أميرة بنفسها👸🥰

@amiratu_binafsiha


Aqoonta inta aYnu ka adeGsano aYunba ah inta Garadkena ku talalan ee aYnu haYno.! Halkan uGu imaw Qoralo Qalpigaga farxad Geliya io sawiro indhahaGa soo jita.

@Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️

أميرة بنفسها👸🥰

22 Oct, 12:35


Wixii ugu wngsanaa ee aan aqriyo

Hadii aad caruurtada siiso keydadka aduunka oo dhan waa ay kaa carari doonan maalinta qiyaamo, lkn hadii aad Barto quraanka waa ay ku raadin doonan si ay kugu xiraan adiga iyo xaaskaga taajka xurmada (تاج الوقار)...

أميرة بنفسها👸🥰

22 Oct, 12:32


*⏎من أجمل مَ قࢪأت🥹💙𖥨*

> لو أنفقت علۍٰ أولادڪ ڪنوز الدنيا سيفࢪون منڪ يوم القيامه ، لڪن لو علمتهم القࢪآن سيبحثون عنڪ ليلبسوڪ انتَ وزوجتڪ تاج الوقاࢪ

أميرة بنفسها👸🥰

21 Oct, 16:49


Hadaad faraska inuu weyn yhy iyo wehel dad moodeyso...😢

أميرة بنفسها👸🥰

21 Oct, 08:48


Ani jaceyl maba wadi karo waayo wan hurdo jeclahay, jaceelkuna wxu u bahanyhy dhafar iyo been..🤣🤣


Qof sideyda oo kle meeshan miyuu ila jooga talow🤔🤔

أميرة بنفسها👸🥰

19 Oct, 11:06


🌸 Ma jirto gabar guur ka daahday ee waxa jirta gabar uu illaahay ka ilaalinaayo inay guursato nin aan u qalmin🥺

🌸Ma jirto guumeys wax la yiraahdo ee waxaa jirta boqorad kala baratey ragga welina aanan arag boqoraddaa boqorkii u qalmey🥹

🌸Boqoradaay marna yaanan lagugu harowsan ( Guumeys ) waa erey ay ku soo xaragelin rabaan raga dumarka si ay deg deg u hantiyaan balse waxaysan ogeen boqoradda ciyaar ciyaar inaanan lagu hantineyn😉.

🌸 Kani waa erey kamid ah ereyada ay munaafiqiinta kudhahaan gabdheheena, jawaabtaan siya kuwaas
Dhemanku waa Qali Aan dhayal lagu helin Adiguna ogow Waad kasii qalisan Tahaye💎🩷

@Amiratu_binafsiha

أميرة بنفسها👸🥰

19 Oct, 10:57


Iyada oo meelkasta kaa xanibtay(Block) ayey rejo wayn ka qabtaa in aad meelo kale kasoo raadiso walibana aad u sheegto in aad u xiistay kana xun tahay wixii dhacay.

Dumarku waa jaamacad.


@Amiratu_binafsiha

أميرة بنفسها👸🥰

19 Oct, 05:58


يوما ما مع الرجل الذي أحبه 💍
Oneday with the man I love ♡

أميرة بنفسها👸🥰

15 Oct, 22:14


Cibaadooyinku maha kuwa culus laakiin qalbiyadii markey dunuubtii ka bateen bey cusleesteen (cibaadooyinka sameyntooda)..

Illahay danbi dhaaf weydiista....

@Amiratu_binafsiha

أميرة بنفسها👸🥰

15 Oct, 22:08


العبادات.... ليست ثقيلة ولكن القُلوب حين خَربتها الذنوب.. أثقلتها.

- إستغفروا الله.....

أميرة بنفسها👸🥰

15 Oct, 07:38


أَوَلَمْ نُعَمِّرْكُمْ ما يَتَذَكَّرُ فِيهِ مَنْ تَذَكَّرَ وَجَائَكُمُ النَّذٍير😭😭

أميرة بنفسها👸🥰

13 Oct, 17:00


Waxa ay dunida kaa xumeyso waxaa uun kuu xagaajin kara hal sujuud ood Alle kula sheekeysato waliba si yaqiin ah....

أميرة بنفسها👸🥰

16 Sep, 16:54


Daryeel iyo jaceel siiya kuwa aad jeceshihiin inta ay nool yihiin...

أميرة بنفسها👸🥰

16 Sep, 16:54


•••
وما الحب إلا ..

لمن أتوا البيوت من أبوابها
فـ أعزوا مقامنا ،
فـ أعززنا مقامهم بـ قبول ولين ..🌷🌱

أميرة بنفسها👸🥰

08 Sep, 18:17


Maskaxdu meel fog bey ka eegtaa halka qalpigu rapitaankisa uun ka fikiro...

@Amiratu_binafsiha

أميرة بنفسها👸🥰

31 Aug, 20:33


"Laba qof kaliya ayaa ku fahmi doona

"Mid ka mid ah ayaa xaaladdaada soo maray, kan kalena aad ayuu kuu jecel yahay."🫶🏾💓

أميرة بنفسها👸🥰

31 Aug, 09:04


*Istiqfaarta badi, waxay jilcisaa qalbiga waxayna kuu dhaweenaysaa alle* 🤎📿❤️

أميرة بنفسها👸🥰

22 Aug, 11:16


jeeb madhan
iyo qalbi dhaawacan intuba waxay awoodaan in ay ku baraan casharka nolosha ugu fiicn

أميرة بنفسها👸🥰

11 Aug, 13:38


Iska jir dadka aan lahayn hiil aan illahay swt ahayn, hubkooduna uu yahay ducada...