





4 Typhoid = {tayfod} = [Tiifowga]




5 Constipation = {konastapashan} = [Calool istaagid]




6 Rebies = {reybis} = [cuncun]




7 Ulcer = {alsa} = [boog]





8  backache = {bakek} = [dhabar xanuun]




9 Migraine = {may-gren} = [goonjab]




10 Coma = {koma} = [miyir-beel]




11 Tetanus = {tetnas} = [Teetano]




12 Tuberculosis = {toobaklosis} [Qaaxada
]


@BaroEnglish1


🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

English

07 Oct, 07:27


Fikirkaaga waa muhiim


whatsapp ayaa sameeyay waxaana u sameeyay ardayda in lakala qaado yacni in laga dhigo labo qayb


Qaybta 1 waad dadka heli kara fursadaha shanta maalin in casharada loo siiyo qaab online ah oo whatspp ka ah ardayga waxuu soo xadirayaa tusaale 8:00 waxa uuna maalinti ku leeyahay 1 saac 9:00 saac ayuu callka ka dagayaa


Halka qayta 2 labaad loodiyaarinayo cashar maqal iyo muqaal ah waqti oo fursad helo ayuuna casharkiisa qaadanayaa


Adiga lawadaan midee jeceshahy?

English

07 Oct, 06:14


Lesson Twenty :

Casharkii Labaatanaad:

Subax wanagsan arday


Dialogue  Wadahadal




1 What would you like to be in the furute?

Maxaad jeclaan lahayd inaad mustaqbalka noqoto?




I would like to be a doctor

Waxaan jeclaan lahaa inaan noqdo dhakhtar



2 What is the doctor different from other people?

Muxuu dhakhtarku kaga duwan yahay dadka kale?



Doctor is noble member of the society

Dhakhtarku waa xubin sharaf leh oo bulshada ka mid ah


3 If you become  a doctor what will you do for your people?

Hadii aad dhakhtar noqoto maxaad dadkaaga u qabanaysaa?





I will do for my people whatever i am able, i will never commit injustice

Waxaan dadkayga u samayn doonaa wax alla wixii aan awoodo, oo weligay dulmi ma samayn doono



@BaroEnglish1



🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

English

07 Oct, 05:11


Casharka saakay whatsapp ayaa soo dhigay hala aado

English

06 Oct, 06:40


Occupation part one


Qaybta koowaad ee shaqada



Subax wanagsan arday waa qaybtii 49 afartan iyo sagalaad ee erayada





1 Merchant = {maajant} = [baayacmushtar]


2 Hawker = {hoka} = [garab-rarato]




3 Broker = {baroka} = [dilaal]





4 Cook = {kook} = [kariye]





5 Cook -assistant = {kook-asistanti} =[Kariye -caawiye]





6 Waiter = {wayta } = [Kabalyeeri]




7 Busy = {bizi} = [mashquul]





8 Driver = {drayfa} = [Darawal]




9 Captain = {kaptan} =[Kabtanka]




10 Steward = {istiwad} = [wakiil]




11 Pilot = {paylot} = [Duuliyaha]





12Welder = {welda} = [alxanka]





13 Electrician = {alektarishan} = [Koronto yaqaan]





14 Optician = {opteshan} = [Dhakhtarka indhaha]




@BaroEnglish1



🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

English

29 Sep, 07:25


About tea

Ku saabsan shaaha




Subax wanagsan arday waa khaybtii 48 ad  ee erayada








1 Sugar =   [shooga]  =  [Sonkor]




2 Tea leaves =  [tii-liifis]  = [caleenta shaaha]




3 Ginger = [jinja] = [Sinjibiisha]




4 Cinnamon = [sinaman] = [Qarfe]




5 Cardamom = [kadaman] = [heelka]



6 Nutmeg  = [notmag]  =  [joos]




7 Clove  = [Kalof] = [dhego yar
e]



@BaroEnglish1



🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

English

28 Sep, 05:01


Lesson Nineteen:

Casharka Sagaal iyo Tobnaad:


Dialogue    Wadahadal



1 sual What do you see with?

Maxaad wax  ku aragtaa?


Jawab I see with my eyes,

Indhahayga ayaan wax ku arkaa,


2 sual What do you eat with?

Maxaad wax  ku cuntaa?

Jawab I eat with my mouth,

Waxaan wax ku cunaa afkayga,


3 sual What do you hear with ?

Maxaad wax ku maqashaa?


JWab  I hear with my ears,

Waxaan wax ku maqlaa dhegahayga,



4 sual What do you smell with?

Maxaad wax  ku urisaa?


Jawab  I smell with my nose,

Sankayga ayaan wax ku uriyaa


5 suAl  What do you taste with ?

maxaad wax ku dhadhamisaa ?

Jawab  I taste with my tongue,

Waxaan wax ku dhadhamiyaa carrabkayga


6 sual What do you chew with ?

maxaad wax ku ruugtaa ?

Jawab  I chew with my molars,

Waxaan wax ku ruugaa gowsahayga,


7 sual What do you do with?

Maxaad wax ku qabataa?

Jawab  I do with my hands,

Waxaan wax ku sameeyaa gacmahayga,



8 sual What do you walk with?

maxaad ku socotaa?

Jawab  I walk with my legs,

Lugahayga ayaan ku socdaa,


9 sual What do you bite with ?

maxaad wax ku qaniintaa ?


Jawab  I bite with my teeth,

Ilkahayga ayaan wax ku qaniinaa



@BaroEnglish1


🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

English

27 Sep, 13:23


Waa beec channel telegarm maraayo 2.2k qofkii u baahan channel kaan qiimahiisu wuu jaban yahay waxa uuna ku jiraa kooxda Al RAXMA

QOFKA rabo igala sooxariir
👇                     👇


@suhaybm24